Weydiimo Tv

Weydiimo Tv Su‘aalo diini, suugaan, saynis, taariikh, xujooyin madadaalo iyo jawaabahooda kagala soco pagekeena.

09/04/2024
Sheeg wadanka adigoo eegaaya calanka
07/03/2024

Sheeg wadanka adigoo eegaaya calanka

Anschauen, folgen und weitere angesagte Inhalte entdecken.

14/02/2024

Su'aalo ku saabsan Ramadaanka........

17/01/2024

suáalo guud ah maadi iyo diiniba......

Talooyin ku anfacaaya si aad aroor h**e u toosto.
12/01/2024

Talooyin ku anfacaaya si aad aroor h**e u toosto.

07/01/2024

Ka garo nabiga emojiga ama sawirka…..

Xisaabta waad ku xumeyd haddaad ka jawaabi weyso su‘aashani?! 👓📚👨🏽‍🎓👩‍🎓
04/01/2024

Xisaabta waad ku xumeyd haddaad ka jawaabi weyso su‘aashani?! 👓📚👨🏽‍🎓👩‍🎓

Isuday in aad hesho Haramacadka ku jira sawirka mudo 30 ilbiriqsi gudahood……💪🤨
02/06/2023

Isuday in aad hesho Haramacadka ku jira sawirka mudo 30 ilbiriqsi gudahood……💪🤨


Waxaan ahay mu'min Ilaahay si cad iyo si qarsoonba... Waxaan ahay garaaca iyo dhaqdhaqaaqa koonkan aan ku noolahay....Si...
02/06/2023

Waxaan ahay mu'min Ilaahay si cad iyo si qarsoonba...

Waxaan ahay garaaca iyo dhaqdhaqaaqa koonkan aan ku noolahay....

Sidee bay laabtu cidhiidhi ii noqoni….waxaan
ahaa candhuuf noqotay qof bini'aadam ah…….

Ma masiirkayga ayaan jaahil ka noqon?……..

Halkaas ayaa ciidayda laga soo qaaday...halkaa ayaana noqon doona qabrigaygu (dhulka).….

Dhalaanka maaweeladiisa ayaan ku yaabi, miyuusan garaneyn?.....

Noloshu in ay gaban tahay, cimriguna waa sidii riyada oo kale……..

Habeen wanaagsan

New challenge💪💪Tijaabi caafimaadka indhahaaga 👀👁️ oo ka soo dhex saar sawirkaan tirada (589) ilaa 10 ilbiriqsi oo keliya...
30/05/2023

New challenge💪💪

Tijaabi caafimaadka indhahaaga 👀👁️ oo ka soo dhex saar sawirkaan tirada (589) ilaa 10 ilbiriqsi oo keliya.

Address

Istanbul
34134

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Weydiimo Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share