Risaala Media Corporation

Risaala Media Corporation Risaala Media Corporation RMC, are a private media and communication company that operates in Somalia

26/07/2025

Warka 24 Saac Risaala Media Corporation 26-07-2025

26/07/2025

Guddiga Farsamada DFS ee maamul u sameynta SSC-Khaatumo oo shaaciyay waqtiga Maamulka cusub yeelan doono Magac lagu heshiiyay, Calanka iyo Dastuur

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa waxaa uu gaaray dalka Jabuuti, waxaa uuna ha...
26/07/2025

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa waxaa uu gaaray dalka Jabuuti, waxaa uuna halkaasi kula kulmi doonaa Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.

𝐔𝐑𝐔𝐑𝐊𝐀 𝐃𝐈𝐘𝐀𝐀𝐑𝐀𝐃𝐀𝐇𝐀 𝐒𝐎𝐎𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐘𝐄𝐄𝐃 𝐎𝐎 𝐁𝐄𝐄𝐍𝐈𝐘𝐀𝐘 𝐖𝐀𝐑𝐐𝐀𝐃 𝐋𝐀𝐆𝐔 𝐅𝐀𝐀𝐅𝐈𝐘𝐀𝐘 𝐁𝐀𝐑𝐀𝐇𝐀 𝐁𝐔𝐋𝐒𝐇𝐀𝐃𝐀.
26/07/2025

𝐔𝐑𝐔𝐑𝐊𝐀 𝐃𝐈𝐘𝐀𝐀𝐑𝐀𝐃𝐀𝐇𝐀 𝐒𝐎𝐎𝐌𝐀𝐀𝐋𝐈𝐘𝐄𝐄𝐃 𝐎𝐎 𝐁𝐄𝐄𝐍𝐈𝐘𝐀𝐘 𝐖𝐀𝐑𝐐𝐀𝐃 𝐋𝐀𝐆𝐔 𝐅𝐀𝐀𝐅𝐈𝐘𝐀𝐘 𝐁𝐀𝐑𝐀𝐇𝐀 𝐁𝐔𝐋𝐒𝐇𝐀𝐃𝐀.

26/07/2025

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo sheegay in diiwaan gelinta dadweynaha ay si fiican ugu socoto Dhuusamareeb

WASIIR FIQI: "Waa ceeb in Bulshada Soomaaliyeed lala hor yimaado in Markab Badda socda la qabsado oo haddana qaniimo lag...
26/07/2025

WASIIR FIQI: "Waa ceeb in Bulshada Soomaaliyeed lala hor yimaado in Markab Badda socda la qabsado oo haddana qaniimo lagu tilmaamo"

26/07/2025

Sheekh Shariif oo Dowlada ku eedeeyey in ay ku duushay Jubaland

26/07/2025

AUSSOM oo war ka soo saartay dagaalkii ka dhacay deegaanka Sabiid.

25/07/2025

Warka 24 Saac Risaala Media Corporation 25-07-2025

Xisbiga Himilo Qaran oo Cambaareeyey Xiisada Dagaal ee ka tagaan gobolka Gedo
25/07/2025

Xisbiga Himilo Qaran oo Cambaareeyey Xiisada Dagaal ee ka tagaan gobolka Gedo

𝐌𝐚𝐚𝐦𝐮𝐥𝐤𝐚 𝐉𝐮𝐛𝐚𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐖𝐚𝐫 𝐤𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐠𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐜𝐚𝐲 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐆𝐞𝐝𝐨.
25/07/2025

𝐌𝐚𝐚𝐦𝐮𝐥𝐤𝐚 𝐉𝐮𝐛𝐚𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐖𝐚𝐫 𝐤𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐠𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐜𝐚𝐲 𝐆𝐨𝐛𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐆𝐞𝐝𝐨.

Address

Muqdishow

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Risaala Media Corporation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Risaala Media Corporation:

Share