Himilo Somali Dreams

Himilo Somali Dreams Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Himilo Somali Dreams, Social Media Agency, Ankara/Turkey, Ankara.

Helping Somali students access fully funded scholarships & international job opportunities.
πŸŽ“ Education | 🌍 Global Jobs | πŸ’‘ Empowerment
πŸ“ž +252 66 1581383 | πŸ“Cairo, Egypt πŸ‡ͺπŸ‡¬

πŸŒ™ HIMILO SOMALI DREAMS πŸŒ™βœˆοΈ Safar Cibaado oo Kugu Dayda QalbigaπŸ•‹ Xirmooyin Umrah oo Dhameystiranβ€” Raaxo β€’ Kalsooni β€’ Adee...
30/12/2025

πŸŒ™ HIMILO SOMALI DREAMS πŸŒ™
✈️ Safar Cibaado oo Kugu Dayda Qalbiga

πŸ•‹ Xirmooyin Umrah oo Dhameystiran
β€” Raaxo β€’ Kalsooni β€’ Adeeg Daacad ah β€”

🏨 Hotel Middle Class
πŸ’° Qiime: $1,295 oo Kaliya

βœ… Visa Umrah
βœ… Hoy Raaxo leh
βœ… Gaadiid Dhameystiran
βœ… Duulimaad Go & Back
βœ… Hagid iyo Daryeel Buuxa

🀲 Ku rumoobi riyadaada cibaado
✨ Annagaa ku garab taagan talaabo kasta

πŸ“ž La xiriir Himilo Somali Dreams
β€” Safarkaaga Cibaado, Himiladeenna β€”

19/12/2025

Sanad Cusub, Nolol Cusub, Deeq Waxbarasho Caalami ah βœˆοΈπŸŽ“ | Himilo Somali Dreams

Sanadka 2025 wuu dhammaanayaa…
Waxaa bilaabanaya sanad cusub, rajjo cusub, iyo qorshayaal cusub.

Laakiin su’aasha is weydiinta mudan waa:
πŸ‘‰ Qorshahaaga sanadka cusub ma ku jirtaa inaad hesho deeq waxbarasho caalami ah?
πŸ‘‰ Ma rabtaa nolol ka duwan tii aad hadda ku nooshahay?

Aan runta ka hadalno.
Soomaaliya k**a jirto hay’ad ama dowlad si buuxda u taageerta waxbarashadaada, shahaadooyin badanna lama aqoonsanaβ€”taasoo mustaqbalkaaga halis gelin karta.

Laakiin maanta, xalka wuu jiraa.

✨ HIMILO SOMALI DREAMS waxay kuu furtay albaabka
πŸŽ“ Deeqo waxbarasho oo buuxa (Full-Funded Scholarships)
🌍 Waxbarasho caalami ah oo la aqoonsan yahay
πŸš€ Nolol cusub iyo fursado aan xad lahayn

⏰ Ogow: Waqtigu wuu kooban yahay.
Diiwaan-gelintu waxay socotaa December ilaa January.
Fursaduhu way xirmayaan, sanadka cusubi wuu bilaabanayaa.

❗ Ha noqon qofka mar kale leh β€œHaddii aan ogaan lahaa…”
πŸ”₯ Noqo qofka maanta go’aansada.

πŸ“© Maanta nala soo xiriir, kuna bilow safarkaaga mustaqbalka.
Himilo Somali Dreams β€” Xalka riyadaada.









DEEQ WAXBARASHO OO BUUXDA BAA HIMILO KUUGU DIYAAR AH KAFAAIDAYSO | FURSADDAHA YURUB! πŸ‡ͺπŸ‡ΊπŸŽ“Ma dooneysaa inaad Wax ku barato...
06/12/2025

DEEQ WAXBARASHO OO BUUXDA BAA HIMILO KUUGU DIYAAR AH KAFAAIDAYSO | FURSADDAHA YURUB! πŸ‡ͺπŸ‡ΊπŸŽ“

Ma dooneysaa inaad Wax ku barato mid kamid ah in ka badan 15 wadan oo Yurub ah?
Fursadan dahabiga ah hadda waa kuu diyaar! ✨

HIMILO SOMALI DREAMS waxay kuu fududeynaysaa:
βœ… Xarayn deg-deg ah
βœ… Deeqo waxbarasho oo dhab ah
βœ… Ku habboon grade walba
βœ… Fududeynta application-ka iyo hagitaan buuxa

Ha ka harin fursad kaa beddeli karta mustaqbalkaaga!
Apply Now oo bilow safarkaaga waxbarasho ee Yurub! πŸŒπŸ“š

πŸ“ž +252 661 581 383
🌐 www.himilosomali.com

βΈ»

Hashtags:

πŸŽ“πŸŒ

🏒 Shirkadda Himilo Somali Dreams ayaa si rasmi ah Shaaca Uga Qaaday inay u xaraynaysa ardayda Soomaliyeed ee doonaysa de...
20/10/2025

🏒 Shirkadda Himilo Somali Dreams ayaa si rasmi ah Shaaca Uga Qaaday inay u xaraynaysa ardayda Soomaliyeed ee doonaysa deeqdan Waxbarahsho Ee Qaaliga ah!

QATAR UNIVERSITY SCHOLARSHIPS 2025/2026 βœ¨πŸŽ“
Fursad Dhamaystiran oo Deeq Waxbarasho ah!
Waxaa si rasmi ah loo furay codsiyada Qatar University, jaamacad heer caalami ah oo bixisa deeqo waxbarasho buuxda (Fully Funded) ee heerarka Bachelor, Master & PhD.

🌍 Faa’iidooyinka Deeqda:
βœ… Waxbarasho bilaash ah (tuition fee free)
βœ… Hoy & Cunto bilaash ah
βœ… Mushahar bille ah
βœ… Caymis caafimaad & tigidh diyaaradeed

πŸ“š Kuliyadaha lagu dalban karo:
β€’ Daawo & Kalkaalinta
β€’ Injineernimo & Tiknoolaji
β€’ Maamulka & Dhaqaalaha
β€’ Shareeca & Cilmiga Islaamka
β€’ Culuumta Bulshada & Fanka
β€’ Waxbarashada & Sayniska

🏒 Shirkadda Himilo Somali Dreams ayaa si rasmi ah u xaraynaysa ardayda doonaysa deeqdan.

πŸ“‹ Shuruudaha Lagaarabo Si aad u Hesho Scholarship-ka:
1️⃣ Passport
2️⃣ Sawir (Passport size)
3️⃣ Shahaado & Transcript
4️⃣ Warqadda Aqlaaqda (School ama Jaamacad)
5️⃣ Police Clearance
6️⃣ Medical Certificate
7️⃣ CV (Curriculum Vitae)

πŸ’΅ Kharashka Diiwaangelinta (Application Fee): $180

πŸ“© Nala Soo Xiriir Maanta!
Himilo Somali Dreams – Scholarships & Visa Agency
πŸ“ Xafiiska Galkacyo
πŸ“ž +252 661581383
βœ‰οΈ [email protected]
🌐 β€œHimilo β€” Riyadaada Waxbarasho waa Meesha Aan Ku Rumeyno.”

18/10/2025

Ma ogtahay in hal go’aan uu beddeli karo noloshaada?
Waxbarasho, shaqo ama safar β€” Himilo Somali Dreams waa halka riyo kasta ay noqoto xaqiiqo!
Your Dream, Our Mission. πŸ’«


πŸ”–

🌸 Jimce Mubaarak! 🌸Maalintan barakaysan waa maalinta iftiinka, cafiska, iyo ducada la aqbalo.Qalbiga nadiifi, dadka u na...
17/10/2025

🌸 Jimce Mubaarak! 🌸
Maalintan barakaysan waa maalinta iftiinka, cafiska, iyo ducada la aqbalo.
Qalbiga nadiifi, dadka u naxariiso, Allena u dhowow salaad iyo istighfaar. 🀍
πŸ•‹ Ilaahay ha kuu barakeeyo maalinta Jimcaha, hana kuu furo albaab kasta oo kheyr ah.

✨ β€œQofkii Jimcaha duceysta, Ilaahay wuu maqlaa β€” xilliga ugu barakada badan.” ✨

πŸŽ“βœ¨ OGAYSIIS 10 MAALMOOD KALIYA AYAA KA HARSAN DEEQAHA WAXBARASHO EE FULL SCHOLARSHIPS KA EE HIMILO SOMALI DREAMS”Fursad ...
05/10/2025

πŸŽ“βœ¨ OGAYSIIS 10 MAALMOOD KALIYA AYAA KA HARSAN DEEQAHA WAXBARASHO EE FULL SCHOLARSHIPS KA EE HIMILO SOMALI DREAMS”
Fursad Dahabi ah oo Waxbarasho Bilaash ah!
Deeqaha waxbarasho ee Himilo Somali Dreams ayaa hadda furan β€” ha moogaanin!
πŸ‘‰ Waxbarasho buuxda oo lacag la’aan ah
πŸ‘‰ Cunto iyo hoy bilaash ah
πŸ‘‰ Tikidh diyaaradeed oo buuxa
πŸ‘‰ Lacag bille ah oo nolosha ardayda lagu taageerayo

⏰ 10 maalmood oo kaliya ayaa ka harsan!
Soo gudbi codsigaaga maanta ka hor inta aysan boosaska dhammaan!
πŸ“ž Wixii faahfaahin ah: +252-661581383

πŸš€ Ka faa’iidayso 30% Discount gaar ah!
Hada iska diiwaangeli oo hel mustaqbal ifaya!

Ma rabtaa inaad shaqo ama ganacsi ka samaysato dibadda? βœˆοΈπŸ’ΌHimilo Somali Dreams ayaa kuu fududaynaysa riyadaada! πŸŒŸβœ… Haba...
01/10/2025

Ma rabtaa inaad shaqo ama ganacsi ka samaysato dibadda? βœˆοΈπŸ’Ό
Himilo Somali Dreams ayaa kuu fududaynaysa riyadaada! 🌟

βœ… Habaynta Fiisaha Ganacsiga
βœ… Helitaanka Ogolaanshaha Shaqo
βœ… La-talinta Sharciyada
βœ… Nidaam Degdeg ah oo Ammaan ah

Shaqadaada iyo mustaqbalkaaga caalamiga ah halkaan ayuu ka bilaabmayaa! πŸš€

πŸ“ž Nala soo xiriir: +252-661-581383
🌐 Macluumaad dheeraad ah: www.himilosomalidreams.com

πŸ“’ Ogeysiis Muhiim ah!⏰ Waqti kooban ayaa ka harsan SCHOLARSHIP-ka Canada πŸ‡¨πŸ‡¦ USA πŸ‡ΊπŸ‡Έ Japan πŸ‡―πŸ‡΅ iyo China πŸ‡¨πŸ‡³ Fursaddaada ha ...
23/09/2025

πŸ“’ Ogeysiis Muhiim ah!
⏰ Waqti kooban ayaa ka harsan SCHOLARSHIP-ka Canada πŸ‡¨πŸ‡¦ USA πŸ‡ΊπŸ‡Έ Japan πŸ‡―πŸ‡΅ iyo China πŸ‡¨πŸ‡³
Fursaddaada ha seegin – isdiiwaangeli hadda si aad uga mid noqoto ardayda ku guuleysta deeqdan waxbarasho qiimaha leh! πŸŽ“βœˆοΈ

Laxiriir Number WhatsApp ka [+252-661581383]

πŸ“’ Ogeysiis Muhiim ah!⏰ Waqti kooban ayaa ka harsan SCHOLARSHIP-ka USA πŸ‡ΊπŸ‡Έ.Fursaddaada ha seegin – isdiiwaangeli hadda si ...
16/09/2025

πŸ“’ Ogeysiis Muhiim ah!
⏰ Waqti kooban ayaa ka harsan SCHOLARSHIP-ka USA πŸ‡ΊπŸ‡Έ.
Fursaddaada ha seegin – isdiiwaangeli hadda si aad uga mid noqoto ardayda ku guuleysta deeqdan waxbarasho qiimaha leh! πŸŽ“βœˆοΈ

Laxiriir Number WhatsApp ka [+252-661581383]

Waxaa la joogaa maalin kheyr badan, maalin ducada iyo naxariista Ilaahay aad loo helo.U samee qalbigaaga nadiif, salaadd...
05/09/2025

Waxaa la joogaa maalin kheyr badan, maalin ducada iyo naxariista Ilaahay aad loo helo.
U samee qalbigaaga nadiif, salaadda ku dadaal, ducana ha iloobin. 🀲

πŸ•Œ β€œSalaadda Jimcaha waa iftiin iyo barako u ah nolosha Muslimka.”

βΈ»

Hashtags:

05/09/2025

Fursad Dahabi ah: Deeqaha Waxbarasho ee Sanadkan loogu talagalay Ardayda Dhammeeyay Dugsiga Sare iyo Kuwa horay Udhameeyay!

Address

Ankara/Turkey
Ankara
09010

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Himilo Somali Dreams posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share