Wariye Sayid Darwiish

  • Home
  • Wariye Sayid Darwiish

Wariye Sayid Darwiish We research, write and report – that’s our job. Waxaan ahay qof dhinaca wanaagsan ka eegaya wax kasta oo nolosha ah. Danta guud inaa u hooalado ayaan jeclahay.

Waxaan jeclahay wax akhriska, waxaan jeclahay qoraalka, waxaan jeclahay allifaadda iyo halabuurka. Waxaan jeclahay in aan ogaado waxa ka baxsan xayndaabka soomaalida. Waxaan jeclahay in aan ogaado wixii cusub ee caalmaka ku soo kordha iyo sida ay u shaqeeyaan, waxaan rabaa in aan riyo yeesho, waxaan rabaa in aan fikiro oo aan wax is waydiiyo. Meelaha aqoonta lagaga hadlo, iyo dadka ku hadla aqoon

ta ayaan jaarkooda jeclahay. Waxaan u foogganahay dhagaysiga waay-aragnimda aadanaha, gaar ahaan marka uu xaalku yahay halgan-nolaanshaha - Survival. Waxa aan jeclahay quruxda deegaanka, cagaarka dhirta, daruuraha cirka, buuraha sare iyo di'itaanka roobka. Shaaca arooryaad iyo iftiinka dayaxa iiyo xidigaha ee habeenkii ayuu aragygu ku raaxeystaa. Waxaan jeclahay jimicsiga, ciyaarta caddoloolka caweyska. Suugaanta dhagaysigeeda iyo dhigaalkeedaba waan jecalahay. Nabadda, caddaaladda, iyo wada noolaanshaha aadanahaan jeclahay. Kolay xayawaanna ku tahay, waxaan jeclahay xuquuqda noolaha la ilaaliyo. Waxaan naxariis iyo farxad ku dareemaa akhriska Quraanka Kariimka ah,, korodhsiga cilmiga, oogidda cibaadada Alle SWT, caawinta bulshada, iyo ka soo dhallaanka camalkayga. Waxa ugu badan ee aan si maalinle ah u soo xasuustaa waa waaalidkay AHN. Waxaan ahay Soomaali, baadisoocdiisuna ay tahay Islaamnimo.

17/08/2025

"Waxaan hambalyeynaynaa ardayda ku guuleysatay imtixaanka shahaadiga ah" Maamulka waxbarashada Daadmadheedh

17/08/2025

"Waa jiif Aqoonyahan ah oo double Master Islaamic iyo maaddiba sita" Ugaas Maashaalli

16/08/2025

"Waa ninka kaliya ee imtaxaankiisii labada goor la saxay ee Dawladdii Maxamed Siyaad ka yaabtay!" Xildhibaan Xasan-Kayse

16/08/2025

"Anigu maanta suldaankii ayaan matalayaa mar haddii aan anigu Reer Sugulle ka joogo" Siyaasi Cartan Maxamed Jaamac

16/08/2025

"Waxaan bulshada kula dardaarmayaa i hoggaamiyahaas ay doorteen inay ku daba faylaan" Guddoomiyaha Gobolka Daadmadheedh

16/08/2025

"Ducada abtiyadu waa muhiime ii duceeya abiyaal anigana" Musharrax Xildhibaan Axmed-daahir Nuur Shugri

16/08/2025

"Xoolaha aan wax ku dhigtay waxa ay ka yimaaddeen Soomaali, Soomaali oo dhan waan u mahadcelinayaa" Jiif Caaqil Ibraahin Xirsi Galow

16/08/2025

"Caaqilku waa nin Carraale, Cali Cismaan iyo Badhulbahanta ba ka ballaadhan" Caaqil Kayse Maydal

16/08/2025

"Waar Jigaroow Cali iyo Cabdi ba anigaa u jiif ah" Jiif Caaqil Mataan Xaaji Xuseen

14/08/2025

Munaasibada Caleemo-saarka Jiif Caaqil Ibraahin Xirsi Galow

14/08/2025

Oodweyne: Jiif Caaqil Ibraahin Jiif Caaaqil Xirsi Galow ayaa lagu caleemo saaray magaalada Oodweyne

13/08/2025

Goobta ay ka dhici doonto Munaasibadda caleemo saarka Jiif caaqil Ibraahin Xirsi Galow

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wariye Sayid Darwiish posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Wariye Sayid Darwiish:

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share