Jiil media Pro

Jiil media Pro welcome kanaalkan kuwa kale wuu ka duwanyahy isha ku haay fallowda na ha naga baqiilin plz

10/11/2025

Guryihii lagu gubay Wanlaweyn waxaa ku geeriyooday dhammaan Hooyo iyo Afarteeda caruur 😢 ilaheyow cuqubo ku rid kuwa saa...
09/11/2025

Guryihii lagu gubay Wanlaweyn waxaa ku geeriyooday dhammaan Hooyo iyo Afarteeda caruur 😢 ilaheyow cuqubo ku rid kuwa saas wax yelay oo tus xanuunka ey ledahy in qof la dulmiyo oo gardaro deb loogu qabto

09/11/2025

Gabadhan abaheed iska so saara 🤣😅

Somaliyee aan istaagno oo dadkena aan kala ceshano mar hoyo jidka ku dhasho mar qabiilada lesku diro oo ey is gubaan sxp...
09/11/2025

Somaliyee aan istaagno oo dadkena aan kala ceshano mar hoyo jidka ku dhasho mar qabiilada lesku diro oo ey is gubaan sxpayaal ma waxan ka lidanaa dadkii iska hor lexiyay oo dalkoda wax ka bedelay

07/11/2025

Jamad waa lajamad wlhi lkn waxan aad warejeyso iska daa adiga bulshada isku diraye 🤣

07/11/2025

Weliga hoyada hadalkeda haka dhega adeegin #

Koonfur Afrika ayaa shan dhibcood ku hogaamineysa isreebreebka Koobka Adduunka ee Afrika 2026. AFP Koonfur Afrika ayaa 2...
10/06/2025

Koonfur Afrika ayaa shan dhibcood ku hogaamineysa isreebreebka Koobka Adduunka ee Afrika 2026. AFP Koonfur Afrika ayaa 2-0 ku garaacday Benin Talaadadii si ay shan dhibcood ugu hoggaamiso isreeb-reebka Koobka Adduunka ee Afrika 2026, laakiin faa'iidada waa la dhimi karaa haddii ay soo galaan ciyaaryahan aan u qalmin usbuucii h**e.

Kooxihii waaweynaa uu usoo ciyaaray ugu yaraan midwalbaa 100 Gool ayuu usoo dhaliyay iminka Nassr 99 gool ayuu u dhaliya...
10/06/2025

Kooxihii waaweynaa uu usoo ciyaaray ugu yaraan midwalbaa 100 Gool ayuu usoo dhaliyay iminka Nassr 99 gool ayuu u dhaliyay

Xili uu sii joogay Kooxdaas ayaa ka dhigan inuu Rikoorkaas baasi doono maxey kula tahay adi Haldoor Really

Tani waa Madrideyda Anigaaba idinka jaceyl badan ayuu yiri Xabi Alonso oo Shaqo galay isuna diyaarinayo kulanka Al Hilal...
10/06/2025

Tani waa Madrideyda Anigaaba idinka jaceyl badan ayuu yiri Xabi Alonso oo Shaqo galay isuna diyaarinayo kulanka Al Hilal ee 18-ka bishan

Gacan bad baado ayey ku jirtaa Camal Real hada maxey kula tahay

"I am responsible for my family after the loss of my father, and every day I try to appear strong despite the brokenness...
26/05/2025

"I am responsible for my family after the loss of my father, and every day I try to appear strong despite the brokenness. This image is not a fantasy, but a real pain. The occupation's heinous crime against the aid workers in Deir al-Balah is not only an assault on the lives of innocent people, but an assassination of the hope in our hearts. We waited for life with every truck, only to find it brought us death. How long will we continue to bury our loved ones under the banner of 'aid'?"

"Aniga ayaa mas'uul ka ah qoyskayga ka dib geeridii aabbahay, maalin kasta waxaan isku dayaa inaan u muuqdo mid xooggan inkastoo jaban. Sawirkani maaha mid khiyaali ah, laakiin waa xanuun dhab ah. Dembiyada foosha xun ee ka dhanka ah shaqaalaha gargaarka ee Deir al-Balah ma aha oo kaliya weerar lagu qaado nolosha dadka aan waxba galabsan, laakiin waa dil rajada ah ee qalbiyadayada. Waxaan sugaynay nolol dheer si aan u helno nolol dheer. kuwa aan jecelnahay ee hoos yimaada calanka 'gargaarka'?"

24/05/2025

What is real Madrid 🤣

Hoyo somalyeed aya magalada buuhodle ku dhashay cunugan wuuna saqiray waa umista alle balse waxa nagala rabaa inaan ku t...
24/05/2025

Hoyo somalyeed aya magalada buuhodle ku dhashay cunugan wuuna saqiray waa umista alle balse waxa nagala rabaa inaan ku tusala qadano

Address

Istanbul
Bağcılar

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jiil media Pro posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share