Darwish media

Darwish media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Darwish media, Media/News Company, Isparta.

Guri iiba ku yaala magaalada laascaanoodXafada jaamalaaye agagaarka bisha cas5 qol.Gudihiisu wada mutuleel.
09/10/2022

Guri iiba ku yaala magaalada laascaanood
Xafada jaamalaaye agagaarka bisha cas
5 qol.
Gudihiisu wada mutuleel.

03/10/2022

Mansha alaah waa xufaad yar-yar oo u dhasahay wadanka suudaan loo carbinayo qur'aanka iyo diinta islaamka oo dhan.

Iyagaa mudan in laga daydo ama lasheeg sheego.
Maansha alah tabaarakalaah.

M/beledwayne uuro iyo boodh ka dhashay qarax ka dhacay ayaa hada lasoo sheegayaa iyadoo aan la ogayn khasarahu intuu le'...
03/10/2022

M/beledwayne uuro iyo boodh ka dhashay qarax ka dhacay ayaa hada lasoo sheegayaa iyadoo aan la ogayn khasarahu intuu le'eg yahy.

02/10/2022

Sida ay hadalka u dhigeen dad goob joogayaal ahi
Jamhada soraynta deegaanada ssc ayaa weerar lixaad leh ku qaaday saldhiga bariga magaalada iyo taliska qooje cade.

Khasaaraha bur-bur ama nafeed ilaa hada lama xaqiijin karo.

Isha ku hay.

02/10/2022

Dhawaaq rasaas xoogleh ayaa hada ka yeedhaya dhanka bari ee magalaada laascaanood.

Lasoco wixii soo kordha

Farqiga u dhexeeya xukuumadii h**e ee dowladii madax wayne farmaajo Iyo xukuumada cusub ee dowlada xasan shiikh.Xukuumad...
04/08/2022

Farqiga u dhexeeya xukuumadii h**e ee dowladii madax wayne farmaajo
Iyo xukuumada cusub ee dowlada xasan shiikh.

Xukuumada hada.

1.waa nidaamka kaliya ee yeeshay malaayiin shacaba oo mucaadarada iyoo aan jirin hal maalin

2. Waa xukuumada kaliya ee agaasime ilaa madaxwayne ay falowgeeda hayaan sida ay milyoner u noqon la haayeen.

3.waa dowlada kaliya la baxday somshab

Ku darso waxa ka dhiman.

Halmar anynu kuwada salino xabiibkeenii maxamed (scw).Hadad ka faaka faa iidaysatay jaaniskaa Xasuusnow waa jimcee.
04/08/2022

Halmar anynu kuwada salino xabiibkeenii maxamed (scw).

Hadad ka faaka faa iidaysatay jaaniskaa
Xasuusnow waa jimcee.

Maamulka soomaalilnd ayaa saaka h**e ugu ruqaansaday deegaanka faradhidin
04/08/2022

Maamulka soomaalilnd ayaa saaka h**e ugu ruqaansaday deegaanka faradhidin

29/06/2022

Hon cabdi Qowdhan warsame

Waa sawir muujinaya halbuurnimada reer khaatumo inay wali nooshahay.لله يحفضك
19/06/2022

Waa sawir muujinaya halbuurnimada reer khaatumo inay wali nooshahay.

لله يحفضك

Mudo ka yar 12 saacadood page ka madaxwaynaha shacabka waxaa ku kurodhay 19000 (sagaal iyo toban kun) maxay tahay sababt...
20/05/2022

Mudo ka yar 12 saacadood page ka madaxwaynaha shacabka waxaa ku kurodhay 19000 (sagaal iyo toban kun) maxay tahay sababta uu kor u kaca intaa le'eg ku kasbaday.

Adnase ma ku jirtay dadka follow gareeyey.

Mudane maxamed abdullaahi farmaajo.

Sida ila wareedyo lagu kalsoon yahay nagu soo gaadhayaan dhalinyaro abaabulan ayaa weerar ku qaaday ciidamanada boliceka...
19/05/2022

Sida ila wareedyo lagu kalsoon yahay nagu soo gaadhayaan dhalinyaro abaabulan ayaa weerar ku qaaday ciidamanada boliceka jamhada SNM.

Iyagoo adeegsanaya dhagax.

Halkaas oo ciidanka policeka SNM ay ina adeegsadeen
Hubka noocyadiisa kala duwan.

Address

Isparta
32200

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Darwish media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share