Abdikani Hussein

Abdikani Hussein I went to send News and journalism

UPDATE: Sacuudiga ayaa muujiyay inuu sare u qaaday iskaashigiisa Soomaaliya , iyadoo markii u horreysay la arkayo kulama...
07/03/2024

UPDATE: Sacuudiga ayaa muujiyay inuu sare u qaaday iskaashigiisa Soomaaliya , iyadoo markii u horreysay la arkayo kulamada arrimaha Soomaaliya inay xaadirayaan saraakiisha sare ee Sacuudiga.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Sacuudiga, Amiir Faysal Bin Farxaan wuxuu xaadiray laga soo billaabo Jannaayo, dhammaan shirarka la xiriiray arrimaha Soomaaliya ee dibadda ka dhacay oo uu ugu dambeeyay shir barbar socday kulanka 161-aad ee Golaha Jaamacadda Carabta oo ka furmay magaalada Qaahira, kaaso looga hadlay ilaalinta madax bannaanida dhuleed ee Soomaaliya. Soddonkii sanno ee u dambeysay Sacuudiga wuxuu ahaa mid hoos u dhigay maqamka Soomaaliya ee hadda uu dib u hagaajinayo, arrimaha Soomaaliya waxaa ku matali jiray Sacuudiga saraakiil darajo dhexe leh,waxaa lagu sheegaya xilli h**e isbeddelkan inuu ka yimid Sacuudiga oo arkaya sida uu u go’ayo xiriirka Imaaraadka iyo Muqdisho.

07/03/2024

Address

دمشق

Telephone

+4915214194791

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdikani Hussein posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdikani Hussein:

Share