Somali Media Network

Somali Media Network Somali Ayaan ahay. Soomaalinimadu waa nimca ilaahay Nasiiyay

Farmaajo somaali oodhan baa jecel
01/01/2022

Farmaajo somaali oodhan baa jecel

Mar la weydiiyay madaxweynaha DDS  Mustafe Mohammed Umer, kooxda kubada cagta uu taagero ayu ku jawaabey Liverpool Hadan...
26/10/2021

Mar la weydiiyay madaxweynaha DDS Mustafe Mohammed Umer, kooxda kubada cagta uu taagero ayu ku jawaabey Liverpool
Hadana waxaa la weydiiyey kooxda uu ugu necebyahay, ayuu ku jawaabey Manchester United.
Hadaba todobadkan Liverpool ayaa kabbadiyay Manchester United 5-0

Magaala madaxdeena mamadii dalka moqdisho
21/10/2021

Magaala madaxdeena mamadii dalka moqdisho

Ma fogo waagey soomaalidu midoobi doonto insha allah
21/10/2021

Ma fogo waagey soomaalidu midoobi doonto insha allah

Soomaalidu waligeedba wey horayn jirtey
21/10/2021

Soomaalidu waligeedba wey horayn jirtey

Waa Hawweenkeena Soomaaliyeed
21/07/2021

Waa Hawweenkeena Soomaaliyeed

21/07/2021

Hawada waan kusoo laabaney.
Muddo badan ayaan hawwada ka maqney.

08/03/2021

Habeen wanaagasan ummadda Soomaaliyeed

10/02/2021

Asc asxaabta qaaliga ah maalmahan hawwada waan ka maqneyn
Raali ahaada

"Waxaa aan maanta jeedinayo, uma kala soocno mucarad iyo muxaafid. Ma yeelayno innay gacmoshisheeye nagu dhex jiraan." S...
06/02/2021

"Waxaa aan maanta jeedinayo, uma kala soocno mucarad iyo muxaafid. Ma yeelayno innay gacmoshisheeye nagu dhex jiraan." Sidaas waxaa yidhiMadaxweynaha Somalia, Mohamed AbdullahiFarmaajo.

06/02/2021

Asc Dhammaan ummadda Somaliyeed
Hawwada waan kusoo laabanay

Galab Wanaagsan 🙏

Address

Istanbul

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Media Network posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Media Network:

Share