MO JAMA

MO JAMA QORMO IYO MUUQAAL.

●          MARKII AAD SHAQO HESHO       ●Saddexda Bilood ee Shaqadda ugu h**eeysa1. Aragtida ugu horaysa (First Impressi...
14/10/2024

● MARKII AAD SHAQO HESHO ●

Saddexda Bilood ee Shaqadda ugu h**eeysa

1. Aragtida ugu horaysa (First Impressions Count)
Ku bilaw xamaasad togan iyo waji furanaan ay dhoola cadayntu hor gale u tahay. U labiso si qurux badan. Somalidu waxay tidha "Hugaagu wuu kula shir tagaa". Intani waxay tusinayaan siday kaga go'an tahay shaqadani. Team-ka aad ku biirtay tus inaad ku faraxsan tahay inaad ku so biirtay.

Fiiro gaara sii ilaalinta wakhtiga. Subixii h**e shaqada u soo gal ugu yaraan 10 ilaa 15 daqiiqo hor. Iska ilaali inaad baxdo ka hor inta aanu wakhtigaagu dhammaan.

Ka taxadar in aad adigu is dabarto. Habsanka, Jarid maalin buuxda. isbuucyadda shaqadda kugu horayso diirada ku saran. Haddii ay kula so daristo arrin aad ka fursan wayday inaad u maqnaato ama habsaanto, war geli maamulka daacadna ka ahaw hawsha kula soo deristay.

Mid-na ogow organization ma jecla inaad ku guul daraysto wakhtigaaga tijaabada waayo iyaguba ma rabaan inay hawl kale u galaan siday qof kale u heli lahaayeen. Hawl ba ka gashay shaqalaysiintada. Haddaba hadaad adigu is caawin, cidna ku caawin mayso.

2. Cabir oo ka war hay horumarka aad samaynayso
Ugu horayn si fiican u fahan "Job description". Si taxadar leh u akhri siyaasada organization-ka ee ku aadan mudda tijaabada "probation period" Tani waxay ka cawinaysa inaad ogaato waxa laga rajaynayo mudadda tijaabada ku jirto. Manager -kaga la fadhiiso. Wada samaysto goals. Ha ahaadan qaar ay
suurto gal tahay in la xaqiijiyo oo ay sal u tahay qaacidadan (SMART).

Proactive noqo. Ha sugin in cid kale ku sheegto sidaad wax u qabanayso. Raadi inaad falcelin (feedback) ka hesho asxaabta.

tijaabada ku jirto. Manager -kaga la fadhiiso. Wada samaysto goals. Ha ahaadan qaar ay suurto gal tahay in la xaqiijiyo oo ay sal u tahay qaacidadan (SMART).

Proactive noqo. Ha sugin in cid kale ku

sheegto sidaad wax u qabanayso. Raadi inaad falcelin (feedback) ka hesho asxaabta kula shaqaynaysa. Adiga iyo manager-kagu samaysto kulamo joogta ah. Record- gare horumarka aad samaynayso. Si lamida cabaqabadaha aad la kulanto. La soco markasta horumarka aad samaynso iyo cadaymahoodaba. Tani waxay ka caawinayso inaad so ban dhigto marka ay gaadho probation period review-ga.

3. Raadi fursad ku muujisa (Opportunities to Shine).
Muhiimada aad team-ka u leeday so bandhig. Shaqo kasto lagu diro ka so dhalaal (always go "above and beyond" expectations). Hadaad awooda caawi saaxiibada aad shaqo wadaagta leedihiin. Halkan oo kale ka taxadar ha ku turan turoon. Ilaali dareenka asxaabtada yaan lagu arkin qof aqoon is bidiya uu dadka kale dheer yahay ama yanay ku arkin inaad shaqadooda fari galinayso. Caawintu waa inay tahay mid isla ogol ah. Dhagaysiga badi. Ana aqaanada yarayso. Shaqo dheerada ha isku qaadan haddanad ka so baxayn. Ogaw taadiiba ku sugaysa tijaabana waad ku jirta.

Talo gaara: Intaad ku dedaali karto ha dhex gelin waxaa lagu yeedho "Office politics". Ka taxadar inaad cid gooni ah (group) la safto hadday jiran. Isku day inaad qof walba la shaqayso. Asxaab wanaagsan noqotaan. Xataa kuwa ay adagtay wada shaqayntoodu. Wakhti iyo barasho ayey u bahan tahay arrintan.

4. Markasta sawirka guud ka fakar (The bigger Picture).
Naftadda dhiiri geli muddadan aad tijaabada ku jirto. Halbeega aad shaqsi ahaan aad hiigsanayso mustaqbalka dhaw iyo ka fog yaanu kaa lumin. Kaasi ha ku noqodo ka ku haga.

Waxaa laga yaaba inaad ka gaabsato ama aqbasho inaad leedahay dol dolooloyin xaga aqoontadda inta aad ku jirto wakhtiga

tijaabada laakiin ha ka cabsan inaad su'aasho meeshii mad madaw kaga jiro, qaybna ka noqoto wax ugu yeedhan "On-the-job training".

Hadday dhacdo Inaad qalad ku dhacdo, qaado. Daacada ka fiican Inaad qiiq isku qariso kadib rajayso inay wax waliba iska hagaagi doonan.

5. Naftada ka war qab!.
Waxaad ku jirta waxaa ay ugu yeedhaan "Learning curve" waxba is dul saran. Isku day in aadan noqon stressfull. Waa run shaqadda kugu cusub. Dadka kugu cusub. Adiguna inaad sida kugu fiican u muujiyso shaqo wanaag ayaad rabta. Intaas waxaa ku gaadhi karta maskax degan oo ayna hafin hawlaha loo diray.

Ooda dhacmeed siday u kala sareeyaan ayaa loo kala gura.

Noloshada gaarkana ha ilaabin marar badan waxay dab damis u tahay inay ka qayb qadato stress-ka ka soo wajaha shaqada.

La wadaag asxaabtaada

20/08/2024

HAWIYE VS DAAROOD

ilaa goorma ayay Hawiye ito Daarood ku kala adkaanayaan hogaaminta social media?

Fanaan Ay Maasooniyadu eryaneyso:Waa Oomaar Barbar Fanaan Tan Iyo Shalay Live TikTok Ku Jiray Adigoo Leh In Ley Dilo Aya...
26/07/2024

Fanaan Ay Maasooniyadu eryaneyso:

Waa Oomaar Barbar Fanaan Tan Iyo Shalay Live TikTok Ku Jiray Adigoo Leh In Ley Dilo Ayaa La Rabaa Sidoo Kalena Muuqaalo Tiro Beel Ah Soo Duubay Asiga Sheegaya in Dad Caan Ah Ay Shirqool U Maleegeen Kuwaas Oo Kala Ah Cabtan Ayuub, iskalaaji, Ayaan, DJ Subeer Hadane Sababtu Waa Maxay ?

Maasooniyad ururka Sheydaanka Caabuda Oo Hadafkooda Yahay inay Islaamka La Dagalamaan Oo ay Tirtiraan Ma Awoodaaani Ayaa Fanaanka Rabaa Inay Maamulaan .

Sidee ? Cadaynta Waa Tanaa

oomaar Laftiisa Hadalada Uu Yiri Maxaa Ka mid aHaa,

Inaad Maamushaan Baad Rabtaa Nuurka lyo Iftiinka Ahay
mugdigu Ima Dili kartaan
Tranagel Koo I Badbaadi
awoodiina Waa Qiray idaaya
Hadaba Ay La Macno Yihiin Erayadaan
1. Waxaad Ogaataan Inuu Balanta Ka Baxay Iyaguna Waxay Rabaan Inay Dilaan Ama Ay Maamulaan Oo La shaqeeyo.

2. Nuurka Iyo Iftiinku Waa Jid Toosan Alle Noo Jiheeyay Taas Oo Maasooniyadu Dagaal Xoogan Kula Jirto asiguna Ayuu Ka Baxay Alle Yaa Na Oge Waa Wax Waadix Ah Oo Iska Cad

3. Mugdiga Uu Sheegay Waa Sheydaan Kuwaas Rabaa Inay Takhalusaan Fanaan Maadaama Uu Diiday Inay Maamulaan

4. triangle Calaamadaan Weeye Waa isha Qolyaha Caabuda Sheydaan Walciyaadu Billah Oomaar Asiga Afkiisa Ka Qiray

5. Hadal Oomaar Wuxuu Muuqdaa inuu isdhiibay Maadaama Uu Yidhi Awoodiina Waan Qiray Lkn Sidaas Ku Deyn Maayaan Maadaama Uu Xog Badan Banaanka Keenay Taas Oo Qof Kasta Ogaan Karo, Shartooda Iyo Dhagartooda Allaha Ka Badbaadiyo Walalakeena Oomaar Usoo Duceeya Wax Kuma Sameyn Karaan Alle Ayaa Ka weyn Lkn Shagarta Sheydaan Allaha Naga Badbaadiyo

Hadii Aad Rabtaan Xogta dhagarta Loo Diyaariyay Soomaalida Ee Shayaadiintu Diyaariyay Si Soomaalida Looga Takhaluso Aqri Buuga La Mashruucii dagaalanka Nuurka Oo ay Ku Jiraan Fanaaniin Iyo dad Badan Oo Soomaali Oo Aan Diin, dal, Dad ba Wax Ka Lahyn Kaliya Inay Fuliyaan Danta Reer Galbeed Oo Sanadkii Lagu Bixiyo Bilyan Dollar Si Soomalida loo Maamulo Kooda Cagli Iyo Cilmiga Leh.

la wadaag asxaabta kale. mahadsanid

29/06/2024

Wax nool ayaa ku nooleeya oo gabar ah. Quruxdii oo gabar ah.
gabar ha gaabnaato hana gaduudnaato maxaa looga jeedaa‼️

18/06/2024

Dayacan yaa na baday, Dabkan nagu shiday? 🤦

Dumarland sidee wax yeesheen?

CIID WANAAGSANWaxaan idinla qaybsanayaa farxada munaasabada iidul Adxaa ee dhamaan myslimiinta caalamka meel walba oo ay...
15/06/2024

CIID WANAAGSAN

Waxaan idinla qaybsanayaa farxada munaasabada iidul Adxaa ee dhamaan myslimiinta caalamka meel walba oo ay joogaan.

Ku ciida farxad, caafimaad, damaashaad iyo marxabayn. sanadkan sanadkiisa Alle ha nagu wada gaarsiiyo Nabad iyo barwaaqo.

EID Mubarak

15/06/2024

DAHIR ALASOW VS DAADIR GORGOR

Maxkamada dahir alasow oo caawa fooda is dareen daador gogor

09/06/2024

Markii naagtu awood badantahay

08/06/2024

Ayaan Tafshaan Vs Sundus Saacid

Dumarka ha laga celiyo Ayaan Tafshaan sababtoo ah waa naag sidii nimankii u labisan. waa Nin naag 😅😅

MO JAMA

Maanta, waxaan gelayaa waraysigii shaqo ee iigu horreeyay. Waxaan rejaynayaa in aan shaqo sare ka helo mid ka mid shirka...
06/06/2024

Maanta, waxaan gelayaa waraysigii shaqo ee iigu horreeyay. Waxaan rejaynayaa in aan shaqo sare ka helo mid ka mid shirkadaha ugu sumcadda fiican dalka. Haddii aan helo shaqadan, dib ugu soo noqon maayo gurigan buuqa badan. Haddii aan shaqadan helo, waxaan ka raysanayaa shaqo la'aanta iyo canaanta aabbe ee joogtada ah.

Waabarigii h**e ayaan ka toosay hurdada. Waan maydhay, labiskayga ugu quruxda badan baan xidhay, waanan is carfiyay. Markii aan doonay in aan ka baxo guriga, ayaan dareemay gacan taabanaysa garabkayga! Xagga dambe ayaan jalleecay, waa aabbe oo dhoollacaddaynaya inkasta oo ay indhuhu dhadheen, foolkiisana ay kamuuqdaan astaamaha xanuun soo haya. Aabbe, xoogaa lacag ah buu ii siiyay, waxaanu igu yidhi: "waxaan kaa doonayaa in aad noqoto qof wanaagsan, oo naftiisa ku kalsoon, su'aalaha la wayddiiyana aan kumargan oo aan ku khalkhalin." Aniga oo dhoollacaddaynaya ayaan guddoomay taladii aabbe, dhanka kalena, hoos baan isu lahaa: "xitaa daqiiqaddan, joojinamaayo wax-sheegga. Waxaad mooddaa in uu iga qasayo daqiiqaddan aan ugu farxadda

badanahay adduunka."

Si degdeg ah baan uga baxay gurigii,dabadeeto baabuur baan kiraystay! Markii aan soo gaadhay irridda shirkaddii aanu socday, aad baan ula yaabay; waayo ma joogo waardiye, mana jirto cid soo dhowaynaysa shaqo-doonka cusub, waxa kaliya ii muuqdaana waa qoraallo hagaya shaqo_doonka. Markii aan soo galay irridda shirkadda, ishaydu waxay ku dhacday gacantii lagu furayay irridda bannaanka taal, halisna ugu jirta in la jiidho oo ay jabto. Waxaan xusuustay taladii aabbahay ee ahayd noqo qof wanaagsan. Inta aan gacantii soo qaaday, ayaan ku adkeeyay albaabkii.

Socodkaygii baan iska sii watay. Waxaan soo dhexmaray beertii shirkadda oo ay ku fataheen biyo. Beertu waa cidlo. Waxaan is dhahay: malaha shaqaalihii baa ka mashquulay. Tuunbadii ayaan ka saaray taangigii buuxsamay, midakale oo madhan baa ku riday, biyihiina waanyareeyay.

way sii socotaa sheekadu....

Address

ISKENDERPASA MAHALLESI, HORHOR Caddesi NO:33
Istanbul
34080

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MO JAMA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share