13/04/2024
Ogaysiis.ogaysiis.ogaysiis.
Machadka caydaruus xaruntiisa dhexe ee magaalada dhuusamareeb.wuxuu bulshada ku nool caasimada galmudug ogaysiinaya in machadku qaadandoono arday cusub dhamaan qaybaha machadku ka koobanyahay ,sanad dugsiyeedka 1445-1446 h.
Wuxuu ku yaal dhabarka danbe ee xafiiska shirkada somnet.wixii faah_ faahina kala xiriir lambarada hoos ku xusan.
FG: Xafiiska is diiwaan gelintu wuu furanyahya,laga bilaabo 14/April/2024.waafaqsan dhanka hijriga 4/shawaal/1445.maalin kasta 9:00 subaxnimo---4:00 galabnimo.
marka laga reebo maalmaha qamiista iyo jumcada.
Xiriirka:0612956840/0618281167/0615859582
MAHADSANIDIIN