Abdifatah Awil Ahmed

Abdifatah Awil Ahmed 𝗛𝗮𝗱𝗱𝗶𝗶 𝗮𝗮𝗱 𝗱𝗵𝗮𝗺𝗮𝘆𝘀𝘁𝗶𝗿𝗻𝗮𝗮𝗻 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝘀𝗼, 𝗻𝗮𝗳𝘁𝗮𝗮𝗱𝘂 𝗮𝗯𝗶𝗱𝗸𝗲𝗲𝗱 𝗿𝗮𝗮𝗹𝗹𝗶 𝗻𝗼𝗾𝗼𝗻 𝗺𝗮𝘆𝘀𝗼!.

15/09/2026

Madaxwayne ku xigeen shalaan ku qaldamay…

14/09/2026

Waxaan ka digay doorasho aan laga heshiin siyaasadeeda…

Madaxwayne ku xigeenka Hirshabelle.

11/09/2026

Kumanaan khalad ayaan maalin walba ka galnaa Turkiga!…

Gudoomiyaha Golaha Shacabka JFS Somalia.

Jumca Mubarak.Saliga Nabiga ﷺ (الصَّلَاةُ عَلَى النَّبِيِّ ﷺ) waa camal weyn oo Muslimku ku muujiyo jacaylka iyo xushmad...
11/09/2026

Jumca Mubarak.

Saliga Nabiga ﷺ (الصَّلَاةُ عَلَى النَّبِيِّ ﷺ) waa camal weyn oo Muslimku ku muujiyo jacaylka iyo xushmadda uu u hayo Rasuulka Alle ﷺ.

📖 Alle wuxuu yiri:
إِنَّ اللَّهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ ۚ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا

“Alle iyo malaa’igtiisu waxay ku salliyaan Nabiga. Kuwii rumeeyow! Ku salliya oo salaama salaam buuxa.”
(Al-Axzaab: 56)

🌷 Fadliga saliga Nabiga ﷺ
Hal mar oo aad Nabiga ﷺ ku salido, Alle wuxuu kuu saliyaa toban jeer.

Nabigu ﷺ wuxuu yiri:
مَنْ صَلَّى عَلَيَّ وَاحِدَةً صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ بِهَا عَشْرًا.

“Qofkii hal mar igu salliya, Alle wuxuu ugu sallinayaa toban jeer.”

Waxay sabab u tahay in dembiyada qaar laga dhaafo, darajooyinkana la kordhiyo, gaar ahaan marka saliga lagu daro ducada.

Waxay keentaa jacaylka Nabiga ﷺ iyo ku xirnaanshaha sunnadiisa.

Maalinta Jimcaha saliga Nabiga ﷺ waa fadli gaar ah. Nabigu ﷺ wuxuu Muslimiinta ku boorriyey inay Jimcaha aad ugu badiyaan saliga.

Aan badino Saliga xabiibkeena Muhammed CSW❤️

“Abtiyaalow ha idilina” ninka ku yiri waa nin rabey inuu ku dareensiiyo ama ku xasuusiyo xiriirka qaraabanimo ee uu kula...
09/09/2026

“Abtiyaalow ha idilina” ninka ku yiri waa nin rabey inuu ku dareensiiyo ama ku xasuusiyo xiriirka qaraabanimo ee uu kula yahay!.

Ragga diley ninkaas gun ayay ahaayeen aan dagaal waxba ka aqoon.

Leadernimada laguu sheegayaba waa ku dhac.
09/09/2026

Leadernimada laguu sheegayaba waa ku dhac.

09/09/2026

Cid aan col ama cadaawad lanahay ma jirto…

09/09/2026

Ma jirto wax aanu muwaadinka Soomaaliyeed qaban karin..

Haddii Soomaaliya ay yeelan lahayd Madaxwayne Haweeney ah, ma u malaynaysaa in Dalka isbdel wayn ka dhici lahaa?
08/09/2026

Haddii Soomaaliya ay yeelan lahayd Madaxwayne Haweeney ah, ma u malaynaysaa in Dalka isbdel wayn ka dhici lahaa?

08/09/2026

Askarta dhibic ayaa la saaraa xildhibaanadana dhibic hala saaro…..

Address

Province
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdifatah Awil Ahmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdifatah Awil Ahmed:

Shortcuts

Share