
30/01/2025
Dadka Ceerigaabo degan ee reer Puntland iyo
Somaliland waa inay dhowraan heshiisyadii lawada galay ee lagu wada noolaa, iyadoo aan la isku xad gubayn waa in lawada noolaada, Somaliland waa inay dib ufiirisaa arrinta Ceerigaabo; Anagu waxaan diyaar unahay wax walboo nabad lagu helayo, hal cadaw ayaan leenahay waana Argagixiso.