hhhh wan yaabnaye muxu ku qaban maa lasiiyo kuwa kamudan oo uqalma kartida iyo aqontana leh
14/07/2024
Cup kan in ay qaadayaan reer (la roja) layaab ma ahayn farxad iyo walwalna iguma haynin cawa wayo midna mataagereynin lkn waxa walwal inta kabadan igu hayay maadeesna ii noqon lahaa
Macali. Weyn oo bilawgii koobkan hadal katagay oo yiri England 🏴 Cup ay qaadaa sanadkan daaye ceebteeda ayey asturatay hadii ay group stages kabaxdo
Bala sawiro cawa maxa dhici laha cup kan hadu London kadagi lahaa waa inta aan ufiirsaday ciyaarta iyo wiilkan yar ee 17 jirsaday yamala iyo nasiibkiisa bal inuu scores badan jabiyo
Alxasil haben wacan mara dhici rabtaye
28/06/2024
Allaha kuu naxariisto balfasoore
Marumeysaneysa mudadane jawaari waxa TV kadaawaday markeygi igu horeysay 2010 isaga oo laga maamuusay television ka Universal hadi anan qaldanen misa horn cable mahubo isaga oo lagu sifeynayay inuu kamid ahaa aqoonyahanada ku Howlan dastuur usameynta somaliya waliba uu yahay aqoonyahanka ugu qibrada badan
Malintaas waxa uu ibaray waxa layiraahdo federal government iyo con federal government iyo caqabadaha ay leeyihiin wuxu ahaa aqonyahankii igu horeyay ee ibara. Waxa aan jeclaa oo anan wali research kusameynin. Waxan mar niyada kadhahay siyaasadi waa nijaaso aqonyahankan oo kale kuu keeni meeyse tuugaa iskuso aruurta
Laba sana kadib 2012 kii waa masuulki iigu horeyay oo aan kufarxo marki uu qabta xilka gudomiya golaha shacabka aqalka hoose hadib dhamaadkii dowladi ugu danbeysay dowladihii kumeel gaarka.
Hadalkaas saameynta igu laha kadib wuxu dhalinyada jiilkii iga danbeyay uu mar kuyiri isago stage taaga "aniga oo ku hadlaya inta da'doodu kasareyso 50 illa 60 ka waxan idin leyahay dhalin yaroy naga rali noqda wayo idinmaan dhiibin wixi ay ino dhiibeen kuwi inaga naga horeyay oo uu ula jeeday kuwi xuriyada ino keenay sidaa darteed wax aan idin kugu jawabno maheyno "
Allaha kuu naxariisto mudana JAWARI aaba somaliyeed🤲🤲🤲🤲🤲💞💞💞💞💞💞🤲🤲🤲🤲🤲
Cawa faataxada ha iigu soo aqriyen my mom oo aad iiga xanuunsan aniga iguso duceya in eebe igu asturo ma illaabo inti igarab istaagtay malmihii aan ubaahnaa ragna wa kii abaal gudee allaha igaarsiiyo
11/04/2024
Hambalyo guud ahaan CXDS gaar ahaan kuwa jiidaha kuciidaya aan kuwada ciidno 64sana guuradii kaso wareegtay aasaaskii CXDS guulesta SNA
29/01/2024
Reer galmuduq caqli waa lakala fogaanaa fadhiga sida masaafadu udheeraato kadib camera da dhinac looga qabanaa lkn waan idinka daba shaqeyna inagana koraa kasoo sawirnay hhhhhh
24/01/2024
Gm see camal hee taageerayaashiina kuwa dumarka ayaba idinka roon xaga xifaalada sports ka waa maxay ragan yar iyo wey karaaraca buumada maaamada laaaaaaxawla 🤭🤭🤭🤭
24/01/2024
Cawa final miyaa laqaaday misa final latagay anaaba shakiyay
Be the first to know and let us send you an email when GOR GOR 2 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.