Galsho-news

Galsho-news 𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮 𝗥𝗮𝘀𝗺𝗶𝗴𝗮 𝗔𝗵 𝗘𝗲 𝗚𝗮𝗹𝘀𝗵𝗼 𝗧𝘃..

06/11/2025

Fariinta Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Jamhuuriyadda Somaliland.

06/11/2025

Ciidamada Baanboyda iyo Fagaaraha Kheyriyada Hargeeysa...

06/11/2025

Fannaanka Maxamed BK iyo fagaaraha Kheyriyada Hargeysa....

06/11/2025

Kheyriyada Hargeysa...

06/11/2025

Hargaysa; Heesta Nabada Oo Loo sare kacay....

06/11/2025

Nabadu Waa Aas'aaska Furaha Horumarka iyo badhaadha Ummadi Ku Talaabsato....

Musuuliyiin ka tirsan xukuummadda Somaliland oo bulshada Hargaysa kala qayb-galay dibad bax lagu taageerayo Nabadii Maga...
06/11/2025

Musuuliyiin ka tirsan xukuummadda Somaliland oo bulshada Hargaysa kala qayb-galay dibad bax lagu taageerayo Nabadii Magaalada Ceerigaabo iyo gobolka Sanaag, kaas oo lagu qabtay kheyriyada magaalada Hargaysa.

06/11/2025

Wasiirka Madaxtooyada JSL Khadar Xuseen Cabdi Oo Bulshada Hargaysa Kala Qayb-galay Banaan Baxa Nabada..

06/11/2025

Galabta Iyo Jawiga Kheyriyada Hargeysa.

06/11/2025

Shacabka Caasimadda Hargeysa Oo Isku Soo Bax Lagu Taageerayo Nabada Iskugu Soo Baxay Fagaaraha Kheyriyada Hargeysa.

05/11/2025

Hadal ka soo yeedhay Wasiirka Gaashaan-dhigga Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi oo warbaahinta caalamku si weyn uga hadashay caawa.

Dawladda Soomaaliya ayaa maanta si toos ah u qiratay, in ay qayb ka tahay xasuuqa Suudaan ka socda.

05/11/2025

"Ciidamo katirsan Puntland oo dowlada federaalka mushaar siisa ma jirto Puntland dagaal adag bay ku jirtaa dhiig baa daadanaya mana la siin garab"

Sanater Faroole.

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galsho-news posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Galsho-news:

Share