SOMTR TV

SOMTR TV SOMTR TV: This is the official page of SOMTR TV Inc. Halkani waa bogga rasmiga ah ee Telefishanka SOMTR.

08/03/2022

Gudoomiyaha Golaha Ganacsatada Somaliyeed oo Qudbad ka jeediyay Daah Furka golaha ganacsatada somaliyeed ee Sobcot

03/03/2022

Masuliyiin iyo Ganacsato ka Hadashay Soo Dhaweynta Daahfurka Golaha Ganacsatada Somaliyeed ee Turkiga oo lagu Qabtay Magaalada Istanbul.

19/02/2022

Wax ka ogoow dhafarta Somaalida ee Turkiga ku nool

somtrtv

Guddiga Doorashooyinka heer Federaal (FEIT) oo hakiyey Qabashada Doorashada Kursiga HOP  #86SOMTR TV
17/02/2022

Guddiga Doorashooyinka heer Federaal (FEIT) oo hakiyey Qabashada Doorashada Kursiga HOP #86

SOMTR TV

17/02/2022

Afayeenka Guddiga doorashada Heer Federaal oo ka warbixiyay habsami u socodka doorashada golaha shacabka.

17/02/2022

Hor u Dhaca Barnaamijka Dhibanaha Caafimaadka ee SOMTR TV.

16/02/2022

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kulan deg deg ah isugu yeeray hay’adaha amniga dalka kadib weerarkii xalay Muqdisho ka dhacay.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble  ayaa kulan deg deg ah isugu yeeray hay’adaha amniga dalka, kadib  f...
16/02/2022

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan deg deg ah isugu yeeray hay’adaha amniga dalka, kadib falalkii argagixisadu xalay ka geysteen qeybo ka mid ah Muqdisho, isagoo faray hay’adaha amnigu in ay qaadaan tallaabooyin dheeri ah oo lagu xoojinayo amniga.

Ciidamada Haramacad ayaa jirdil u geystay Wariyaal ka howlgal Qaarkamid ah Talefishinada Madaxa Banaan Islamarkaana Doon...
16/02/2022

Ciidamada Haramacad ayaa jirdil u geystay Wariyaal ka howlgal Qaarkamid ah Talefishinada Madaxa Banaan Islamarkaana Doonaanyay iney Warar kasoo Tabiyaan Saldhiga Kaxda Halkaasi oo Xalay ay Alshabaab Weeraar ku Qaadeen Ayaa Jirdil iyo Xarig loogu Geystay Degmada Kaxda .

boga ayaa dhulka loo wada dhigay iyagoo shaararka laga wada siibay xili qoraxda Muqdisho aad u kulushahay.

SOMTR TV

16/02/2022

Sidee ayey u dhaceen weeraradii ka dhacay Magaalada Muqdisho.

16/02/2022

Maqaayada Faahiye Sidee ayey Dhalinyarada Soomaliyeed ee ku nool Turkiga Kaga Daawadaan Ciyaaraha Dhacaya.

16/02/2022

Taliska ciidanka Boliiska oo war ka soo saaray Weeraro Xaley lagu qaaday saldhigga Boliiska degmada Kaxda.

Address

Istanbul

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SOMTR TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SOMTR TV:

Share