Ahmad Deeq Abdullahi

Ahmad Deeq Abdullahi Welcome gacmo furan iyo qalbi furan�

DEG DEG: Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee magacaabidda Taliyaha Ciid...
26/09/2024

DEG DEG: Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee magacaabidda Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, kaas oo loo magacaabay General Asad Cismaan Cabdullaahi.

Taliyaha cusub ee Goluhu ansixiyey, ayaa ah sarkaal aqoon iyo khibrad u leh arrimaha ciidammada, isaga oo intii u dhaxeysay sanadihii 2007 ilaa 2018 soo noqday Taliyaha Ciidanka Amniga Puntland ee PSF.

Shirka Golaha Wasiirrada oo uu guddoominayey Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha, ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda JFS Mudane Saalax Axmed Jaamac.

23/07/2024

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa booqday xarunta la socodka Doorashada Goleyaasha deegaanka ee sadexda degmo ee Garoowe, Dangoroyo iyo Godob-jiiraan oo ku taal hotel Martisoor.

Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyey madasha ayaa u mahadceliyay Guddiga Doorashooyinka iyo Howlwadeennada la shaqeeyay, Laamaha Amniga , Warbaahinta iyo Gorjoogtada kala duwan.

19/07/2024

Ninkaan wuxuu ahaa Mufakar weyn oo ay dadku fahmi waayeen. Cabdiqani Ahmed oo ku magac dheeraa Dulqarnayn waxaa la sheegay in uu Laascanood saaka ugu geeriyooday dhaawac dhowaan soo gaaray waxa uu ka hadlaayo, muuqaaladii laga duubay dhammaantood markaa dib u daawato dadka la jooga way isaga maadsanayaan, lkn waxaa muuqata in uu maskax ahaan ka horreeyay.

Alle ha u naxariisto Dul-qarneyn, murtidiisii wuu la dhintay

19/07/2024

Nasiibkii oo Dad ah

 :Kulan ayaa uga furmay Magalada Qardho. Ee xarunta Gobolka Karkaar odayaasha dhaqanka ee Gobolka.Kulankan uga furmay Ma...
11/08/2023

:Kulan ayaa uga furmay Magalada Qardho. Ee xarunta Gobolka Karkaar odayaasha dhaqanka ee Gobolka.

Kulankan uga furmay Magalada Qardho.hogaanka dhaqanka ee gobolka karkaar oo socon doona mudo sadex cisho ah ayaa looga arinsanaayaa arimaha gobolka iyo guud ahaan deegaanada Puntland.

21/07/2023

Wacyi-galin Eng Cabdimaalik Cali Khaliif oo ka hadlay dhibaatada deegaan ay fatahaadaha soo noqnoqday ay gaarsiiyeen Dooxooyinka Magaalada Qardho iyo Xalka looga hortagi karo

 : Zara Sweets waa xarun cusub oo lagu sameeyo macmacaanka  ayaa lagaga furay Magaalada Qardho waxaad ka helaysaa Macmac...
11/06/2023

: Zara Sweets waa xarun cusub oo lagu sameeyo macmacaanka ayaa lagaga furay Magaalada Qardho waxaad ka helaysaa Macmacaan Nooc walba sida Keegaga ,Doolshayaasha,Buskudyada iyo Sharaabyada.

Qofkii leh xaflad waa soo dalban karaa Keegaga iyo dhamaan macmacaanka waxaa laga furay Xaafada Xorgoble agaa Masjidka Abubakar.

Wixi fahfahin ah Kala xiriir
Call no:0907888977

01/06/2023

Muxadiro ku Saab'san Nicmatul Islaam. Sheikh Cabdirisaaq Xuseen cise.

30/05/2023

Muxadiro ku Saab'san Akh'laaqda wanagsan. By Sheikh Cabdirisaaq Xuseen cise

04/05/2023

Daadadka, May 04, 2023: Dowladda Hoose ee Qardho ayaa bilowday furista wadooyinka ay biyuhu xireen, iyo ka gurista dhiiqadii ay daadadku keeneen xalay magalada.

Dowladda Hoose ee Qardho ayaa bilowday furista wadooyinka ay biyuhu xireen, iyo ka gurista dhiiqadii ay daadadku keeneen...
04/05/2023

Dowladda Hoose ee Qardho ayaa bilowday furista wadooyinka ay biyuhu xireen, iyo ka gurista dhiiqadii ay daadadku keeneen xalay magalada. Guud ahaan wadooyinka ayaa laga bilaabay nadiifinta waxaa siweyn looga shaqeynaayay laamiga weyn ee hal-bowlaha u ah si joogtada ah ay u isticmaalaan gaadiidka isaga kala goosha Gobolada dalka.

20/04/2023

Ogeysiis Qardho waxaa salaadda Eidka lagu Tukanayaa Garoonka Kubadda Cagta Boobe Stadium.

Address

Qardho

Telephone

+252907329088

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmad Deeq Abdullahi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ahmad Deeq Abdullahi:

Share