Khadro Wacan

Khadro Wacan khadro wacan isha waraarka somalida

04/09/2025

from madaxweeyne to maxbus.... waa prankiiiii

Khadro Wacan

02/09/2025

Banaanbax Xasan Shekh looga soo horjeedo ka socda....See More

26/08/2025

Jubalanney janada jidka loqado mara💪

16/08/2025

Xeebta Kiboora ee magaalada Kismaayo waxaa goor dhow kuso caariyay Nibiri aad u wayn

15/08/2025

Canjeex oo isku soo dhibay cidanka darawiishta Jubaland" 😁😁😁😁😁😁

11/08/2025

Dhegeyso: Madaxweyne ku xigeenka Jubaland oo BBC-da uga warramay khasaaraha ka dhashay dagaalkii saakay dhacay

 :-Lagta Caanoole ee duleedka deegaanka Buulo-Xaaji ee degmada Badhaadhe waxaa saaka ka biloowday Dagaal qaraar oo u dha...
28/06/2025

:-Lagta Caanoole ee duleedka deegaanka Buulo-Xaaji ee degmada Badhaadhe waxaa saaka ka biloowday Dagaal qaraar oo u dhaxeeya Ciidamada Dowlada Jubbaland iyo maleeshiyaadka xagjirka ah

26/06/2025

War cusub oo hadda Garowe kasoobaxay

Shuruudaha maanta Mucaaradku ula tageen Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka kooban 4 doqob kuwaas oo aysan fududayn in uu ka t...
25/06/2025

Shuruudaha maanta Mucaaradku ula tageen Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka kooban 4 doqob kuwaas oo aysan fududayn in uu ka tanaasulo madaxweyne Xasan Sheekh.

1. Ka noqo dastuur baddalka.

2. Kala dir gudidga doorashada.

3. Maamuladda u dir is doroasho.

4. Nidaamka doorasho oo dhexda yaallo aan ka heshiinno.

Maxaad ku xalin leheed hadii talada maanta laguu dhiibo.

TVga Fox News oo soo xiganaya warbaahinta Reer Galbeedka waxa ay hada ogaadeen in Xarunta Fordow ee buur hoosteeda ku ta...
22/06/2025

TVga Fox News oo soo xiganaya warbaahinta Reer Galbeedka waxa ay hada ogaadeen in Xarunta Fordow ee buur hoosteeda ku taal, oo markii h**e sirdoonka galbeedka ay ku sheegay inay tahay xarunta ay ka socoto shaqada ugu badan ee barnaamijka nukliyeerka Iiraan in ay ka adag tahay sida ay u maleenayeen Reer Galbeedka

  Israa’iil ayaa weerartay Lubnaan, halkaa oo ay diyaaradaheeda duqeymo ka gaysanayaan koonfurta iyo bartilmaameedyo kal...
22/06/2025

Israa’iil ayaa weerartay Lubnaan, halkaa oo ay diyaaradaheeda duqeymo ka gaysanayaan koonfurta iyo bartilmaameedyo kale.

  Trump: “Haddii Iran ay ku soo jawaabto weerar, Mareykanku wuxuu kaga falcelin doonaa si ka daran oo aad uga xoog badan...
22/06/2025

Trump: “Haddii Iran ay ku soo jawaabto weerar, Mareykanku wuxuu kaga falcelin doonaa si ka daran oo aad uga xoog badan wixii caawa dhacay.”

Address

Lawer Jubba

Telephone

+252614593122

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Khadro Wacan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share