
02/07/2025
“Culimada kufriga iyo jihaadka
Gaaladu waxa ay yaqiinsanyihiin in uu halis weyn ku yahay jihaadku.
Waxa jira “islaam” ay gaaladu ogoshahay iyo mid aanay ogolayn , ka aanay ogolayn waa ka kor u qaaday calanka jihaadka ee ku baaqaya in lala dagaalamo awoodaha iyo talisyada kufriga .
Sidaa awgeed gaaladu waxa ay dagaal ku qaadeen cibaadada jihaadka,soonka iyo salaaddu dhib weyn kuma hayo gaalada marka loo eego jihaadka .
Dagaalkooda ka dhanka ah jihaadka waxa ay u adeegsadeen kuwo aqoon u leh diinta islaamka ha se ahaatee u adeega gaalada,muslimiintana u qoran “culimo” ciidankaasi waxa ay ka shaqeeyaan sidii ay diinta islaamka ugu fasirilaahaayeen sida uu doonayo gaalku.
Si aanay dhalinyrada muslimka ahi u jihaadin waxa ay tashwiish kaga furaan meelaha uu jihaadku ka oloosanyahay.Iska daa in ay intaa ku eekaadaan e waxa ay duraan muslimiinta jihaadka kula jirta gaalada iyo kalkaaliyayaashooda iyaga oo ku sifaynaya in ay yihiin “Khawaarij” .
Culimada tasliyada kufrigu waa halis ka weyn kun halisood oo kale.
Arkimaysid iyaga oo duraya gaalada la dagaalamaysa muslimiinta. Indhohoodu kuwaa ma qabtaan, oo maxay qabtaan ba sow iyga uma adeegaan.
Maxay halis u yihiin, maxaa halis ka dhigay culimada kufriga? Waxa ay halis ku noqdeen kaalinta muhiimka ah ee ay ugu jiraan bulshada, sida ay u fasiraan oo u dhigaan farriimaha islaamka ayey caamadu u qaadataa.Ka soo qaad dawo uu kuu qoray diktoor dood ma keenaysaa haddii aanad aqoon u lahayn dawadaa? waa maya.
Allaah waxa uu faray culimada in ay kataabkiis u bayaamiyaan dadka oo aaney waxba ka qarin,haddii ay sidaa yeeliwaayaan ay la kulmayaan cadaab daran.
(إِنَّ ٱلَّذِينَ يَكْتُمُونَ مَآ أَنزَلَ ٱللَّهُ مِنَ ٱلْكِتَـٰبِ وَيَشْتَرُونَ بِهِۦ ثَمَنًۭا قَلِيلًا ۙ أُو۟لَـٰٓئِكَ مَا يَأْكُلُونَ فِى بُطُونِهِمْ إِلَّا ٱلنَّارَ وَلَا يُكَلِّمُهُمُ ٱللَّهُ يَوْمَ ٱلْقِيَـٰمَةِ وَلَا يُزَكِّيهِمْ وَلَهُمْ عَذَابٌ أَلِيمٌ)
سورة البقرة:١٧٤
Ciidanka culimada sheegta ee u adeega talisyada kufriga way dul cararaan marka ay fasirayaan aayadaha iyo axaadiista jihaadka,laakiinse wixii intaa ka sokooye waa ay ku nuuxnuuxsadaan fasirkiisa.
Aqoon-qarintu ma wax kalaaba aan ahayn sidaa ay yeelayaan culimada kufrigu.
Sidaa awgeed waa in laga digtoonaado ciidankaa bilaa darayska ah ee la inoo cimaamaday ee loo samaysatay si ay inoo marin habaabiyaan iyo si ay inoo hoosaayiyaan.
Aqoonta waa in aynu ka qaadanno culimada rabbaaniyiinta ah , culimada ilaahay taqaanna ee ku camall fala cilmiga ay barteen.
(وَمِنَ ٱلنَّاسِ وَٱلدَّوَآبِّ وَٱلْأَنْعَـٰمِ مُخْتَلِفٌ أَلْوَٰنُهُۥ كَذَٰلِكَ ۗ إِنَّمَا يَخْشَى ٱللَّهَ مِنْ عِبَادِهِ ٱلْعُلَمَـٰٓؤُا۟ ۗ إِنَّ ٱللَّهَ عَزِيزٌ غَفُورٌ)
سورة فاطر:٢٨
Diintu seef ilaalisa ayey u baahantahay, waa in aynu dib u noolaynaa shaciirada jihaadka , waa in aynu si weyn ugu diyaargarownnaa dagaalka gaalada ee lama huraanka ah , waa in aynu ka gudubnaa caqbadaha jihaadka ee kala ah:
(قُلْ إِن كَانَ ءَابَآؤُكُمْ وَأَبْنَآؤُكُمْ وَإِخْوَٰنُكُمْ وَأَزْوَٰجُكُمْ وَعَشِيرَتُكُمْ وَأَمْوَٰلٌ ٱقْتَرَفْتُمُوهَا وَتِجَـٰرَةٌۭ تَخْشَوْنَ كَسَادَهَا وَمَسَـٰكِنُ تَرْضَوْنَهَآ أَحَبَّ إِلَيْكُم مِّنَ ٱللَّهِ وَرَسُولِهِۦ وَجِهَادٍۢ فِى سَبِيلِهِۦ فَتَرَبَّصُوا۟ حَتَّىٰ يَأْتِىَ ٱللَّهُ بِأَمْرِهِۦ ۗ وَٱللَّهُ لَا يَهْدِى ٱلْقَوْمَ ٱلْفَـٰسِقِينَ)
سورة التوبة:٢٤
Rasuulku (CSW) waxa inoo sheegay in aynu dulloobayno haddii aynu ka tagno jihaadka oo aynu adduunka ku raalinoqono.
قَالَ رَسُولَ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ : (إِذَا تَبَايَعْتُمْ بِالْعِينَةِ ، وَأَخَذْتُمْ أَذْنَابَ الْبَقَرِ ، وَرَضِيتُمْ بِالزَّرْعِ ، وَتَرَكْتُمْ الْجِهَادَ ، سَلَّطَ اللَّهُ عَلَيْكُمْ ذُلًّا لَا يَنْزِعُهُ حَتَّى تَرْجِعُوا إِلَى دِينِكُمْ) .
رواه الإمام أحمد عن ابن عمر
Waana ta maanta ina haysta kamana baxayno illaa iyo inta aynu diinteenna ku soo noqonaynno, diintaas oo uu jihaadku kow ka yahay”
Dhiganaha (Talisyada kufriga)
Cabdimaalik Coldoon