OGOOW DAILY

OGOOW DAILY AGOOW DAILY kala soco warar sugan, horumarka dhaqanka, wacyi-galinta & ganacsiga iyo sportska,

Goob walba iyo goor kasta kala soco halkaan warar sugan iyo warbixino dheeli-tiran.

28/09/2024

DEG-DEG: Xildhibaan h**e Siyaasi Bood oo ka hadlay dagaalka beelaysan ee lagu hayo Mareeraanka Galmudug degga

24/07/2024

DEG-DEG: Xagee ku dambeeyay hubkii lagu furtay Caabud-waaq ?

Xildhibaan h**e SiyaasiCabdullahi Cabdulle Bood ayaa ka hadlaya xaaladihii u dambeeyay!

05/01/2024

Musharax Madaxweyne Axmed Ciise Cawad, ayaa noqday Musharaxii ugu h**eeyey ee iska diwaan Guddiga Doorashada.

03/01/2024

Toos: Musharax Amb. Ahmed Isse Awad maxuu uga duwan yahay Musharaxiinta kale ee la tartamaya.

03/01/2024

Fariinta Maamul Wanaaga ee Amb. Ahmed Isse Awad.

"Maamulkeena wuxuu ku dhisnaan doonaa maaamul wanaag iyo in la badalo dhaqankii siyaasadeed ee awood qofka ku dhisanaa, maamul wanaagu waa in hay'addaha dowlada kala madax banaanadaan, si loo helo baarlamaan sharci dajin ah oo badax bannaan, Garsoor dastuurka iyo cadaalada ilaaliya oo madax bannaan, Xukuumad leh Wasaarado wax -gal ah oo dadka u adeega".

30/12/2023

Danjire Ahmed Isse Awad aya shacabka Puntland u soo jeediyay in ay doorkooda ku aadan arrimaha ismari-waaga doorashada Puntland.

30/12/2023

Musharax Madaxweynaha Puntland 2024 Danjire Axmed Ciise Cawad "Weligay koox k**a tirsanaan, haddii ay jirto qolo aadan jeclayn oo aniga aan wax isu nahay micnaheedu maaha inaan katirsanahay, khasab maaha qofku inuu katirsanaado koox,"

Musharax Madaxwayne Ambassador Ahmed Isse Awad ayaa maanta kulan mahad celin iyo qado sharafeed ah la yeeshay qaar ka mi...
29/12/2023

Musharax Madaxwayne Ambassador Ahmed Isse Awad ayaa maanta kulan mahad celin iyo qado sharafeed ah la yeeshay qaar ka mid ah teamamka kala shaqeynayay ololahiisa doorasho, sidoo kalena waxay kulankooda uga wada hadlayn sidii loo dardargalin lahaa shaqooyinka wanaagsan ee socda.

29/12/2023

Danjire Axmed Ciise Cawad "Garsoorka anagu waxaan ka shaqaynaynaa Hay'ada Garsoorku inay madax banaan tahay, wixii ay u baahan tahayna Xukuumadu siiso"

GAROWE:-  Musharax Axmed Ciise Cawad ayaa shacabka Puntland Waydiinayaan Su'aalo.
26/12/2023

GAROWE:- Musharax Axmed Ciise Cawad ayaa shacabka Puntland Waydiinayaan Su'aalo.

Kulan ay dad waynahu su'aalo ku waydiin doonaan Ambassador Ahmed Isse Awad ayaa habeen dambe lagu qaban magaalada Garoow...
25/12/2023

Kulan ay dad waynahu su'aalo ku waydiin doonaan Ambassador Ahmed Isse Awad ayaa habeen dambe lagu qaban magaalada Garoowe, gaar ahaan hotel Martisoor.

Shacabkii oo Airportka Garowe Buux dhaafiyay , Xamaasada soo dhawaynta Musharax Axmed Ciise Cawad...
23/12/2023

Shacabkii oo Airportka Garowe Buux dhaafiyay , Xamaasada soo dhawaynta Musharax Axmed Ciise Cawad...

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when OGOOW DAILY posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to OGOOW DAILY:

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share