Xasaasi Tv

Xasaasi Tv . Follow, like, Share and Comment reporter and producer TVS

07/11/2024

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada JSL

07/11/2024

Maayar Mooge iyo Oodweyne

12/10/2024
Shinbirkan magaciisa sheeg. Maxaa looga yaqaan deegaankaaga?.
21/05/2024

Shinbirkan magaciisa sheeg. Maxaa looga yaqaan deegaankaaga?.

Gudoomiyihii h**e ee Gobolka Daad-madheedh Maxamed Diiriye Xayd ayaa Hambalyo udiray Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Daadma...
20/03/2024

Gudoomiyihii h**e ee Gobolka Daad-madheedh Maxamed Diiriye Xayd ayaa Hambalyo udiray Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Daadmadheedh dhowaan Madaxwetnaha Qaranku u magcaabay.

"Waxan hanbalyo iyo duco udiraya Gudoomiyaha cusub ee Gobolka daadmadheedh ee madaxweynaha qaranku magacaabay Gobolka Cabdirixiin Muxumed Axmed, ilaahay waxaan uga baryayaa inuu xilkaas ufududeeyo, dadweynaha waxaan ka codsanaya in ey la shaqeeyan isna garab taagaan".

mahadsanidin

Ex Gudoomiye Maxamed diiriye xayd

Hanbalyo Hanbalyo Dr Abdirahiim Mohomad  Gudoomiyaha cusub  Gobolka Daad-madheedh. Masuul Alle hakugu asturo xilkaa lagu...
19/03/2024

Hanbalyo Hanbalyo Dr Abdirahiim Mohomad Gudoomiyaha cusub Gobolka Daad-madheedh.
Masuul Alle hakugu asturo xilkaa laguu igmaday

Fursadan Dahabiga ah waxay ku socotaa si xawli ah ee yeysan ku dhaafinπŸ„β€β™‚οΈπŸ„β€β™‚οΈπŸ„β€β™‚οΈπŸ„β€β™‚οΈπŸ„β€β™‚οΈπŸ„β€β™‚οΈπŸ„β€β™‚οΈ*Live Good*Waxaa jira ...
16/03/2024

Fursadan Dahabiga ah waxay ku socotaa si xawli ah ee yeysan ku dhaafin
πŸ„β€β™‚οΈπŸ„β€β™‚οΈπŸ„β€β™‚οΈπŸ„β€β™‚οΈπŸ„β€β™‚οΈπŸ„β€β™‚οΈπŸ„β€β™‚οΈ

*Live Good*

Waxaa jira 7 qaab oo lacag looga sameyn karo LIVEGOOD

1. Fast Start / Referral Bonus
2. Matrix Commissions
3. Matching Bonus
4. Retail Commissions
5. Customer Acquisition Bonus
6. Influencer Bonus
7. Diamond & Crown Diamond - Pool

Link iska diwaan geli

https://www.LiveGoodTour.com/muuse04

πŸ„β€β™‚οΈπŸ„β€β™‚οΈπŸ„β€β™‚οΈπŸ„β€β™‚οΈπŸ„β€β™‚οΈπŸ„β€β™‚οΈ

Ka faaideyso fursadaan dahabigaa hadii aad caawinaad u bahan tahay igala soo xidhiidh *Whats app kan wa.me/+252634484405

*Mahadsanid*

Hanbalyo Hanbalyo sxbkay  Haaji Ahmed Gaheir oo loo magcaabay isuduwaha Wasaaradda Ciyaaraha Gobolka Daad-madheedh  sxb ...
12/03/2024

Hanbalyo Hanbalyo sxbkay Haaji Ahmed Gaheir oo loo magcaabay isuduwaha Wasaaradda Ciyaaraha Gobolka Daad-madheedh sxb alle hakugu asturo xilkaa laguu magcaabay.

Ramadaan kariimWasaaradda diinta iyo awqaafta JSL ayaa hadda ku dhawaaqday inay berri Ramadaan tahay .Ilaahay khayrkeeda...
10/03/2024

Ramadaan kariim

Wasaaradda diinta iyo awqaafta JSL ayaa hadda ku dhawaaqday inay berri Ramadaan tahay .
Ilaahay khayrkeeda hayna siiyo.

Hanbalyo Hanbalyo Wasiirka Wasaaradda Kaluumaysiga iyo horumarinta xeebaha Wasiir Maxamuud Warsame Jaamac
10/03/2024

Hanbalyo Hanbalyo Wasiirka Wasaaradda Kaluumaysiga iyo horumarinta xeebaha Wasiir Maxamuud Warsame Jaamac

Address

Oodweyne
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xasaasi Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category