Somali Future Sports

Somali Future Sports (Natiijada ciyaaraha iyo Wararka Suuqa kala iibsiga intaba kala soco Page-keena. Follow dheh hada.) Mahadsanid.โšฝ๏ธโšฝ๏ธ๐Ÿ†๐Ÿ† 100k......

๐Ÿšจ ๐๐‘๐„๐€๐Š๐ˆ๐๐†: Michael Oliver ayaa dhex dhexaadin doona kulanka axada ee Manchester derby oo ka dhici doonta garoonka Old T...
08/09/2026

๐Ÿšจ ๐๐‘๐„๐€๐Š๐ˆ๐๐†: Michael Oliver ayaa dhex dhexaadin doona kulanka axada ee Manchester derby oo ka dhici doonta garoonka Old Trafford! ๐ŸŸ๏ธ๐Ÿคตโ€โ™‚๏ธ

๐Ÿ”ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ช Andoni Iraola oo ka hadlaya Alexander Isak ayaa sheegay in Isak uu yahay ciyaaryahan muhiim u ah kooxda, weliba uu s...
08/09/2026

๐Ÿ”ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ช Andoni Iraola oo ka hadlaya Alexander Isak ayaa sheegay in Isak uu yahay ciyaaryahan muhiim u ah kooxda, weliba uu siin doono goolal badan. ๐Ÿ˜ฎโ€๐Ÿ’จโœจ

๐Ÿ“Š Goolkii uu ka dhaliyey Coventry, Erling Haaland hada waxa uu gool ka dhaliyey ๐Ÿ๐Ÿ’ ka mid ah 25 kooxood oo uu kaga hor y...
08/09/2026

๐Ÿ“Š Goolkii uu ka dhaliyey Coventry, Erling Haaland hada waxa uu gool ka dhaliyey ๐Ÿ๐Ÿ’ ka mid ah 25 kooxood oo uu kaga hor yimid horyaalka Premier League.โœ…

๐Ÿšจ Cody Gakpo iyo season-ka ugu horeeya.โšฝ 1 goal๐Ÿ…ฐ๏ธ 3 assists
08/09/2026

๐Ÿšจ Cody Gakpo iyo season-ka ugu horeeya.

โšฝ 1 goal

๐Ÿ…ฐ๏ธ 3 assists

๐Ÿšจ๐Ÿฉต Iliman Ndiaye oo ka hadlaya kulankiisi ugu horeeyey ee kooxda Man City ayaa sheegay in uu ka helay u ciyaaridda kooxd...
08/09/2026

๐Ÿšจ๐Ÿฉต Iliman Ndiaye oo ka hadlaya kulankiisi ugu horeeyey ee kooxda Man City ayaa sheegay in uu ka helay u ciyaaridda kooxdan iyo in uu hada joogo heerki uu doonayey.

"Weli ma aysan dhamaan. Waxaan doonayaa wax badan in aan kula guuleysto kooxdan. Taasi waa sababta aan halkan u imidโ€ ๐Ÿ†โœจ

๐Ÿšจ Ronald Araujo waxa uu sameeyay bandhig wanaagsan kulankii Ipswich isagoo difaacasho badan sameeyey.
07/09/2026

๐Ÿšจ Ronald Araujo waxa uu sameeyay bandhig wanaagsan kulankii Ipswich isagoo difaacasho badan sameeyey.

๐Ÿšจ Flick ayaa sheegay in Raphinha uu si fiican ugu ciyaarayo booska weerarka.๐Ÿ’ฏ"Waxa uu sameynayaa dhaqdhaqaaq badan sidi ...
07/09/2026

๐Ÿšจ Flick ayaa sheegay in Raphinha uu si fiican ugu ciyaarayo booska weerarka.๐Ÿ’ฏ

"Waxa uu sameynayaa dhaqdhaqaaq badan sidi uu sameyn jiray marki uu garabka ka ciyaari jiray". ๐Ÿ”

๐Ÿšจ Andoni Iraola oo ka hadlaya Bradley Barcola ayaa sheegay in Bradley uusan daqiiqado badan ciyaarin tan iyo koobkii adu...
07/09/2026

๐Ÿšจ Andoni Iraola oo ka hadlaya Bradley Barcola ayaa sheegay in Bradley uusan daqiiqado badan ciyaarin tan iyo koobkii aduunka..." โŒ๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท

"Waa in aan ka taxadarnaa, balse si wanaagsan ayuu tababarka u qaadanayaa". ๐Ÿ‘Œ๐Ÿป

๐Ÿšจ Hansi Flick ayaa sheegay in uu aad uga helay qaabka uu Gabriel Jesus ugu soo biiray kooxda  iyo waxa uu ka arkay. ๐Ÿ‘๐Ÿป๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ท...
07/09/2026

๐Ÿšจ Hansi Flick ayaa sheegay in uu aad uga helay qaabka uu Gabriel Jesus ugu soo biiray kooxda iyo waxa uu ka arkay. ๐Ÿ‘๐Ÿป๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ท

"Aad ayuu u dagan yahay"๐Ÿง˜๐Ÿปโ€โ™‚๏ธโšฝ

๐Ÿšจ๐ŸŽ™๏ธ Enzo Maresca oo ka hadlaya Anderson ayaa yiri "Xaqiiqdii aad ayuu ii cajab galiyey!โ€ ๐Ÿ‘๐ŸปโœจWaxa ugu wanaagsan ee aan ka...
07/09/2026

๐Ÿšจ๐ŸŽ™๏ธ Enzo Maresca oo ka hadlaya Anderson ayaa yiri "Xaqiiqdii aad ayuu ii cajab galiyey!โ€ ๐Ÿ‘๐Ÿปโœจ

Waxa ugu wanaagsan ee aan ka dhihi karo Elliot ayaa ah in maalinba maalinta ka dambeysa uu iweydiinayo sida uu wax u baran lahaaโ€.๐Ÿด๓ ง๓ ข๓ ฅ๓ ฎ๓ ง๓ ฟ๐Ÿ“ˆ

Address

Nairobi
254705372289

Telephone

+252617839359

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Future Sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Future Sports:

Shortcuts

Share