Bakool Media

Bakool Media Bakool Media waxa waaye warbaahin madax-banaan waxaad ka heshan warar iyo warbixino Xaqiiqo ku saleysan

  Laamaha amniga magaalada xuddur ayaa..Dhaman Bulsha weynta kudhagan Degmada Hudur waxa la'ogahinaya in lagabilabo Caaw...
12/12/2025


Laamaha amniga magaalada xuddur ayaa..
Dhaman Bulsha weynta kudhagan Degmada Hudur waxa la'ogahinaya in lagabilabo Caawa Bondowgii laga dhigey 11: 00 PM habenimo .

Laga bilaabo Caawa Megaalada waxa laga kala hooyan donaa 11:00 PM

Trkh:12.12.2025Waxa Heshiis Hordhac ah laga gaaray dhacdooyinkii degmada xuddur ka dhacay ee u dhexeeyey beelaha walaala...
12/12/2025

Trkh:12.12.2025
Waxa Heshiis Hordhac ah laga gaaray dhacdooyinkii degmada xuddur ka dhacay ee u dhexeeyey beelaha walaalaha ah ee Hadame iyo Luwaay.

Heshiiska waxa garwadeyn ka ah Odayaasha dhaqanka Sagaal iyo Sideed oo garab ka helaya maamulka oo usbuucyadii la soo dhaafsy ku howlanaa nabadeynta iyo in walaalaha dhexdooda maslaxa la dhigo.

11/12/2025

Waakaa Macalin awkey iyo Tababarkiisa...

Taliyaha Ciidamada boliiska gaarka ah ee Dowlada koonfur galbeed, Gaashaanle Sare Isaaq Ali Isaaq (Meedey) ayaa xafiiski...
10/12/2025

Taliyaha Ciidamada boliiska gaarka ah ee Dowlada koonfur galbeed, Gaashaanle Sare Isaaq Ali Isaaq (Meedey) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Degmada Baraawe ahna Duqa Caasimada KGS Omar Abdullahi Mohamed, waxaana wehliyay Gudoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada Degmada iyo Taliyaha Booliska Baraawe.

Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda amniga degmada Baraawe, xoojinta wada shaqeynta ciidamada iyo maamulka degmada, iyo dardargelinta howlaha nabadgelyada.

Taliyaha Daraawiishta ayaa bogaadiyey taageerada maamulka degmada iyo shaqada ay ciidamada ka wadaan ilaalinta amniga caasimadda KGS.
Taliska Ciidanka Booliiska Gaarka ah DKGS

10/12/2025

Saaxiib kiis ee difaaca ku wada jireen ayuu dilay balse Nasiib Wanaagaa waa la qabtay isagoo baxsad ah. Maxaa ka dhacay Laanta buuro. Bakool Media

10/12/2025

Nabadoonada Sagaal iyo Sideed ee ku sugan magaalada xuddur ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee Hadamo iyo Luwaay...

09/12/2025

Taliye Yonis Aadan Hassan.....

08/12/2025

MACALIN AWKEY. ..TUSAALE BIXINAAYA...

08/12/2025

Tabarka ciidanka ciidanka police Xuddur

08/12/2025

Waryaaa Macalin awkey oo s fcn..... u wada

07/12/2025

Howsha wey socotaa asxaabta.... fariin u reeb awkey

07/12/2025

Midig salaan saar...... awkey..

Address

Tv
Xuddur
VEDIO

Telephone

+252618706419

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bakool Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bakool Media:

Share

Category