Kaafi Tv Wanlaweyn

Kaafi Tv Wanlaweyn Nala dhis oo ka qeeb qaado horumarka degmada

18/07/2026

โšฝ SAADAALI KULANKA FINAL-KA World Cup 2026 ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ SPAIN ๐Ÿ†š ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ท ARGENTINA

Ma taqaanaa kooxda ku guuleysan doonta final-ka?

๐ŸŽ Saadaali oo Ku guuleyso Abaalmarin!

Shuruudaha ka qeybgalka:
โœ… Like saar postiga
โœ… Share garee postiga
โœ… Follow garee page-ka
โœ… Mention garee 3 saaxiibadaa ah
โœ… Commentiga ku qor kooxda guuleysaneysa iyo natiijada saxda ah iyo Goal u horeeya ciyaarayahank dhalin doona

โš ๏ธ Fiiro Gaar Ah:
โ— Qofka ugu horreeya ee si sax ah u saadaaliya ayaa qaadan doona abaalmarinta
โ— Edited comment lama aqbalayo
โ— Saadaasha waa in la soo gudbiyaa ka hor inta aysan ciyaartu bilaaban

๐Ÿ“ Kulanka waxaa si toos ah loogu daawan doonaa Beerta Ibnu Cabdalla habeenka dambe.

Hadda saadaali, nasiibkaagana tijaabi

09/07/2026

Gym Ibnu Abdalla ayaa dib u habeyn casri ah lagu sameeyay, iyadoo xarunta ay hadda leedahay qalab dhameestiran.
Sidoo kale, waxaa la qabtay xaflad dhiirrigelin ah oo lagu maamuusay ardayda hal saacleeyda kuwaas oo soo bandhigay isbeddel muuqda iyo jir dhis qurux badan oo ka dhashay dadaalkooda iyo joogteynta jimicsiga.

26/06/2026

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐Ÿ๐Ÿ”๐ค๐š ๐‰๐ฎ๐ฎ๐ง ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐ŸŽ‰๐Ÿ’™

Dhammaan ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ maalinta xoriyadda ๐Ÿ๐Ÿ”-๐ค๐š ๐‰๐ฎ๐ง๐ž. ๐Ÿ’™ ๐ŸŽ‰๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Sanadkaan kiisa kale ๐„๐ž๐›๐›๐ž ha inagu gaarsiiyo nabad iyo barwaaqo. ๐ŸŽ‰๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

10/06/2026

Team Aley iyo Team Wilyam ayaa caawa ku ciyaari doona Salaaxa Malaaqa Cumurey, iyadoo ciyaartu ay bilaaban doonto 8:30.

Xafladda Furitaanka Isbitaalka ๐ƒ๐ž๐ž๐ ๐š๐š๐ง ee Degmada ๐–๐š๐ง๐ฅ๐ž๐ฐ๐ž๐ฒ๐งMaanta waxaa si rasmi ah xarigga looga jaray Isbitaalka ๐ƒ๐ž๐ž๐ ๐š...
07/06/2026

Xafladda Furitaanka Isbitaalka ๐ƒ๐ž๐ž๐ ๐š๐š๐ง ee Degmada ๐–๐š๐ง๐ฅ๐ž๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง

Maanta waxaa si rasmi ah xarigga looga jaray Isbitaalka ๐ƒ๐ž๐ž๐ ๐š๐š๐ง ee Degmada Wanleweyn, kaas oo loogu talagalay inuu bulshada degmada iyo deegaannada ku xeeran siiyo adeegyo caafimaad oo tayo leh.

Munaasabadda furitaanka waxaa kasoo qeyb galay qeybaha kala duwan ee bulshada, maamulka degmada, odayaasha dhaqanka, haweenka, dhalinyarada iyo marti sharaf kale.

Bulshada Wanleweyn ayaa si weyn u soo dhaweysay furitaanka isbitaalka, iyagoo muujiyay rajada ay ka qabaan in uu fududeyn doono helitaanka daryeel caafimaad oo hufan.

Hambalyo shacabka Wanleweyn iyo dhammaan cid kasta oo ka qeyb qaadatay hirgelinta mashruucan muhiimka ah.

31/05/2026
Sawiro:Kulanka finalka champions league Arsenal vs PSGBeerta Ibnu Abdalla
31/05/2026

Sawiro:
Kulanka finalka champions league Arsenal vs PSG
Beerta Ibnu Abdalla

30/05/2026

Guddoomiyaha Arrimaha Bulshada Degmada Wanlaweyn, ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ ๐—œ๐—ฏ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—บ iyo Taliyaha Darawiishta, ๐’๐ฎ๐ฅ๐ž๐ฒ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐Œ๐š๐ฑ๐ฆ๐ฐ๐ž๐ ๐˜๐š๐ซ๐ž ayaa caawa bulshada kala qeyb galay daawashada ciyaarta u dhexeysa Arsenal iyo Paris Saint Germain oo si wadajir ah looga daawanayay Beerta Ibnu Cabdalla.

Ciyaarta ayaa lagu daawanayay jawi deggen oo ay bulshada iyo taageerayaasha kubadda cagtaba si wadajir ah ugu mahdiyeen.

29/05/2026

SAADAALI KULANKA ARSENAL ๐Ÿ†š PSG

Ma taqaanaa kooxda guuleysan doonta?

๐ŸŽ Ku guuleyso $10 Dollar!

Shuruudaha ka qeybgalka:
โœ… Like saar postiga
โœ… Share garee postiga
โœ… Follow garee page-ka
โœ… Mention garee 3 saaxiibadaa ah
โœ… Commentiga ku qor saadaasha saxda ah

โš ๏ธ Fiiro Gaar Ah:
โ—Hal qof kaliya ayaa ku guuleysan kara
โ—Qofka ugu horreeya ee si sax ah u saadaaliya ayaa qaadan doona $10-ka
โ—Edited comment lama aqbalayo

Natiijada waxaa lagu dhawaaqi doonaa marka ciyaarta dhammaato.

Hadda saadaali oo nasiibkaaga tijaabi!

Address

Sarta Dahabshiil
Wanlaweyn

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaafi Tv Wanlaweyn posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category