10/05/2026
"Waa ay soo xirantay doorashada qof & Cod-ka ah ee ka socoto Koonfur Galbeed, Natiijada hordhaca ah ee doorashada waxaan shaacin doonnaa 24 saac ee soo aadan"
Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Qaranka Cabdi Kariin Axmed Xassan.