Puntland Voice

Puntland Voice Kusoo dhawoow warbaahinta Shirtag Media . Waxaan idiin soo gudbin doonaa warar iyo wareysiyo xiiso leh.

22/07/2025

Wasiirkii h**e ee Amniga Jubbaland, Cabdirashiid Janan, ayaa hadda ka degay magaalada Beled-Xaawo, kaddib markii Dowladda Federaalka halkaas u dirtay. Dagaal ayaa maanta ka dhacay degmadaas.

09/07/2025

Siyaasi Shamsu diin Goobdoon Makaawi''SSC-Khaatumo cidna ka yeeli mayso inay khasab ku qaataan dhulka reer Sanaag waana wixii aad shalay ka dagaalamayseen oo reer Punland garabka idinku siiyeen .

SAADAALI oo ku guuleyso lacag dhan $10!Yaa badin doona ?KOOBKA 3-DA JIIL (3G CUP), GAROOWEKulanka caawa.Olympic Mall FC ...
29/06/2025

SAADAALI oo ku guuleyso lacag dhan $10!
Yaa badin doona ?

KOOBKA 3-DA JIIL (3G CUP), GAROOWE

Kulanka caawa.

Olympic Mall FC vs Next Generation FC
🕗 Amminta: 8:00 fiidnimo
📍 Garoonka: Puntland Fitness Center

Shuruudaha ka qaybgalka.

Share dheh bogga

Like saar bogga

Follow garee bogga

Comment samee ka hor bilaabashada ciyaarta adigoo saadaalinaya cidda badin doonta

Ciidamada difaaca Puntland oo shalay bilaabay wejiga afraad ee Hawlgalka Calmiskaad ayaa maanta guud ahaan gacanta ku dh...
17/06/2025

Ciidamada difaaca Puntland oo shalay bilaabay wejiga afraad ee Hawlgalka Calmiskaad ayaa maanta guud ahaan gacanta ku dhigay godadkii u danbeeyay ee firxadka mileeshiyaadka Daacish kaga dhuumanayeen togga Baallade.

Hawlgal xooggan, oo ay jihooyin kala duwan ciidamadu kaga yimaadeen togga Baallade ayay guud ahaan kula wareegeen dhammaan ceelashii iyo goobihii ay ku harsanaayeen firxadkii ka baxsaday Miraale ee mileeshiyaadka Daacish, sida ay shaacisay dowladda Puntland.
"Ciidamada ayaa ugu tagay maydadka qaar ka mid ah argagixisada, iyo sidoo kale ceelashi biyaha ay ku aasayeen ciid iyo mayd kooxda ay ka carareen. Waxaa sidoo kale la burburiyay dhismayaal iyo gabaadyo ay kooxdaasi si qarsoodi ah u isticmaali jireen ee ku yaalay togga baalade" ayay sheegtay dowladda Puntland.

Ilo wareedyo amni oo ka tirsan Puntland ayaa sidoo kale sheegaya in ciidamadu weli ku raad-joogaan tiro yar oo ka tirsan firxadkii Daacish, kuwaasi oo ka fiigay Hawlgalka lagu qabtay togga Baallade.

16/06/2025

Free Kick uu dhaliyay Abdixamiid Thomaska official

16/06/2025

DEGDEG: Dowladda Iiraan ayaa toogatay qof basaas u ahaa sirdoonka YHD, xilli ay xalayna sheegtey in ay qabatay shabakado sirdoon — FaarisNews.

15/06/2025

Koobka dhallinyarada cuslaatay oo kusoo dhammaday barbar kulanka koowaad .

Freedom Airline 0:0 Catoosh

15/06/2025
15/06/2025

Wargeyska ISRIL ee Hayom oo xiganaya saraakiisha millateriga ayaa ku warramay; In 40% shacabka Talaabiib aysan haysan gabbaad-hoose, isla markaasna ay dad badan halis ugu jiraan gantaallada Iiraan.
Qof goobjooge ah ayaa wargeyska u sheegey; Gurigaygu ma laha gabbaad-hoose, deriskuna albaabada ayey naga soo xidheen, annaga oo u jeedna!

15/06/2025

Wargeyska ISRIL ee Hayom oo xiganaya saraakiisha millateriga ayaa ku warramay; In 40% shacabka Talaabiib aysan haysan gabbaad-hoose, isla markaasna ay dad badan halis ugu jiraan gantaallada Iiraan.

Qof goobjooge ah ayaa wargeyska u sheegey; Gurigaygu ma laha gabbaad-hoose, deriskuna albaabada ayey naga soo xidheen, annaga oo u jeedna!

15/06/2025

Bogagga Masaajidka Xaramka barakaysan ayaa looga duceeyey shacabka Iiraan.

15/06/2025

Golaha Qaranka Pakistan ayaa meelmariyey qaraar ay si buuxda ugu taageereen Iiraan: "Waxaan si buuxda u garab taagan nahay walaalaha Iiraan, xaq ayeyna u leeyihiin in ay is difaacaan." — Bayaan ka soo baxay Dowladda Pakistan.

Address

Garoowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Puntland Voice posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share