Abdirahmaan hassan chemistry

  • Home
  • Abdirahmaan hassan chemistry

Abdirahmaan hassan chemistry halkan waxaad ka helaysaan Riwaayado ku xiiso galiya filiman iyo madaadalo iyo faaloyin dhinac walba ah
nagu so biir fllow like share comment

02/06/2025

waan Soo xaraabaysanayaa sii joog
Waa kasheekaynayaa gabadh yar oo uu guursaday😅

“Somaliland waxaan u haynaa wanaag waxaanu rabnaa in lays cafiyo oo maxaabiista xidhan laysu sii daayo waxaanu rabnaa in...
02/06/2025

“Somaliland waxaan u haynaa wanaag waxaanu rabnaa in lays cafiyo oo maxaabiista xidhan laysu sii daayo waxaanu rabnaa in la dhayo dhaawacyada oo lagu badalo in laga heshiiyo in dagaal dambe aanuu dhicin”Siyaasi Cabdirisaaq Ataash.

Sidee U Aragtaa ?

01/06/2025

Laan dheere waa kelmad somalida waqaooyi iyo tan koonfureed ku kala duwanyihiin maxaad utaqaana laandheere

01/06/2025

Saddex wasaaradood oo kaliya ayaa shaqaynayay 26 wasaaradood oo MMTV booqday.

01/06/2025

Gaadiid ay leedahay beesha bariga burco (habar jeclo) ayaa ay afduubteen beesha dhulbahante👀

31/05/2025

Dagaalkii siyaasadeed ee dalka kiiniya oo madaxwayne Ciro ku guulaystay iyo mudo kordhinta baarlamaanka somaland ✌️

Zekeriya jakaarta oo kamida warbaahinta gobolka togdheer ayaa burco lagu xidhay
31/05/2025

Zekeriya jakaarta oo kamida warbaahinta gobolka togdheer ayaa burco lagu xidhay

31/05/2025

31/5/2021 oo maanta oo kale ayaa ladoortay golaha wakiilada somaland muda xiloodkooda ayaa dhamaad kudhow maxaa lagu xasuusan doona?

31/05/2025

Kiiniya dagaal siyaasadeed oo saddex geesood ah ayaa somaland kaqabsaday
✅ Dawlad somalia
✅Group daroor kuxaadira oo somaland neceb
✅Dawlada china turki iyo gadar oo isku dhinaca
Taas oo sababta in somaland wareegii h**e lagaga gacan sareeyo diblu maasiyada balse ugu danbayna dagaalka waxaa ku gacan saraysay somaland kadib markii somaland uu gurmad siyaasadeed u fidiyay dalka maraykanka imaradka iyo xulufadooda siyaasadeed ciyaartuna waxay kusoo dhamaatay in somaland guulo siyaasadeed kala Soo hoyato safarkii madaxwayne Ciro ee dalka kiiniya

31/05/2025

DEGDEG:Boorama Rasaas
Boorama

Ugu yaraan hal qof oo dhimasho ah iyo saddex dhaawac ah, oo ka tirsana maxaabiista jeelka dhexe ee Borama ayaa la soo gaadhsiiyey cusbitalka guud ee magaalada Boorama. Maxaabiistan ayaa saaka subaxii gadood sameeyay, waxayna dhaawac u geysteen Askartiii ilaalinaysay. Taasi oo markii danbe ciidamadii ilaalinaysay xabsigu rasaas ay fureeen. Xabsiga Boorama oo ah mid cidhiidhi ah oo culays badan saaranyahay.

Ma jiraan warar faahfaahsan oo kale, masuuliyiinta gobolka iyo kuwa laamaha amaanku ay ka Soo saaren dhacdadan, inkasta gurmadka Ciidamo kala duwan gaadheen xabsiga Boorama.
Wixii faahina Faahina la soco wararka danbe

Xigasho iftiin Somali tv

Isku day inaad garato magaalada uu ku yaal Dugsigan caankaa ?  like poga
31/05/2025

Isku day inaad garato magaalada uu ku yaal Dugsigan caankaa ?

like poga

31/05/2025

Tahriib mahaa ee waa khamaar nafeed oo halis badan

Address


Telephone

+252634879537

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahmaan hassan chemistry posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdirahmaan hassan chemistry:

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share