Golden visa

Golden visa Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Golden visa, Media/News Company, Sıhhıye.

Page kan Waxa Uu Khuseeya Bukaanada Kelyuhu fadhiisteen Iyo Sidii Ay U Heli Lahaayeen Dhakhaatiir Takhusus Dheeraad Ah Leh oo Dalka Turkeyga Haday noqoto Qaliinada Kelyo bedelista oo Qiimo macquula Ah iyo Haday Noqoyo Talo siintaba.

Mudane/Marwo Bukaan Haddii ay Kelyuhu Ku Fadhiisteen is Diiwaan Geli Liiska Helista Deeq Bixiye Kuu Saara Keli.MAHADSANI...
29/07/2022

Mudane/Marwo Bukaan Haddii ay Kelyuhu Ku Fadhiisteen is Diiwaan Geli Liiska Helista Deeq Bixiye Kuu Saara Keli.
MAHADSANID.

ILAAHAY MAHADII MAANTA WAXAA LAGU GUULAYSTAY BEDELISTA KELIDA AXMED OO MUDO LA IL DARNAA KALYO FADHIIISAD.
18/04/2021

ILAAHAY MAHADII MAANTA WAXAA LAGU GUULAYSTAY BEDELISTA KELIDA AXMED OO MUDO LA IL DARNAA KALYO FADHIIISAD.

KELLI NOOCA DHIIGEEDU YAHAY O+ AYAA DIYAAR AH CIDDII DANAYNAYSA.
11/04/2021

KELLI NOOCA DHIIGEEDU YAHAY O+ AYAA DIYAAR AH CIDDII DANAYNAYSA.

MUTABARAC DIYAAR AH DHIIGIISUNA YAHAY A+ CIDII DANAYNAYSA.
10/04/2021

MUTABARAC DIYAAR AH DHIIGIISUNA YAHAY A+
CIDII DANAYNAYSA.

Qaar Kamida CUSBITAALADA Aan Cidhiidhka La Leenahay.
10/04/2021

Qaar Kamida CUSBITAALADA Aan Cidhiidhka La Leenahay.

Waxa Laga Yaaba In Kelyahaagu Bukaan Adoon OgaynWaxa Haboon In Aad 6 biloodba Hal mar Basdho caafimaadka kelyahaaga.Waxa...
10/04/2021

Waxa Laga Yaaba In Kelyahaagu Bukaan Adoon Ogayn
Waxa Haboon In Aad 6 biloodba Hal mar Basdho caafimaadka kelyahaaga.
Waxa jira Xubno Iskood Uga Bugsada Xanuunada, Sida Maqaarka iyo xubno jale.
Waxa kale oo jira Xubno aan ka bugsan xanuunada kudhaca Sida WADNA,MASKAX,BEERKA Iyo KELYAHA.
Hadaba maxaa Keena Fadhiisadka Kelyaha Waxa Sababa
1:Milixda
2:Sonkorta
3:Kaadida.
4:Dhagaxaanta kelyaha

1=>Milixda Oo Cuntada Lagu badiyi Ama Qofka Oo Caadaysta Raamsiga mimixda.

2=>Sonkora imbadan ee Goonida Afka Loogu Macaaneeyo iyo cabitaanada Sonkortu ku badantahay Sida SHAAHA iyo Cabitaanada Qaboo.

3=>Kaadida Oo Laysku celiyo Ama Suuliga lagsla daaho.

4=>Dhagaxaanta kelyaha fadhiista oo ay sababaan Caruurnimada Ciida Ay caruurtu Cunto Iyo
Dhulka Qabaw Ee Lagu socdo Bilaa Kabaha Ama Bilaa Sharbaadka.

Fadlan kyuhuWaa Lama Huraan Ee Ilaali caafimaadkooda.

MAHADSANID

ILAAHAY MAHADII WAXA ISA SOO TARAYA BUKAANADA LAGU GUULAYSTAY HELITAANKA KELI NOOCOODA AH IYO QALIINKIIBA MANSHALAH.
10/04/2021

ILAAHAY MAHADII WAXA ISA SOO TARAYA BUKAANADA LAGU GUULAYSTAY HELITAANKA KELI NOOCOODA AH IYO QALIINKIIBA MANSHALAH.

Address

Sıhhıye

Telephone

+905398456760

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Golden visa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Golden visa:

Share