Mire Media Group

Mire Media Group Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mire Media Group, Social Media Agency, Ankara.

04/07/2023

Aabihii Qoyska oo ahaa Macalin dugsi Qur'aan iyo 3 caruur ah ayaa geeriyootay hooyadii iyo 2 caruur ahna waa dhaawac kadib markii uu madfac kau habsaday gurigooda Sade Cabdi Tahliil

21/06/2023

Xildhibaan Maxamed Cabduqaadir "Qadiyadda Hiiraan kuma Xerno Cali jeeyte oo la badalay iyo magacaabida Sufuroow, balse rabitaanka shacabka ayaa shaqeeynayo"Xildhibaan Maxamed Cabduqaadir "Qadiyadda Hiiraan kuma Xerno Cali jeeyte oo la badalay iyo magacaabida Sufuroow, balse rabitaanka shacabka ayaa shaqeeynayo"

02/06/2023

Hadaa ani Lii i dooraneyn waa banadaa😂masoconeysoh😂😂😂

01/06/2023

Faadumo Maxamuud”Hooyadeey iyo Aabahey Miyiga ayeey ku dhasheen oo wax mabaran lakiin anigaa curad u ah oo Dugsiga Sare u dhameeyey waxeyna farxad la sugi la’yihiin intaan guriga ugu tagayo”

01/06/2023

Sheekh Xuseen Cali Jabuuti oo La Ooyay Markuu Kasheekeyay Naxariistii Nabi Maxamed Sallalahu calayhi wasallam

01/06/2023

Kadib guushii Galmudug ee kulankii furitaanka tartanka taageerayaasha maamul Gobaleedyada iyo G. Banaadir ciyaaryahan lii caato oo hawada hanjabaad u mariyey....

Puntland 0-2 Galmudug


01/06/2023

Boqolaal Arday oo uu usoo dhamaaday imtixaankii Shahaadiga ahaa ee dugsiga sare oo soo buux-dhaafiyey fagaaraha taalada Daljirka Dahsoon ee Muqdisho.

30/05/2023

Sheikh Xuseen Cali Jabuuti hadaad “Aragto gabar qaad ama jaad Gado ogoow waa mid ladayacaye”

30/05/2023

Basodiir oo ciidankii jaqalo bir dhulka la jaray vedeogaan dhamayso adaa qosli doonee🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

30/05/2023

Arday maanta xeratay isgooyska Zoobe kadib markii loo diiday in ay galaan imtixaanka dowlada.

08/04/2023

dumarka vs raga 😂

25/03/2023

Faadumo soon qaad😂part(2)😂😂

Address

Ankara

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mire Media Group posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share