Hoyga wanaaga Tv

Hoyga wanaaga Tv Ku Soo Dhawaada Pagkayga Oo Aan Ugu Talagalay in Aan ku Soo gudbiyo
Waxyaabaha kheyrka iyo Wanaaga ah

20/07/2025

"" Macalin khaasim il iyo Cowro La,ow Ardaydaan Waqtiga Aad...See more""

Fadiilatu: Shiikh Cabdi-Siciid Shiikh Cali Cibaar / Kalimada Xaflada

20/07/2025

"" Qofka Shaqada Qabanaya Haday Dar ilaahay Katahay Oo Wax kale Oo Kubaxan aysan jirin ikhlaaskiisu Wuxuu jabinayaa Buuraha ""

Fadiilatu > Shiikh Abuukar Xasan Maalin / Kalimada Xaflada Qalinjabinta

Shacab waynaha Reer Cadaado ayaa si toos ah iskaga diiwaan galiyay Urur siyaasadeed Dan-Shacab ayagoona bogaadiyay hanaa...
20/07/2025

Shacab waynaha Reer Cadaado ayaa si toos ah iskaga diiwaan galiyay Urur siyaasadeed Dan-Shacab ayagoona bogaadiyay hanaanka Axsaabta badan ee doorashooyinka qof iyo cod soona dhaweeyay qaadashada kaarar codbixinta

19/07/2025

Culimada Soomaaliyeed Ayaa Booqday Xarunta Xaaji Yuusuf iyo Madaaristiisa Wallal Kaqaybqaado Dhismaha Xaruntaan Kala Xiriir Numberadaan:
Hormuud: 0612663977
Salam Bank : 37403878
Edahab : 0622663977
Dahabshiil : Acc: CDDD0001895

19/07/2025

Vedio Soo koobaya Quruxda Xaflada Qalinjabinta 200 Oo Arday

Sawiro 200 Oo Arday Oo Kaqalinjabisay Culuumya Sharcigaa Ayay Mu,asada Al-faatix Faraceeda Magaalada Cadaado Munaasabad ...
18/07/2025

Sawiro 200 Oo Arday Oo Kaqalinjabisay Culuumya Sharcigaa Ayay Mu,asada Al-faatix Faraceeda Magaalada Cadaado Munaasabad balaaran Ugu Qabatay Magaalada Cadaado Ee Gobolka Galgaduud Waxaana Munaasabadaan Goobjoog ah Mashaa'ikh Waawayn Oo kasoo kicitamay Magaalada Muqdisho

18/07/2025

20 Arday Oo Dhamaysay Qur, aanka Kariimkaa Oo ka qalinjabiyay Madarsada Khulafaa’u Raashidiin Ayaa Xaflad Loogu Qabtay Magaalada Cadaado Ee Gobolka Galgaduud

Tabiye > Wariye Sayd Cumar Axmad

18/07/2025

Muxaadaro "" Shiikh Xasan Axmad Kaahiye iyo Masjidu-Alnuur Ee Degmada Cadaado Salaadii jumcada kadib ""

18/07/2025

Bandhiga Kutubka jasariyah Oo Ay Soo Bandhigeen Qaar kamid Ah Ardaydii Qalinjabisay

18/07/2025

Munaasabada 200 Arday Oo Ka qalinjabiyay Mu,asasada Al'Faatix Ayaa Magaalada Cadaado Lagu Qabtay

Tabiye > Wariye Sayd Cumar Axmad

OGAYSIIS MUHIIM AHDhammaan bulshada ku nool magaalada Cadaado waxaa si xushmad leh loo ogeysiinayaa in caawa fiidkii, ba...
16/07/2025

OGAYSIIS MUHIIM AH

Dhammaan bulshada ku nool magaalada Cadaado waxaa si xushmad leh loo ogeysiinayaa in caawa fiidkii, bacda salaadda Maqrib, ay ka dhici doonaan Masjidul-jaamica Magaalada Cadaado muxaadarooyin faa’iido leh oo ay soo jeedinayaan culimadii sharafta lahaa ee maanta magaalada timid.

Waxaa la farayaa dhammaan walaalaha, rag iyo dumarba, inay ka faa’iideystaan fursaddan qiimaha leh.

Fadlan ka soo qeybgal oo ka faa’iideyso!

Address

Fatih

Telephone

+252619203111

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hoyga wanaaga Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share