MOHA YUSUF MOHA warka

MOHA YUSUF MOHA warka Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from MOHA YUSUF MOHA warka, Media/News Company, Sool.
(1)

Ku soo dhawaada Moha Yusuf Moha – news 📰
Halkan waxaad ka heli doontaan warar degdeg ah, xaqiiqo ah, oo la hubiyey.
👍 Like & Follow si aad u hesho warka cusub mar walba.

Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in lix askari oo Mareykan ah ay ku geeriyoodeen dagaalka Bariga Dhexe
02/03/2026

Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in lix askari oo Mareykan ah ay ku geeriyoodeen dagaalka Bariga Dhexe

DEG DEG: Shiinaha ayaa ka dalbaday Iran iney joojiso weerarka ay kuheyso dalalka Khaliijka.
02/03/2026

DEG DEG: Shiinaha ayaa ka dalbaday Iran iney joojiso weerarka ay kuheyso dalalka Khaliijka.

02/03/2026

Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame"Qabiil ahaan ayaa loo beegsaday Xidhibaanadan waana arin aad looga xumaado"

02/03/2026

Madaxweyne H**e Shekh Shariif"In hawada laga soo celiyo diyaarad hawada kujirta oo aan la ogeyn inay shidaal leedahay waa nasiib darro "...

DEG DEG: Spain ayaa Mareykanka udiiday in dhulkeeda loo isticmaalo duulaanka laguwado Iran.
02/03/2026

DEG DEG: Spain ayaa Mareykanka udiiday in dhulkeeda loo isticmaalo duulaanka laguwado Iran.

02/03/2026

Iran oo beenisay in ay duqeysay Sucuudi ARAMCO, shirkadda shidaalka ee dunida ugu weyn

Beeninta Iran kabacdi waxaa isa soo taraya warar sheegaya in ay jirto gacan saddexaad oo rabta in Sucuudigu ku soo biiro dagaalka ka dhanka Iran. Sucuudiga ayaan weli wax jawaab ah ka bixin arrinkaas.

> MOHA YUSUF MOHA

14/01/2026

Warka cawa Kusocota waqooyi Bari wlaalahay janbaladu weybadan yihiin ee Iska eeg SAS waxayiri cabdinasir

28/12/2025

Soomaaliya waa Mid🇸🇴

28/12/2025

Buuq iyo qeylo ayaa dhacay markii uu intaa yiri

19/12/2025

Saciid Dani iyo faroole oo si wadajira weerar afka ku qaaday maamuladda koonfur galbeed,galmudug,waqooyi Bari iyo hirshabelle.

Maxay kula muuqata adi?

19/12/2025
16/12/2025

Sharma boy Qisadisa xabsiga kashekayay🫡

Address

Sool
252095055347

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MOHA YUSUF MOHA warka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share