Sahanka Xogaha Books

  • Home
  • Sahanka Xogaha Books

Sahanka Xogaha Books Halkani Waa Hoyga Waxbarashada iyo Daraasadaha Fadlan Nagu Soobiir

Kusoo Biir  #350 Arday Ka Faaideystay Barashada CryptoCurrency.Sahanka Xogaha Books Waxay ku diyaarisay Courseka  aad Ku...
08/04/2025

Kusoo Biir #350 Arday Ka Faaideystay Barashada CryptoCurrency.

Sahanka Xogaha Books Waxay ku diyaarisay Courseka aad Ku Baranayso Barashada Suuqa
Step by Step.

🎯 Xirfadda Baro Kadib Ku Shaqeyso!

Nagala So Xiriir Whatsappka Hoose

https://wa.me/252626787049

Eid Mubarak Dhamaan Ummada Soomaaliyeed عيد مباركتقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال وغفر الله لنا ولكم وكل عام وانتم بخير ...
29/03/2025

Eid Mubarak Dhamaan Ummada Soomaaliyeed

عيد مبارك
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال وغفر الله لنا ولكم وكل عام وانتم بخير

13/01/2025

Salam Dhamaantiin Dhalinyaro Waxaan ugu dambeyn so fasaxnay Dufcadii Labaad Fursadii Gabdhaha Naga codsadeen Macalimad u gooni ah

Courskani waa ENGLISH LIVE CLASSES COURSE Dumarka kaliya ayaa Iska diwaangalin Kara Hadii aad tahay Gabar luuqada Englishka inay barato jacel Kafaaideyso fursadaan.

Ku Baro Englishka Muddo 5 Bilood oo Kamid noqo Ardayda Sanadkaan

Isdiwaangelintu way furantahay waxana qaadanaynaa tiro kooban

Linkiga hose Iska diwaangeli Hada ⤵️

http://bit.ly/4dF3MbV

Sahanka Xogaha Books

Buugga "The 25 Sales Habits of Highly Successful Salespeople" oo uu qoray Stephan Schiffman wuxuu diiradda saarayaa caad...
11/01/2025

Buugga "The 25 Sales Habits of Highly Successful Salespeople" oo uu qoray Stephan Schiffman wuxuu diiradda saarayaa caadooyinka ugu muhiimsan ee lagu noqdo iibiyaha guuleysta. Waxa uu bixiyaa talooyin ficil ah iyo farsamooyin si kor loogu qaado xirfadda iibinta, sida:

1. Xiriirinta Macaamiisha: Sida loo dhiso xiriir wanaagsan oo joogto ah oo lala yeesho macaamiisha si kalsooni loo abuuro.

2. Dhageysi Wax-ku-ool ah: Fahamka baahiyaha macaamiisha adigoo ka horreynaya inaad xaliso.

3. Diyaarinta iyo Qorshaynta: Sida loo qorsheeyo wicitaannada iibka, kulamada, iyo howlaha si wax ku ool ah.

4. Dhammeystirka Iibka: Farsamooyin lagu xidho iibka adigoo macaamiisha ku qancinaya.

5. Xallinta Diidmooyinka: Sida loola tacaalo diidmooyinka macaamiisha adigoo adeegsanaya jawaabo wax ku ool ah.

Wuxuu ku habboon yahay dadka doonaya inay horumariyaan xirfadaha iibkooda, gaar ahaan kuwa ka shaqeeya iibinta shirkadaha iyo macaamiisha tooska ah.

Sahanka Xogaha Books

📢 1day Ka hartay Qiimo dhimista 5 Websites waweyn heyna oo AdSense approved ah 3 Waa USA 2bWaa UK France approved AdSens...
11/01/2025

📢 1day Ka hartay Qiimo dhimista

5 Websites waweyn heyna oo AdSense approved ah
3 Waa USA
2bWaa UK

France approved AdSense ayaa diyaar ah Qiimaha waa mid Ku raaligalinayo dooro waa mid fresh AdSense ah

La xirir ⤵️

https://shorturl.at/FKEGY

Ugu dambeyn Fursadaada Ku kordhi AdSense diyaarsan!Marabtaa inaad lacag Ka sameyso blogaaga ama websitekaaga ? Fursad da...
09/01/2025

Ugu dambeyn Fursadaada Ku kordhi AdSense diyaarsan!

Marabtaa inaad lacag Ka sameyso blogaaga ama websitekaaga ? Fursad dahabi ah ayaa Ku diyaar ah AdSense diyaarsan (approved AdSense) ayaa Ku fududeynaya Inad :

Si degdeg ah Lacag ugu bilaabato blogaaga kor uqaado daqliga website kaaga. Waqtigaga iyo dadaalkaga ugu faaideyso si xirfadleh .
Ha moogaan Fursadaan qaaska ah nidaam sahlan iyo taageero degdeg ah ayaa lagu diyaariyay iibiso hada oo bilow guushaada Maanta

La xirir ⤵️

https://shorturl.at/FKEGY

📢 UPDATE Xirmooyinka WEB-SAMEYNTA Waxaan kuso kordhinay Adeegyo Cusub Hadii aad Silver iibsato Waxaad heli doonta :- ✅ D...
08/01/2025

📢 UPDATE

Xirmooyinka WEB-SAMEYNTA Waxaan kuso kordhinay Adeegyo Cusub

Hadii aad Silver iibsato Waxaad heli doonta :-

✅ Domain
✅ Free web Hosting Hal sano ah
✅ Free Logo
✅ Free Web Design
✅ Free Course
✅ Free Applying
✅ 24/7 Support chat

Isbuuc kasta Waxaan qaadan doona Tiro kooban Si an si taxadar leh ugu Shaqeyno Macaamishena

Sameyso Maanta Website adiga Kuu gooni ah Kuna soo Bandhigto Hibooyinka Alle Ku siiyay

🔥Kaliya Dadka U baahan La so Xiriir Teamkena : https://shorturl.at/FKEGY

🔥Discount 🔥🎯Hel 50% Dhamaan Adeegyadeenna ✈️ uk, USA, Canada & Europe AdSense account Fresh 💡Domain: online Xyz, .com📨 S...
06/01/2025

🔥Discount 🔥
🎯Hel 50% Dhamaan Adeegyadeenna
✈️ uk, USA, Canada & Europe AdSense account Fresh
💡Domain: online Xyz, .com
📨 Sale with Primary eMail
🉐ads live 100% Active
⭐Kuhel Qiimo Macquul ah ✅
🔥 WhatsApp: https://wa.me/252682045932

Buuga dhambaalda quraanka waa buug aad umuhiim San ka faa’iideyso wllSahanka Xogaha Books
05/01/2025

Buuga dhambaalda quraanka waa buug aad umuhiim San ka faa’iideyso wll

Sahanka Xogaha Books

Salama Caleykum Dhalinyaro Ka faaidaysi Wacan Qiima dhimista Sanadka Dhamaadkisa Dalbo Website Casri ah Maanta Linkiga H...
24/12/2024

Salama Caleykum Dhalinyaro Ka faaidaysi Wacan Qiima dhimista Sanadka Dhamaadkisa

Dalbo Website Casri ah Maanta Linkiga Hoose 👇

http://bit.ly/4dF3MbV

Salam Dhamaantiin Dhalinyaro Waxaan ugu dambeyn so fasaxnay Dufcadii Labaad  Fursadii Gabdhaha Naga codsadeen Macalimad ...
23/12/2024

Salam Dhamaantiin Dhalinyaro Waxaan ugu dambeyn so fasaxnay Dufcadii Labaad Fursadii Gabdhaha Naga codsadeen Macalimad u gooni ah

Courskani waa ENGLISH LIVE CLASSES COURSE Dumarka kaliya ayaa Iska diwaangalin Kara Hadii aad tahay Gabar luuqada Englishka inay barato jacel Kafaaideyso fursadaan.

Ku Baro Englishka Muddo 5 Bilood oo Kamid noqo Ardayda Sanadkaan

Isdiwaangelintu way furantahay waxana qaadanaynaa tiro kooban

Linkiga hose Iska diwaangeli Hada ⤵️

https://wa.me/252616787049


Muslimka Waxsoosaarka LehMuslimka waxsoosaarka leh, meesha ay ku kulmaan iimaanka iyo waxsoosaarku, waa kitaab isugu kee...
22/12/2024

Muslimka Waxsoosaarka Leh

Muslimka waxsoosaarka leh, meesha ay ku kulmaan iimaanka iyo waxsoosaarku, waa kitaab isugu keen xidhaya adduunka la joogo iyo aakhiradeenna, waa kitaab qof ahaan ii furay il saddexaad. Ka hor intii aanan tarjumin dhiganahan, waxa aan ka helay xog badan oo aan noloshayda ku dabbaqay, qof kastana waa aan kula talinayaa in uu akhriyo dhiganahan. Waxa uu kaa caawinayaa in aad noqoto Muslim firfircoon oo waxsoosaarkiisu aad u sarreeyo. Dhiganahan, waxa aan u soo tarjumay hab sahlan oo qof kastaa fahmi karo, dhexdiisana waxa aad ka helaysaa hab-raacyo wax ku- ool ah, oo si maalinle ah aad u samayn karto. Haddii aad dabbaqdo waxa aad ka dheefi doontaa nolol waxsoosaar leh. Waxa kale oo hab-raacyada ku jira tallaabo kasta oo ay tahay in aad qaaddo, si aad u noqoto qof waxsoosaar leh.

Buuggani, waxa uu kulminayaa barbaarinta Islaamka iyo cilmiga casriga ah. Sida oo kale, waxa uu innagu hagayaa sidii aynnu ku gaadhi lahayn nolol waxsoosaarkeedu sarreeyo. Qaybaha kitaabku ka koobanyahay waxa ugu muc weyn saddex qaybood oo kala ah:

1. Waxsoosaarka waqtiga

2. Waxsoosaarka tamarta

3. Waxsoosaarka foogganaanta

Ka Dalbo Sahanka Xogaha Books

Google Ku Qor : Sahanka Xogaha books

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sahanka Xogaha Books posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sahanka Xogaha Books:

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share