Ilajoog

Ilajoog WAR DAG DAG AH BREAKING NEWS

29/12/2021

Midowga Musharaxiinta oo isku raaci waayay in Muqdisho dagaal la galiyo.

29/12/2021

Bannaanbax looga soo horjeedo Afganbigii dhicisoobay ee Farmaajo ayaa Muqdisho ka dhacay, Waxaa sidoo kale taageero loogu muujiyay daddaalka RW Rooble ee ku aaddan daadahinta arrimaha doorashooyinka ee dalka.

Cali Aadan Muumin.

29/12/2021

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Dani ayaa maanta kusoo wajahan magaalada Muqdisho, si uu uga qayb galo shirka uu ku baaqay RW Rooble.

Wafdi hordhac ah oo u badan ilaalada gaarka ah ee Saciid Dani ayaa hadda kasoo ambabaxday magaalada Garoowe, si ay soo dhaweyntiisa garoonka Aadan Cadde wax uga agaasimaan.

27/12/2021

Dec 14, 2008 Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf ayaa xukuumaddii Nuur Cadde ku eedeeyay waxqabad la'aan, musuqmaasuq iyo khiyaano qaran, wuxuuna sheegay in uu xilka ka qaaday Nuur Cadde.
Dec 22, 2008 Kaaliyihii Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka u qaabilsaneyd Afrika Jendayi Frazer ayaa garoonka Jomo Kenyatta kula kulantay Cabdullaahi Yuusuf. Sida lagu baahiyay WikiLeaks, waxay u sheegtay in uu caqabad ku yahay nabadaynta Soomaaliya, waxayna ugu baaqday in uu degdeg isu casilo.
Dec 29, 2008 waxaa iscalisay Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed. Waxaana dalka doorasho gaarsiiyay Raysulwasaare Nuur Cadde iyo siihayihii xilka Madaxweynaha, Sh. Aadan Madoobe.
Waxaa qoray Xuseen Sabriye.

27/12/2021

Hoyga Guddoomiye Jacfar oo kuyaal meel u dhaw isgoyska Dabka ayaa hadda waxaa shir uga socdaa Xildhibaana Mahad Salad, Axmed Macalin Fiqi, xildhiban Husein Iidow, General Indhacade, Gen Tuuryare, General Laba Afle, General Bariise, Cornel Xasan Jaamici, Cornel Ismail Gurey iyo saraakiil kale oo ka tirsan xoogga dalka.
Galabta ayay aheed markii ciidammo badan oo ka tirsan Badbaado Qaran ay soo galeen xaafadaha dagmada Howlwadag gaar ahaan Barmuudo iyadoo ilaa isgoyska Sayidka ay joogaan ciidankaas.

Sawirkan waa hadda!Sawirka Farmaajo waa laga dajiyey Xaafiiska Rooble.
27/12/2021

Sawirkan waa hadda!
Sawirka Farmaajo waa laga dajiyey Xaafiiska Rooble.

27/12/2021

Kooxda Farmaajo ayaa qorsheynaya ineey qoraalkaan sii daayaan: “Farmaajo ma ogeyn qoraalkii xalay ka soo baxay madaxtooyada iyo amarka lagu weeraray xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, waxa uuna amryaa in baaris degdeg ah lagu sameeyo ciddii ka dambeysay”

Waa Caelgaabta Muqdisho iyo Ciidanka Badbaado Qaran oo loo rarayo agab kamid ah kuwa jiifka.
27/12/2021

Waa Caelgaabta Muqdisho iyo Ciidanka Badbaado Qaran oo loo rarayo agab kamid ah kuwa jiifka.

Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Farmaajo bishii Septemper ee sanadkaan sii dhamaanaya ayuu sheegay in uu shaqada ka...
27/12/2021

Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Farmaajo bishii Septemper ee sanadkaan sii dhamaanaya ayuu sheegay in uu shaqada ka joojiyay RW Rooble, mana dhaqan gelin, xalayna wuxuu sheegay in uu shaqadii ka joojiyay Rooble.
Aragtidaada ma dhaqan gali doonaa hadalkii xalay ee Farmaajo?

Jawaabta Rooble ma noqon doontaa middii Nuur Cadde oo kale?.                                                            ...
27/12/2021

Jawaabta Rooble ma noqon doontaa middii Nuur Cadde oo kale?.
Live From Somalia

27/12/2021

Rooble maxaa la gudboon?

27/12/2021

RW Rooble hadda laba mid ayaa la gudboon, 1 inuusan ka jawaabin warka Farmaajo iyo 2- Dalku dagaal mahurayee in Odowaa xilka uu ka qaado taas badalkeedana Saney Cabdulle uu u magacaabo Taliyaha Ciidanka Millatariga Soomaaliya.

Middee kula qumman?

Cali Aadan Muumin

Address

şirinevler
Istanbul

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ilajoog posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ilajoog:

Share