WALA WEYN MEDIA

WALA WEYN MEDIA NEWS IO WACDI

26/01/2023

Woow Wax maleh Gaaljecel Wax Maleh

Gudoomiyaha cusub ee degmada WANLAWEYN Waanu arki doonaa Wax qabadkiisa waxaa waajib nagu Ah inaan lashaqeeyno   media  ...
16/12/2022

Gudoomiyaha cusub ee degmada WANLAWEYN Waanu arki doonaa Wax qabadkiisa waxaa waajib nagu Ah inaan lashaqeeyno
media

10/12/2022

WAXBAA HELEY AAW GUUROOW DAGOOW.๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚



Yaaq biriweyne HUBEEER baa leh

09/12/2022

Allah unaxriisto adeer cusmaan abukar oo maqribkan ay dileen soo duulayasha galjecel

ู…ู† ู‚ุชู„ ุฏูˆู† ู…ุงู„ู‡ ูู‡ูˆ ุดู‡ูŠุฏ

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULA KULMAY MADASHA RIYAAD EE ISKAASHIGA CARABTA IYO SHIINAHA DHIGGIISA XI JINPINGRiyaad, Dis...
09/12/2022

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULA KULMAY MADASHA RIYAAD EE ISKAASHIGA CARABTA IYO SHIINAHA DHIGGIISA XI JINPING

Riyaad, Diseembar 9, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galaya Shirka Shiinaha iyo dalalka Carabta ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay dhigiisa dalka Shiinaha Mudane Xi Jinping.

Madaxweynaha ayaa la wadaagay Madaxweyne Jinping xaaladda dalka iyo dagaalka ka dhanka ah argagixisada, isagoo xusay guulaha wax ku oolka ah ee ay gaareen Ciidamada Soomaaliyeed oo kaashanaya bulshada deegaannada ay kuu dhuumaaleysanayaan argagixisada Alshabaab.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacbiga ah ee Shiinaha ayaa tilmaamay in dalkiisu ay mar waliba aaminsan yihiin midnimada iyo madaxbanaanida Soomaaliya, isagoo soo bandhigay sida ay uga goโ€™antahay garab istaaga Jamhruuiyaddda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan dagaalka ay kula jirto argagaxisada khawaaarijta, horumarinta kaabeyaasha dhaqaalaha iyo xaqiijinta qorshaha deyn cafinta.

Sidoo kale, Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlaya xiriirka taariikhiga ah ee labada dal iyo sida Shiinuhu ay saaxiib dhow ula ahaayeen dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, iyagoo fuliyey mashaariic dhaxal-gal ah oo ilaa maanta ay dheefsadaan shacabka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Riyaad ee dalka Sucuudiga ayaa halkaas kala qeyb galaya Madaxda, Amiirrada iyo Boqorrada dalalka Carabta Madadha Iskaashiga Shiinaha iyo Carabta oo lagaga arrinsanayo xoojinta xasilloonida mabdiqadda, horumarinta, isbeddelka cimilada iyo ganacsiga.

DHAMMAAD

Sariikiisha ciidanka X.D.S ee ku sugan Dagamada Wanlaweyn ee uu hor kacayay Taliyaha Guutada  7aad  ee 12 April korneel ...
07/12/2022

Sariikiisha ciidanka X.D.S ee ku sugan Dagamada Wanlaweyn ee uu hor kacayay Taliyaha Guutada 7aad ee 12 April korneel Axmed gaashaan Abaanduulaha Guutada iyo Taliyaha ururka 64,aad Cali Cabdulaahi Halac taliye Booliska Dagmada iyo taliyayaal kale oo kasocday ciidanka X.D.S iyo maamulka Dagmada Wanlaweyn ayaa waxa ay manta lakulmeen Odayaasha Dhaqanka Dagmada

saraakiishaan ayaa waxa ay u imaadeen Dagmada Wanlaweyn Barista dil loogugystay laba kamid ah ciidanka xooga Dalka somaliyeed kuwaa oo ladilay tariikhda makii ay eheed sadaxdii bishan,
saraakiisha ayaa odayaasha waxa ay kala hadleen sidii loosoo qaban lahaa dadkii kadambeeyay dilkaasi cadaaladana loomarsiin lahaa odayaasha ayaa dhankooda waxa balanqaadeen in lashaqeyn doonaan ciidamada.

Degmada w,weyn oo xaladeda kasii dartey hada waxaa war iga soo gaaraya gudaha degmada in ay qabteen ciidanka halac ciida...
07/12/2022

Degmada w,weyn oo xaladeda kasii dartey hada waxaa war iga soo gaaraya gudaha degmada in ay qabteen ciidanka halac ciidamo horey ugu tirsanayeen kuwaas oo bel ahaan loogu qabsadey xerada bela doogle masuurta galaa in ciidan kadirsan militiriga loo beek sado aano qabiil Laguna afduubto xeradooda ciidanka ay katirsanaayeen ciidanka qabiil ahaan loo beeksadey oo laqabtey waxaa kamid ah liiban siidow siid cali intaba horey waxey ugu tirsanaayeen ciidanka militiriga guutada 64aad ururka 7waad ee 12ka abriil

Masha Allah kadib guushii marooco
06/12/2022

Masha Allah kadib guushii marooco

06/12/2022

JAWAAB KULUL____oo ka soo yeertey
Beeesha HUBEEER

05/12/2022

EX Xildhibaan mohamed abdikariim
Ayaa runta usheegey beel rabto iney boobto Dhul HUBEEREED
๐Ÿ‘€WALA WEYN MEDIA

Address

Wanlaweyn

Telephone

+252612155563

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when WALA WEYN MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to WALA WEYN MEDIA:

Share