Bogcad Media

Bogcad Media Bogcad Media kala soco muuqaalo iyo warbixino ku xiiso galiya.

Madaxweyne Xasan Shiikh tillaabo nuucee ah ayuu ka qaadi karaa Somaliland, Puntland iyo Jubbaland oo raalli ka ah faroga...
13/01/2026

Madaxweyne Xasan Shiikh tillaabo nuucee ah ayuu ka qaadi karaa Somaliland, Puntland iyo Jubbaland oo raalli ka ah farogalinta Imaaradka Carabta?

12/01/2026

Cajiib: Imaaraadka waa dowlad cadow oo lagu shaqeysto subxaanalah

Madaxweynihii ugu horreeyay ee burburkii kaddib ku dhiirada inuu Salaada Jimce ku tukado Suuqa Bakaaraha.Dalka waa nabad...
09/01/2026

Madaxweynihii ugu horreeyay ee burburkii kaddib ku dhiirada inuu Salaada Jimce ku tukado Suuqa Bakaaraha.

Dalka waa nabad iyo barwaaqo

Farmaajo "Waxaan ka digayaa doorasho hal dhinac oo nin gaar ah isku caano shubo"
22/12/2025

Farmaajo "Waxaan ka digayaa doorasho hal dhinac oo nin gaar ah isku caano shubo"

14/12/2025

Ma nooli 😂

09/12/2025

Waa Aamini ladahay😭😁😁

07/12/2025

Saxaaf waa tuug tuug dhalay wlhi

06/12/2025

sundus oo qaabka YouTube-ka looga dhacay dadka u sharaxeydo

29/11/2025

Soomaali loola dhaqmayo sidii YH u burburisay dhulka Flstiin.

Qoys Jiingadaha gurigooda Xaraashaya, waa Xaafadda Eenaayo ee Magaalada Muqdisho.Runtii looma dulqaadan karo hab dhaqank...
24/11/2025

Qoys Jiingadaha gurigooda Xaraashaya, waa Xaafadda Eenaayo ee Magaalada Muqdisho.

Runtii looma dulqaadan karo hab dhaqanka, beenta iyo caga jugleynta Ganacsatada iyo amraneyaasha loo soo diray Xaafadda Eenaayo ee degmada Yaaqshiid.

Dadkii baa guryaha laga saarey, ma jirin qorshe ama damiir adeegaya. Dad shaqaale ah oo gaaraya 500 ruux ayaa guryaha burburinayay, iyagoo aan Carruurta iyo haweenka eegayay.

Dowladda Madaxweyne Hassan Sheikh fadlan dib ha u eegto Ganacsatada la siiyay maareynta dhulka Eenaayo.

23/11/2025

Farmaajo "Maalinkii hal mar ayay wax cunaan Soomaalida"
Hadalkaan sax miyaa, adiga imisa jeer ayaa wax cuntaa Maalintii?

Ma sahlana in aad ku guulleysato Garsooraha ugu wanaagsan Qaaradda Afrika.Cumar Cartan, wuxuu matalay Soomaali oo dhan w...
19/11/2025

Ma sahlana in aad ku guulleysato Garsooraha ugu wanaagsan Qaaradda Afrika.

Cumar Cartan, wuxuu matalay Soomaali oo dhan waana soo halgamay.

Address

Priamou 52
Bartın
8049

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bogcad Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bogcad Media:

Share

Category