SBN Somali Tv

SBN Somali Tv This is the Official Page of Somali Broadcast News Television.

15/08/2026

Waqti dhow waxaa bilaaban doona howlgallo waaweyn, waana inaad kaalintiinna si buuxda uga qaadataan.” — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

13/08/2026

Ciidamo Boolis ah oo si xun u garaacay
wariye Shukri Caabi oo ka tirsan Shabelle TV
xilli ay duubeysay banaanbax!

13/08/2026

18 Sano ayaa naafo ka ahay Lug iyo Gacan,Gurigeyga oo muufo aan dubo ka gatay ayaa la iga burburiyay "maamo naafo ah oo kaaraan dagan "

13/08/2026

Gaalo ayan dhulkena ka difaacanay adoo muslin ah nama dhici kartid "Dibad baxayaal degan degmada waabaro"

13/08/2026

Maataa nahay waanala xoogayaa "Dibad baxayaal degan degmada waabaro"

11/08/2026

Abdi Rashiid Janan Oo MW Hassan Sheikh Dhabarka Ka Toogtay Ka Dib Heshiid Uu La Galay Ahmed Madoobe ,

11/08/2026

Ra'iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre "Soomaaliya waa inay ka gudubtaa in dalka dibaddiisa cunto laga soo dejiyo."

11/08/2026

Dowlada federalka Oo Markii Ugu Horreysay Ka Hadashay Dagaalkii Gaalkacyo

11/08/2026

Cabdirashiid Janan ayaa sheegay in DF ay kula heshiisay in loo magacaabo Madaxweynaha Jubbaland, balse ciidamadiisa ay xitaa ka bixin weyday raashinkooda.

11/08/2026

PSF-tii Gaalkacyo Laga Qabsaday Oo Xero Ciidan Looga Sameeyay Galmudug.

Address

Istanbul

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SBN Somali Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SBN Somali Tv:

Shortcuts

Share