Abdirisaq Shaamil

Abdirisaq Shaamil This is official page for Abdirisak Dayib Mohamed.

22/02/2024

Ethiopia lama siin karo
Turkey badda iyo waxa ku jiraba waa lagu wareejin
Caqliga koonfur yaala waaa midkaa.

04/01/2024

Hargeysadii gobanima doonkii somaliyeed ee 1950 ilaa 1960 hormuudka u ahayd hadda waa hoyga gunimadda iyo iibinta hantida umadda iibka ka caagan

02/01/2024

Somalida wixii dooriyaa dawo loo heline

01/01/2024

Iibka dhulka dadweynaha iyo iibka dekadda haddaan yeelno waa haddii meel kale la inoo wato !!!

02/12/2023

CAJIIB SHEEKHOW

02/12/2023

Social Media

21/11/2023

Guurka Dhallinyarada Maxaa ka Hortaagan? SH. Mustafa
Guurku waa mawduuc muhiim ah oo mudan in aynu ku baraarugno dhallinyaro.

23/08/2023

Deg deg meel fog-gee xogtan -

18/06/2023

Wasiirkii h**e ee wasaaradda arimaha gudaha

04/11/2022
31/10/2022

Wacdi Qiimo Leh

30/10/2022

Soo Quran Masha allaah cod macaan ayey Quran ku akhriyeysaa.

30/10/2022

SIRTU WAA FAHAMKA DABEECADDA SAN IYO AKHLAAQDA SUUBAN.

Hadaad Muslim tahay:-
Waxa ay Akhlaaq samida kuu tarto wax kale oo kuu tari karaa ma jiraan,
Waxa ay Dabeecad xumida iyo Akhlaaq darada kaa bi’isana wax kale oo kaa bi’in karaa ma jiraan.

Rasuulka scw wuxuu yiri:

“إن المؤمن ليدرك بحسن خلقه درجة الصائم القائم”رواه ابو داود. وصححه الألباني.
“Qofka Mu’minka ah waxa uu Dabeecad wanaagiisa ku gaari karaa darajada nin waqti kasta Sooman oo Salaad u taagan”.

Wuxuu kaloo Rasuulka scw yiri:-

"وعن أَبي الدَّرداءِ : أَن النبيَّ ﷺ قالَ: مَا مِنْ شَيءٍ أَثْقَلُ في ميزَانِ المُؤمِنِ يَومَ القِيامة مِنْ حُسْنِ الخُلُقِ، وإِنَّ اللَّه يُبْغِضُ الفَاحِشَ البَذِيَّ رواه الترمذي وقال: حديثٌ حسنٌ صحيحٌ.
“Ma jiro Shey Miisaanka Mu’minka ka cusleyn og oo ka mudan Akhlaaqda suuban maalinka Qiyaame,ilaahayna wuxuu u carooda midka Ceeb sheegga badan ee Afxumada dilootay ee Caayda badan”.

Aakhiro kolka la tago Eebe wuxuu inoo sheegay waxa ay ka dhigan yihiin Miisaanka Cuslaada iyo Miisaanka fududaada:-

"فَأَمَّا مَن ثَقُلَتْ مَوَازِينُهُ (6) فَهُوَ فِي عِيشَةٍ رَّاضِيَةٍ (7) وَأَمَّا مَنْ خَفَّتْ مَوَازِينُهُ (8) فَأُمُّهُ هَاوِيَةٌ (9) وَمَا أَدْرَاكَ مَا هِيَهْ (10) نَارٌ حَامِيَةٌ (11)

“Qofkay Cuslaato Miisaanyadiisa wuxuu dhex galayaa Nolol uu raali ka yahay,Qofkayse Fududaato Miisaanyadiisa,Hooygiisu waa Naarta Haawiya,oo maxaad kala socotaa Haawiya,waa Naar aad u kulul”.

"فَمَن ثَقُلَتْ مَوَازِينُهُ فَأُولَٰئِكَ هُمُ الْمُفْلِحُونَ (102) وَمَنْ خَفَّتْ مَوَازِينُهُ فَأُولَٰئِكَ الَّذِينَ خَسِرُوا أَنفُسَهُمْ فِي جَهَنَّمَ خَالِدُونَ (103)
“Kuwa ay Cuslaatay Miisaanadoodu waa kuwo liibaanay,kuwase ay Fududaato Miisaanadoodu waa kuwo Khasaariyay Naftooda oo Jahanama ku waaraya”.

Dabcan Dadka Muslimka ahi ee Kalmada Islaanimada Astaanta u ah ku dhawaaqa kuna dhaqma,kalmaddaa ayaa wax badan Miisaankooda Cusleyn doonta,haday Akhlaaq wanaagsan ku daraana kaba sii fiican”.

Rasuulka scw wuxuu yiri:-

(فتخرجُ بطاقةٌ فيها أشهد أن لا إله إلا اللهُ، وأشهد أنَّ محمدًا عبدُه ورسولُه، فيقول: أحضر وزنك. فيقول: يا رب! ما هذه البطاقة مع هذه السجلات؟ فيقال: فإنك لا تُظلم، فتُوضَعُ السِّجلَّاتُ في كِفَّةٍ، والبطاقةُ في كِفَّةٍ، فطاشَتِ السِّجِلَّاتُ، وثَقُلَتِ البطاقةُ، ولا يثقُلُ مع اسمِ اللهِ تعالى شيءٌ).أخرجه أحمد 2/ 213 (6994)

“Qofka Muslimka kolka Miisaanka Qiyaamaha la joogo waxaa loo soo saarayaa Warqad ay ku qoron tahay Shahaadateynka,Markaasuu oranayaa Rabiyow maxay tahay Warqadan yar ee la socota Diiwaanadan waaweyn,Kolkaasaa lagu oranayaa adiga maanta lagu dulmin maayo,markaasaa diiwaanadii waaweynaa ee Camalkiisa xun ku qornaa Kafad la saarayaa,ka dibna Kafadda kale la saarayaa Warqaddii yareyd ee ay Shahaadateynku ku qornaayeen,markaasaa waxaa fududaanaya kor aadaya Diiwaanadii,waxaana Cuslaanaysa oo Miisaankii ridaysa Warqaddii yareyd ee uu Towxiidku ku yiillay”.

Mar kalana Rasuulka scw isaga oo ka waramaya Dheefta Akhlaaqda Suuban iyo wax dhimaalka Akhlaaqda xun wuxuu yiri:-

“ إن العبد ليبلغ بحسن خلقه عظيم درجات الآخرة وشرف المنازل وإنه لضعيف العبادة، وإنه ليبلغ بسوء خلقه أسفل جهنم وهو عابد”. رواه الضياء المقدسي في الأحاديث المختارة، وقال: إسناده حسن.
“Addoonku wuxuu Dabeecadiisa wanaagsan ku gaarayaa darajooyin Aakhiro iyo Degaano Sharaf badan isaga oo weliba ah mid ay Cibaadadiisu daciif tahay,sidoo kale Addoonku wuxuu dabeecad xumadiisa iyo Akhlaaqdiisa liidata ku mutaysanayaa Jahanamo halka ugu hoosaysa isagoo waliba ah qof Cibaado badan “!!!!.

Xigasho

Waa qabriga walaal Wariye Maxamed Ciise Xasan (Koonaa) oo lagu aasay magaalada Muqdisho.Alle how naxariisto.
30/10/2022

Waa qabriga walaal Wariye Maxamed Ciise Xasan (Koonaa) oo lagu aasay magaalada Muqdisho.

Alle how naxariisto.

30/10/2022

Fadlan Adiga oon daawan ha dhaafin.

Address

Sisli

Telephone

+252654160651

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirisaq Shaamil posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdirisaq Shaamil:

Share

Category