31/12/2025
Dhammaanteen horay ayaan u aragnay dabaal-deggaas caanka ah. ๐ฅน
Gabriel Jesus ayaa sameeyay dabaal-degga caanka ah ee Ricardo Kakรก, isagoo muujiyay funaanadda ay ku qoran tahay
โ๐๐ง๐ข๐ ๐ฎ ๐๐๐ ๐๐๐๐ก๐๐ฒ ๐๐ข๐ฌ๐โ, kadib markii uu dhaliyay goolka kulankii 4-0 ay kaga badiyeen Aston Villa.