08/09/2025
Deg Deg Ah
Howlgal kooban Oo ka dhacay Duleedka Deg.xarardheere Ayaa Lagu Soo Qabtay Laba Dhagarqabe Oo Indho h**e U,ahaa Argagaxisada isku Urursanaaya Meesha Lagu Magacaabo Bacadka Farax Adan. Maleeshiyaadka La qabtay Ayaa Watay Mooto Fekon Iyo Mobilo Gaaraaya Ilaa 6 Xabo.