Waayo Arag Tv

  • Home
  • Waayo Arag Tv

Waayo Arag Tv boga faaidada caalamiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa ku dhawaaqay in uu gogol nabade...
16/07/2025

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa ku dhawaaqay in uu gogol nabadeed dhigay magaalada Ceerigaabo taas oo loo fidiyey dhammaanba bulshada degta gobolka Sanaag.

Gogoshan ayuu Madaxweynuhu sheegay in lagu soo afjari doono colaadda, tabashada iyo wax kasta oo gobolkaas ka taagnaa muddooyinkii la soo dhaafay, isaga oo madax dhaqmeedka, culimada, haweeenka iyo dhallinyaradaba ugu baaqay in la taageero dedaalladan nabadda loogu raadinayo gobolka Sanaag.

Gallaydh TV

23/06/2025

Waa dal awood ul leh inuu iskii u maamulo dalkiisa sida Somaliland

  maalno maandeeq
23/06/2025

maalno maandeeq

Madaxweynaha JSL Oo Si rasmi ah u furay imtixaanaada shahaadiga ah ee JSL Oo ay u fadhiisteen 40 kun oo arday.
21/06/2025

Madaxweynaha JSL Oo Si rasmi ah u furay imtixaanaada shahaadiga ah ee JSL Oo ay u fadhiisteen 40 kun oo arday.

Madaxweynahaha Somaliland oo xadhiga ka jaray xarunta cusub ee ay u guurtay xafiiska diblimaasiyadeed ee Somaliland ku l...
29/05/2025

Madaxweynahaha Somaliland oo xadhiga ka jaray xarunta cusub ee ay u guurtay xafiiska diblimaasiyadeed ee Somaliland ku lahayd dalka Kenya.

“ Maanta waxaa si walaaltinimo leh aqalka looga taliyo dalka Kenya ( State House )  noogu soo dhaweeyey madaxweynaha dal...
29/05/2025

“ Maanta waxaa si walaaltinimo leh aqalka looga taliyo dalka Kenya ( State House ) noogu soo dhaweeyey madaxweynaha dalkan Kenya William Ruto

Waxaanu ka wada hadalnay danaha labada dal si wanaagsana waanu iskula af garanay “ Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro .

 : Cududa Ciidamada Kala Duwan ee Somaliland.
18/05/2025

: Cududa Ciidamada Kala Duwan ee Somaliland.

[ 𝐇𝐨𝐫𝐝𝐡𝐚𝐜𝐚 𝐬𝐚𝐰𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 ]:-   Sannad-guurada 34-aad ee munaasibadda 18-ka May.
18/05/2025

[ 𝐇𝐨𝐫𝐝𝐡𝐚𝐜𝐚 𝐬𝐚𝐰𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 ]:- Sannad-guurada 34-aad ee munaasibadda 18-ka May.

“ 12 Habeenimo ee caawa laga bilaabo waa bandow waddanku” Xukuumadda Somaliland
17/05/2025

“ 12 Habeenimo ee caawa laga bilaabo waa bandow waddanku” Xukuumadda Somaliland

Taliyaha Ciidanka Ilaalada xeebaha JSL Admiral Axmed H**e Haariye  waxaa uu hambalyo udirayaa Ciidamada kala duwan ee Il...
17/05/2025

Taliyaha Ciidanka Ilaalada xeebaha JSL Admiral Axmed H**e Haariye waxaa uu hambalyo udirayaa Ciidamada kala duwan ee Ilaalada xeebaha ee dalka iyo xaaskasooda iyg guud ahaanba shacabka Somaliland munaasibada qaran ee sanadka guurada 34-aad ee kasoo wareegtay maalintii lagu dhaqaaqay qadiyada Madax-banaanida JSL 1991kii 18may

Taliyuhu waxaan Hambalyo udiayaa Madaxwaynaha JSL Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi iyo Madaxwayne kuxigeenka Somaliland iyo golyaasha qaranka Jsl dhamaantood .

Waxaan alle ugu baryey dalkan JSL horumar barwaaqi iyo bash-bash inuu ku gaadho sanado badan

Wasiirka Arrimaha Dibada Taiwan ayaa la sheegay in uu  Safar ku Imanaayo Somaliland ,arrintan ayaa qayb ka ah qorshaha k...
11/04/2025

Wasiirka Arrimaha Dibada Taiwan ayaa la sheegay in uu Safar ku Imanaayo Somaliland ,arrintan ayaa qayb ka ah qorshaha kor u qaadida Xidhiidhka Diblomaasiyadeed ee u dhexeeya Dowladaha Somaliland iyo Taiwan

Waxa kale oo la sheegay in Safarkiisu uu qayb ka yahay sidii uu dowlada Somaliland ugala shaqayn laha inay Xidhiidh Diblomaasiyadeed la yeelato dalalka Saaxiibka la ah Taiwan

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Waayo Arag Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share