Ciyaar Bile

Ciyaar Bile Ciyaar Bile: Waa Channel ka faallooda ciyaaraha kala duwan ee dalka iyo dibadda, xaruntiisu tahay magaalada Mogadishu, Somalia.

28/07/2025

Vinicius Junior oo jawaab uusan fileynin kala kulmay madaxwaynaha Kooxda kadib markii uu dalbaday mushaar ka badan kan Mbappé.

28/07/2025

William Saliba oo si cad ugu dhigtay Kooxda Real Madrid.

28/07/2025

Toos : DIIRADDA SUUQA


28/07/2025

Barnaamijka Football Now

Maamulka Isboortiga degmada Garasbaaley oo xaqiijiyay in markale uu degmada macalin u noqon doono C/qaadir Aadan Benteke...
27/07/2025

Maamulka Isboortiga degmada Garasbaaley oo xaqiijiyay in markale uu degmada macalin u noqon doono C/qaadir Aadan Benteke.


27/07/2025

Walaalo sanado kaddib isku cafiyay Cupkii galabta la qabtay ee Cafis Cup.


27/07/2025

Wareysiyada halyeeyada kubadda cagta ee koobka Cafis


27/07/2025

Hadal-jeedinta guddoomiye ku-xigeenka XKCS Cabdirashiid Cabdulle ee koobka Cafis


27/07/2025

Hadal-jeedinta Wasiir ku xigeenka wasaarada isboortiga Xildhibaan Dahabo Suusoow ee koobka Cafis


27/07/2025

Tartankii waaxyaha degmada Deyniile oo si rasmi ah u furmay


27/07/2025

Shiikh Cabdi Xayi oo qudbad ka jeediyay koobka Cafis.


Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ciyaar Bile posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ciyaar Bile:

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share