Galawadhile Media

Galawadhile Media ugu kaalay warbixin sugan Galawadhiile Media

28/02/2026

Waa hawada Talaabiib iyo hada

28/02/2026

🚨🔴DEG DEG: QADAR, IMAARAAD, BAXRAIN, ISRAIL iyo KUWAIT WAXAA HADA KU HOOBANAYA GANTAALO

🚨🔴🔥DEG DEG: Saxaafada Bariga Dhexe ayaa qoraysa in Aayatullah Cali Khamenei ladilay meydkiisana lagasoo saaray dhismaha ...
28/02/2026

🚨🔴🔥DEG DEG: Saxaafada Bariga Dhexe ayaa qoraysa in Aayatullah Cali Khamenei ladilay meydkiisana lagasoo saaray dhismaha hoostiisa.

28/02/2026

Airport-ka Dalka Kuwait oo Khasaare Balaadhan Kasoo Gaadhay Gantaalaha Ira*n ay ku Garaacaday Halkaas

28/02/2026

Mareykanka wuxuu soo bandhigay qaabka uu maanta u weeraray Iran

Raadaar qiimahiisu yahay 1 Billion oo doolar oo laga burburiyay mareykanka.Sawirro lagu qaaday dayax-gacmeed ayaa muujin...
28/02/2026

Raadaar qiimahiisu yahay 1 Billion oo doolar oo laga burburiyay mareykanka.

Sawirro lagu qaaday dayax-gacmeed ayaa muujinaya qasaare weyn oo gaadhay raadaar Maraykanka u yaalay saldhig uu ku lee yahay dalka Baxrayn oo noociisu yahay ANP/FPS-132.

Raadaarkaan ayaa qiimihiisa lagu sheegay inuu kabadan yahay $1 Billion oo lacagta mareykanka.

Iran ayaa ku burburisay raadaarkaan duqeyntii maanta ay la eegatay saldhig mareykanka ee Baxrayn taas oo lagu fuliyay diyaarad drone oo ah nooca is qarxiya.

28/02/2026

Iran oo sheegtay in ay duqeysay dhisme ku dhegan Burj Khalifa oo sirdoonka Israal ee MOSSAD xarun ah

> Daljir Media

28/02/2026

Yaab. Mid meeshaan Baxrain wuxuu duubay drone ku dhaceyso dabaqa qeybta ka saraysa.

Abdi Nor iftin
28/02/2026

Abdi Nor iftin

25/02/2026

Sh
Sheekheeni wayna oo caawa ku sugan safaari hotel

23/02/2026

DEG DEG: Dhacdo naxdin badan oo lagu arkay dhakhtarka weyn ee Borama.

Masuliyiinta xarunta Hiil-Qur'aan ayaa booqday qaybta lagu maydho kelyaha ee isbitaalka Borama iyagoona indhaha soo saaray xaaladan halista Badan.

Ogsonow arintani waxay u baahantahay talo guud iyo gurmad deg-deg ah si wax looga qabto arintaasi.

22/02/2026

Jibriil yoonis waxaan leehay cadkiina doonta anaka wax aan idiin Soo sidno ma jirto in badan ayaad naga xishooten

Xildhibaan Axmed yaasin Miigan

Address

Borama
Xeego

Telephone

+252634452163

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galawadhile Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Galawadhile Media:

Share