Karkaar media

Karkaar media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Karkaar media, Media/News Company, Meel kasta, Qandala.

03/03/2026

Talabiib oo ay si fiican saacado kahor isku arkeen gantaalada Iran ee loo yaqaan 'Cluster Warhead Missiles'

> karkaar Media

Soomaaliya oo Hoggaanka Golaha Ammaanka Q.M. la Wareegtay: Safiir Abuubakar Baale oo Ka Hadlay Ajandaha, iyo Mowqifka Mi...
03/01/2026

Soomaaliya oo Hoggaanka Golaha Ammaanka Q.M. la Wareegtay: Safiir Abuubakar Baale oo Ka Hadlay Ajandaha, iyo Mowqifka Midnimada Dalka

Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa mar kale xaqiijiyay taageeradiisa buuxda ee aan leexleexadka lahayn ee Soomaaliya, isago...
03/01/2026

Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa mar kale xaqiijiyay taageeradiisa buuxda ee aan leexleexadka lahayn ee Soomaaliya, isagoo carrabka ku adkeeyay xaqa aan laga qaadi karin ee ay dalka u leedahay ilaalinta midnimadiisa qaran, madax-bannaanidiisa iyo wadajirka dhuleed.

30/12/2025

"Aqoonsiga Somaliland waa sharci darro. Soomaaliya anaga ayaa la jirna oo garab taagan. Difaaca midnimada Soomaaliya waa go’aan adag oo Turkigu ka go’an yahay. Aqoonsiga uu ku dhawaaqay Netanyahu ma shaqeynayo, mana beddelayo xaqiiqda dhabta ah ee ku saabsan midnimada dhulka Soomaaliyeed.”

Sidaas waxaa Yuri Madaxweyne Erdogan oo uu garab taagan yahay Madaxweyne Xasan Sheekh.

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay waxay ku mahadsan yihiin in ay si aan kala har lahayn u garab istaageen dawladda So...
30/12/2025

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay waxay ku mahadsan yihiin in ay si aan kala har lahayn u garab istaageen dawladda Soomaaliya Kana horyimaadeen ictiraafkii Zoomka.

Aduunka waxaa u yaalla xeerar iyo dhaqan la wada degsaday, kaasoo ay saldhig u tahay qaramada midoobay iyo axdigeedu, caalamkuna kuma shaqeeyo caadifad iyo dhalanteed.

Horjoogayaasha Mashruuca Gooni-goosadka ee Hargaysa waa in ay hurdada ka toosaan, wax aan soconayna aysan dadkii xilka ku aaminay waqtiga uga lumin.

Ambassador Abukar Baalle iyo teamkeena ergada Qaramaad midoobay waa mahadsan yihiin.

30/12/2025

Wax ka ogow heerka waxbarasho iyo shaqooyinka uu soo qabtay Danjire Abuukar Daahir Cismaan (Abuukar Baale) oo saacadihii lasoo dhaafay aad loo hadal haayay

Wareysigan waa mid dib u milicsi ah mar uu marti ku ahaa Barnaamijka Awooda 5 aad 25-07-2021

30/12/2025
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Turkiga, Mudane Recep ...
30/12/2025

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Turkiga, Mudane Recep Tayyip Erdoğan ayaa kulan muhiim ah haatan uga socdaa xarunta Madaxtooyada Turkiga ee magaalada Istaambul.

Labada Madaxweyne ayaa kulankooda kaga arrinsanaya, xoojinta dadaalada diblomaasiyadeed ee ilaalinta madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, guulaha laga gaaray sahminta kheyraadka dabiiciga ah ee dalka iyo kor u qaadidda iskaashiga labada dalka, iyaga oo qabandoona kulan Warbaahineed wadajir ah.

Shir jaraa’id ayay goordhow wadajir u qabanayaan labada Madaxweyne, iyagoo uga hadlaya xaaladaha guud ee Gobolka, xiriirka soo jireenka ah ee labada dal iyo kheyraadka dabiiciga ah.

DHAMMAAD

Xafiiska Warfaafinta & Xiriirka Warbaahinta,
Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
E-mail: [email protected]

07/12/2024

Address

Meel Kasta
Qandala

Telephone

+252907844560

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Karkaar media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share