Qoryooley Media

Qoryooley Media Qoryoley media waxa sameyay dhalinyaro u dhalatay besha gare kana so jedo degmada qoryoley ujedad

Marqanland marka ay aduunka in magacooda laga maqlo rabaan siyaasada waxay ka gashaa  Shacab meesha ka ganacsada Waa han...
03/10/2021

Marqanland marka ay aduunka in magacooda laga maqlo rabaan siyaasada waxay ka gashaa Shacab meesha ka ganacsada
Waa hanala maqlo cad
Somaliland Waa M.G.Kamid ah Dawlada Somalia

21/09/2021

Asalamu aleykum akhyaarey Pageka in badan wuxuu u xayirnaa cillad ku imaatay awgeed alxamduliah hada wuu inoo hagaagay
Waa mahadsantihin

09/08/2021

Welcome back akhyaarey maalmahn Shaqaa ku mashqulsanaa 😁
Seetihiin ma isku xiisnay mise 🤔

Dadoo bishaaraa idin wadaa bishaareesta🥰Qofna Xabsi kuma waaree Legend Xabsiga wuu kasoo baxayGaneey cabdi buule
29/07/2021

Dadoo bishaaraa idin wadaa bishaareesta🥰Qofna Xabsi kuma waaree Legend Xabsiga wuu kasoo baxay
Ganeey cabdi buule

27/07/2021

Asalamu asxaabta ku Xiran pageka pagekeyga waa laga dhex qadeeyay waana la haleeyay
Lkn habeentiisa waqti badan igu qaadatay
Idin xiisay my people 🥰🥰

24/07/2021

Habeen wansgsan akhyaarey
Pageka Qoryooley Media sidee u aragtaan??

Hampalyo Legendka Gobolka Sh.HooseSpecialy Liibanta Qoryooley Dadaalka xagaa kasii wad Legend Waa kuwadanaa hadaa Reer Q...
22/07/2021

Hampalyo
Legendka Gobolka Sh.Hoose
Specialy Liibanta Qoryooley
Dadaalka xagaa kasii wad Legend
Waa kuwadanaa hadaa Reer Qoryooley nahay

   2021Uma qalantid Qoomami iyo ciil uma qalantid Uma qalantid Bilicdaada jabtay uma qalantidUma qalantid Qiira aa dhama...
22/07/2021

2021

Uma qalantid Qoomami iyo ciil uma qalantid Uma qalantid Bilicdaada jabtay uma qalantid
Uma qalantid Qiira aa dhaman Uma qalantid
Uma qalantid Qof aan kuu tureen Uma qalantid

Liibanta Ma u Qalanto Sidaan?🤔

Koobka  ka socday Degmada Qoryooley oo ku Guuleystay Kooxda ugu Faca ween E walalaha Hamblyo HmblyoXigashoDegmada Qoryoo...
21/07/2021

Koobka ka socday Degmada Qoryooley oo ku Guuleystay Kooxda ugu Faca ween E walalaha
Hamblyo Hmblyo
Xigasho
Degmada Qoryooley

Eid wamgsan Reer Liibanta Xagee ku ciideenAnni Xamar cadey😊
20/07/2021

Eid wamgsan Reer Liibanta
Xagee ku ciideen
Anni Xamar cadey😊

Inta Sooman Ilahy hanaga Aqbalo soonka. danbiyadeenana Ha dhaafoInta Soomneen Fursad ween Ayaa idin dhaafday
19/07/2021

Inta Sooman Ilahy hanaga Aqbalo soonka. danbiyadeenana Ha dhaafo
Inta Soomneen Fursad ween Ayaa idin dhaafday

Subax wangan Reeer LiibantaWarar naga Soo gaaray dhanka Degmada ayaa waxay sheegayan, in Eide kadib isbadal Muuqda lagu ...
18/07/2021

Subax wangan Reeer Liibanta
Warar naga Soo gaaray dhanka Degmada ayaa waxay sheegayan, in Eide kadib isbadal Muuqda lagu samee Doono Mamulka ka dhisan Degmada.
Isbadalkas Degmada iyo dadkeeda mid uroon allah ka dhigo Aamiin

Address

Qoryooley
655

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qoryooley Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Qoryooley Media:

Share