Iftimiyaha Bulshada

Iftimiyaha Bulshada Kala Soco Warar Tayo Leh Oo Xaqiiqda Ku salassan..Qaranimadda Umadda Somaliyeed Wa muqaddas Soo dhicinta Xuquuqda Shabellada Hoose

06/02/2023

In order to bring down the great, you have to be able to reach the star .

The legend.

24/01/2021
Musharaxiinta Gudomiyaha Barlmanka oo olalaha Mushaaraxnimo Bilaabay.
09/04/2018

Musharaxiinta Gudomiyaha Barlmanka oo olalaha Mushaaraxnimo Bilaabay.

Sheeekadda Kal iyo Mooye.Kal : Mooye see saakay ku barisay? Mooye ; bariiraddaadu  ma aqaaane sowtii Dagaal na dhax yaal...
22/03/2018

Sheeekadda Kal iyo Mooye.

Kal : Mooye see saakay ku barisay?
Mooye ; bariiraddaadu ma aqaaane sowtii Dagaal na dhax yaalay
Kal: Hadaanu bariiidada ogan seee ku ogadaah halka uu marayo dagaalkena
Mooye : wa saa sheegty ujeedkadu sakay maxuu ahaa ?
Kal: ujeedkygu waaa cadyahay ooo badarka gudahada ku jara baaan doonayaah inan midjabo iyo mid jiiiso ka dhigo ee adigo u jarmaadkadii maxuu ahaa?
Mooye: jarmaadkaygu saakay waxa uu ahaa in aan badar ku xabsi galiyo si aan dagalkayga uga guuula gaaaro.
Kal: War ninyahow Dabin iga ma jooojisid aniguna garaaaca kaaama jooojiyo.
Mooye: adaa hadalka wateeh aniguna inaaan kor ku fiiriyo k**a daaalo adiganah dhooola tuska k**a daaashid.

Halkaas marka ay marayso: badar ooo u muuqday qof Lajira labada dhinac ee isku haysto marba dhinac , Marna u muuqda Qof quustay u dhibatadda labada dhinac isku hayaaan ku daaala dhacay , marna u muuuqda qof sheekadda kal iyo Mooye da dageeda fahmay baa yiri .

Badar : anigu waxaan ahay qofka kasha iyo Mooyaha u dhaxeeyay adinku se midba dhinacuu doono ha ka keena. Ee Howshiina Wata kor iyo hooosba ama kal iyo Mooyaba - Xanuunka igu dhigteen Marwalba waa qabaaaah e.

Halka marka ay marayso baa anigana ugu soo dhacday aduunyadu waa maadays kal iyo mooyana waa matalayaaan.

Lkn adiga aqristaha ah hadaaad fahantay sheekada hal talo sii dhibane badar uu kaga badbaaadi karo sheekadda soo fahantay.
Qalinka Êng Mõhẳ Gẳbẳẳbê

30/03/2017

Wasaradda Beeesada iyo Sokortaba Aniga leh aaa ... odayga Macaaan jaceeeel miyaaah

Muqdisho(RKGS):—Ciidammada sida gaarka ah u tababaran ee Danab oo ka tirsan Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo ay wehliyaan C...
26/07/2016

Muqdisho(RKGS):—Ciidammada sida gaarka ah u tababaran ee Danab oo ka tirsan Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo ay wehliyaan Ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM, ayaa waxyeelo xooggan ugu geystey maliishiyaadka argagixisada Al Shabaab degaanka Aw-Dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose. Ciidammada huwanta ayaa cagta mariyay laba xero oo Al Shabaab ay halkaasi ku lahayd, waxaana isla goobtaasi lagu dilay saddex ka mid ah argagixisada, iyadoo laba gaari oo kuwa dagaalka ahna laga burburiyay. [ 175 more words. ]

http://www.radiokonfurgalbeed.com/2016/07/26/ciidanka-danab-ee-xds-oo-khasaare-ballaaran-u-geystay-maleeshiyaadka-al-shabaab/

Muqdisho(RKGS):—Ciidammada sida gaarka ah u tababaran ee Danab oo ka tirsan Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo ay wehliyaan Ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM, ayaa waxyeelo xooggan ugu g…

Muqdisho(RKGS13-qof ayaa ku dhimatay 9-kalena wey ku dhaawacmeen kadib markii labo gaari oo laga soo buuxiyey waxyaabaha...
26/07/2016

Muqdisho(RKGS13-qof ayaa ku dhimatay 9-kalena wey ku dhaawacmeen kadib markii labo gaari oo laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa islamrkaana ay saarnaayeen dad isi soo miidaamiyey ay ku qarxeen meel ku dhow xerada Xalane, gaar ahaana inta u dhaxeysa Garoonka diyaaradaha iyo afaafka h**e ee xerada Xalane ee magaalada Muqdisho. Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir C/fitaax Cumar Xalane oo gaaray goobta ayaa sheegay in labada gaari oo mid uu ahaa nuuca loo yaqaan dheynaha la doonayey in lagu qarxiyo goob ay dagan yihiin qaar kamid ah hay’adaha UN-ka… [ 112 more words. ]

http://www.radiokonfurgalbeed.com/2016/07/26/in-ka-badan-10-ruux-oo-ku-dhintay-qaraxyadii-saaka-mudisho-ka-dhacay/

Muqdisho(RKGS13-qof ayaa ku dhimatay 9-kalena wey ku dhaawacmeen kadib markii labo gaari oo laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa islamrkaana ay saarnaayeen dad isi soo miidaamiyey ay ku qarxeen meel …

Muqdisho (RKGS) Sadex iskuul iyo isbitaal oo ay Soomaaliya ku la haayeen hey’adda Nile Academy oo lala xiriiriyay ururka...
25/07/2016

Muqdisho (RKGS) Sadex iskuul iyo isbitaal oo ay Soomaaliya ku la haayeen hey’adda Nile Academy oo lala xiriiriyay ururka dowladda Turkiga ay ku dartay liiska argagaxisada ee uu hogaamiyo wadaadka fadhigiisu yahay dalka Mareykanka ee Fetullah Gulan ayaa hada waxaa maamulka xarumahaas la wareegay safaaradda Turkiga uu ku leeyahay magaalada Muqdisho, sida ay xaqiijiyeen diblomaasiyiin. Dowladda Soomaaliya 16 bishan Luulyo waxaa ay joojisay shaqada hey’adda Nile Academy ay ka wadday Soomaaliya markii hey’adda lagu eedeeyay in ay ku lug laheyd afgembigi dhicsoobay ee 15 bishan ka dhacay dalka Turkiga taas oo ka dambeysay codka ka yimid madaxda Turkiga. [ 188 more words. ]

http://www.radiokonfurgalbeed.com/2016/07/25/safaaradda-turkiga-ee-soomaaliya-oo-la-wareegtay-maamulka-xarumihii-nile-academy/

Muqdisho (RKGS) Sadex iskuul iyo isbitaal oo ay Soomaaliya ku la haayeen hey’adda Nile Academy oo lala xiriiriyay ururka dowladda Turkiga ay ku dartay liiska argagaxisada ee uu hogaamiyo wadaadka f…

Nouakchott (RKGS) Shirka Madaxda Wadamada Carabta ayaa maanta ka furmaya Magaalada Nouakchott ee Dalka Mauritania, iyado...
25/07/2016

Nouakchott (RKGS) Shirka Madaxda Wadamada Carabta ayaa maanta ka furmaya Magaalada Nouakchott ee Dalka Mauritania, iyadoo arrimaha looga hadlayo ay ka mid yihiin xaaladda Soomaaliya. Shirka 27aad ee Wadamada Carabta ee ka furmaya Dalkaasi Mauritania ayaa hogaamiyayaasha ka qeybgalaya waxa ay kaga doodayaan 16 qodob oo ay ku jirto horumarinta iyo dib u dhiska Ciidanka Soomaaliya. Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga arrimaha dibadda ee baarlamaanka Federaalka Prof Maxamed Cumar Dalxa oo la hadlay Warfidyeenada ayaa sheegay waxyaabaha shirka looga hadlayo ay ka mid tahay arrimaha Soomaaliya,Falastiin iyo koonfurta Suudan. [ 54 more words. ]

http://www.radiokonfurgalbeed.com/2016/07/25/shirka-madaxda-jaamacada-carabta-oo-maanta-ka-furmaya-mauritania/

Nouakchott (RKGS) Shirka Madaxda Wadamada Carabta ayaa maanta ka furmaya Magaalada Nouakchott ee Dalka Mauritania, iyadoo arrimaha looga hadlayo ay ka mid yihiin xaaladda Soomaaliya. Shirka 27aad e…

Ankara (RKGS) Maamulayaasha amniga ee dalka Turkiga ayaa soo saaray awaamir lagu xirayo 42 Suxufi oo ka shqeya qeybaha k...
25/07/2016

Ankara (RKGS) Maamulayaasha amniga ee dalka Turkiga ayaa soo saaray awaamir lagu xirayo 42 Suxufi oo ka shqeya qeybaha kal duwan ee Warbaahinta dalkaasi. Warku, wuxuu intaa ku daray in masu’uliyiinta Turkiga ayan wax tafaasiil ah ka bixinin amarkaas, balse waxaa loo badinayaa in uu qeyb ka yahay oloolha baarsita ah oo lagu ogaanayo dadkii ku lug lahaa Inqilaabkii laga hortagay ee la doonayay in xukunka laga tuuro Dowladda hadda ka dhisan Turkiga. Dawladda Turkiga, ayaa Todobaadkii tagay soo saartay xukun deg deg ah oo lagu soo rogay Gobolada Turkiga, kaasoo socon doono muddo Saddex bilood ah.

http://www.radiokonfurgalbeed.com/2016/07/25/awaamir-lagu-xirayo-tobanaan-suxfiyiin-ah-oo-la-soo-saaray/

Ankara (RKGS) Maamulayaasha amniga ee dalka Turkiga ayaa soo saaray awaamir lagu xirayo 42 Suxufi oo ka shqeya qeybaha kal duwan ee Warbaahinta dalkaasi. Warku, wuxuu intaa ku daray in masu’uliyiin…

Baladweyne (RKGS) Ugaas Xasan Ugaas Khalif Ugaas Rooble ayaa maanta lagu caleema saaray Magaalada Beledweyne ee Gobolka ...
25/07/2016

Baladweyne (RKGS) Ugaas Xasan Ugaas Khalif Ugaas Rooble ayaa maanta lagu caleema saaray Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan. Caleemasarka Ugaaska ayaa waxaay ka soo qaybgalay Guddoomiye ku xigeenka Barlamaanka Federaalka ee Somaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad,Wasiiro, Xildhibinno, siyaasiyiin, duubab dhaqan iyo marti sharaf kale. Xafladaasi ayaa si wayn uga dhacday Garoonka Diyaaradaha ee loogu magacdaray ambassador Cabdi Faarax Laqanyo, waxaana halkaasi laga dhisay aqal somali, waxaana laga soo jeediyay khudbado kala duwan. [ 53 more words. ]

http://www.radiokonfurgalbeed.com/2016/07/25/ugaas-xasan-ugaas-khaliif-oo-maanta-la-caleemo-saaray/

Baladweyne (RKGS) Ugaas Xasan Ugaas Khalif Ugaas Rooble ayaa maanta lagu caleema saaray Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan. Caleemasarka Ugaaska ayaa waxaay ka soo qaybgalay Guddoomiye ku xige…

Toontu waxay ka mid tahay Geedaha loo isticmaalo daaweynta oo kuddo badan la isla gartay waxtarkeeda caafimad, iyadoo la...
24/07/2016

Toontu waxay ka mid tahay Geedaha loo isticmaalo daaweynta oo kuddo badan la isla gartay waxtarkeeda caafimad, iyadoo la isticmaali jiray ilbaxnimadii kala duwaneyd ee Dunida soo martay, waxaa kaloo ay ka mid tahay Geedo-daawadeedka uu Nabigeenna suuban NNK uu nagala dar-daarmay in la isku daaweeyo iyo cilmi-baarista casriga ah oo la isku waafaqay waxtarkeeda caafimaad. Toonta maaddo ahaan waxaa ku jira Allicin waana maaddo carafta Toonta xambaarsan iyo awoodda daaweed, dhinaca nafaqada waxaa ku jira Manganese, Fitamiin B6, Fitimiin C iyo maaddada selenium, waxaa kaloo ku jira qadar yar oo kaalshiyam ah,Kopper, botasium iyo Bir ah. [ 311 more words. ]

http://www.radiokonfurgalbeed.com/2016/07/24/maxaad-ka-taqaan-waxtarka-toonta/

Toontu waxay ka mid tahay Geedaha loo isticmaalo daaweynta oo kuddo badan la isla gartay waxtarkeeda caafimad, iyadoo la isticmaali jiray ilbaxnimadii kala duwaneyd ee Dunida soo martay, waxaa kalo…

Address

Qoryooley

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Iftimiyaha Bulshada posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share