Axmed Siciid Axmed

Axmed Siciid Axmed Ku Soo Dhawaw Pagekeyga Axmed Siciid Axmed oo ka hel Warar iyo Barnaamijyo La hubo oo Xiisa Leh.
(6)

27/08/2025

Darawaalkaas hadii uu wiilka dili lahaa miyaa loo qabsan lahaa? Yaa qaldan labadooda.

Waa Saraal kamida Ciidanka booliska Soomaliyeed waxa uu ka qeybgalayaa munaasabad Calan beeleed lagu xusaayo waxaana uu ...
27/08/2025

Waa Saraal kamida Ciidanka booliska Soomaliyeed waxa uu ka qeybgalayaa munaasabad Calan beeleed lagu xusaayo waxaana uu salaantii qaranka u saarayaa dad iskugu yimid in ay xusaan calanka reerkooda.

Qofkii u baahan halka dalkeyna uu maraayo sawirkaan ayaa cadeyn ugu filan.

26/08/2025

Wasiir Daahir Gelle ayaa la weydiiyey maxaa ka jira in aad Madaxweyne Xassan Sheikh aad laalush ka qadateen si aad madasha uga baxdaan?

Jawaab waafi ah oo cajiiba ayuuna bixiyey, lkn daawo oo waxa kaga baxaa ila wadaag hadalkiisa.

26/08/2025

Ciidanka Masar oo imaanaya Soomaliya, Itoobiya oo ka hadashay iyo Sarakiil Masar ah oo booqday Beledxaawo.

26/08/2025

Xaaji Maxamuudaw warkaada in rumeysta waxaa ka horeysa Waxaan aan aragnaa nooga jawaab.

Gudoomiye Shuute nin kaftama maaha.😂

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir oo ka tirsan madasha mucaaradka ah ayaa heshi...
26/08/2025

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir oo ka tirsan madasha mucaaradka ah ayaa heshiskii shalay ee Madaxweyne xassan iyo xubna mucaaradka ka mida ay gareen ku tilmaamay aragti u gooni ah xubnaha heshiiska la qaatay madaxweynaha. Waxaana uu intaasi raaciyay in madashu ay ku dhisan tahay mabda' iyo aragti ka ballaadhan intaas.

Taliyaha Sirdoonka Suudaan, Jeneral Axmed Ibraahim Cali Mufaddal, ayaa maanta soo gaaray Muqdisho isagoo ku yimid diyaar...
26/08/2025

Taliyaha Sirdoonka Suudaan, Jeneral Axmed Ibraahim Cali Mufaddal, ayaa maanta soo gaaray Muqdisho isagoo ku yimid diyaarad Dassault Falcon 900 oo ay leedahay Dowladda Suudaan (ST-PSA).

Markii uu yimid muqdisho Taliyaha ayaa kulan qaatay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Taliyaha Sirdoonka Mahad Maxamed Salaad, iyadoo laga wada hadlay arrimo la xiriira iskaashiga sirdoonka, amniga, iyo la dagaallanka khataraha caalamiga ah.

Si rasmiya wali looma oga arimaha ay ka wada hadleen waxaasa jira arrima loo badinaayo in ay ka wada hadleen gaar ahaan arinta adeegsiga Imaaraadka ee Garoonka diyaaradaha Boosaaso.

25/08/2025

Dhaartii raisulwasaare Xamze ee Maanta Istaqfurullah ku soo dhamaatay, Walee Xaalka siyaasada Soomalia jid ma leh.

25/08/2025

Madaxweyne Xassan Sheikh waa la gaaday wixii uu diidanaa oo dhan waa loo hoos galiyey, War Maxay Madaxweynaha ku aqriyeen? car yaa dhihi kara saameyn ma leh ragaasi.

25/08/2025

TOOS:

Madaxweyne Xassan Sheikh iyo xubnihii ka baxay madasha mucaaradka ayaa kulan ku leh Villa Soomalia kaas oo looga hadlay ...
25/08/2025

Madaxweyne Xassan Sheikh iyo xubnihii ka baxay madasha mucaaradka ayaa kulan ku leh Villa Soomalia kaas oo looga hadlay xaalka dalka.

Wararka qaar ay shegaya in heshiis la gaaray oo goordhaw warsaxafadeed ay soo saarayaan, odayashii Villada ayey dalaq dhaheen.

Maxaa kaga baxay?

Deg Deg” Caaisha aadan Ugaas oo rer Muqdisho ayaa gashay kalinta 1aad ee imtixaanka Dowlada ee 2025.War hambalyo dhaha g...
24/08/2025

Deg Deg” Caaisha aadan Ugaas oo rer Muqdisho ayaa gashay kalinta 1aad ee imtixaanka Dowlada ee 2025.

War hambalyo dhaha gabadhaas una duceeya.

Address

Cannet Mahallesi Barbaros Cd No 75/1/2 Kuçukçekmece Istanbul
Istanbul
34290

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Axmed Siciid Axmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category