SBN Tv

SBN Tv This is the Official Page of Somali Broadcast News Television.

22/06/2025

Abwaan Guure: “Wax dooro ama halagu doorto qof diidi kara ma jiro kamana aqbalayno waan diidnay

21/06/2025

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgalkii lagu jabiyay kooxaha Khawaarijta laguna xoreeyay deegaannada Sabiid iyo Caanoole

19/06/2025

Bulshada degmada Gubadley oo cabasho ka ah koronto xumo soo wajahday

Shirkada Beco wey ku fashilmatay in ay adeeg koronto oo Tayo leh ay siiso bulshada degmada Gubadley Gubadley waxa ay kor...
19/06/2025

Shirkada Beco wey ku fashilmatay
in ay adeeg koronto oo Tayo leh ay siiso
bulshada degmada Gubadley

Gubadley waxa ay koronto la’aan tahay
habeenkii 3aad oo caawa ah

Maamulka gobolka banadir
ha u fasaxo Gubadley shirkadaha kale
ee bixiya adeega korontada
Si ay bulshada gubadley uga baxaan
Adeeg xumada koronto

19/06/2025

Taliye K/X Qeybta Galbed oo farxada la qeybsaday kumanan arday ah oo usoo Gaba gaboobay imtixanka qaranka

18/06/2025

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo soo xiray shirka wadatashiga qaranka oo maalintisii labaad galay.

18/06/2025

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka ayaa Gogosha Wadatashiga Qaranka kaga warbixiyay arrimaha doorashooyinka iyo diiwaangelinta dadweynaha.

18/06/2025

Dhallinyaro tahriibtay oo laga soo celiyey dalka Aljeriya ayaa maanta laga soo dejiyey garoonka Aadan Cadde, kuwaas oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa dowladda Soomaaliya uga mahadceliyey dadaalka ay u gashay soo badbaadintooda.

Waa habenki 2aad oo Bulshada kudhaqan Degmada Gubadley ay kujiraan mugdi isbuucaan gudahiisa Gubadley Waxaa dhibaato xoo...
17/06/2025

Waa habenki 2aad oo Bulshada kudhaqan
Degmada Gubadley ay kujiraan mugdi
isbuucaan gudahiisa
Gubadley Waxaa dhibaato xoogan lagu qabaa
koronto xumo
Shirkada Beco kaliya ma haqabtiri karto baahida koronto ee degmada
waxana loo baahan yahay shirkado kale oo la tartamo Sida BLUE SKY
IYO MUQDISHO POWER
si loo helo adeeg koronto oo qiimo badan

16/06/2025

Taliye xigenka Guuta 3aad qeybta 12ka April
Gashanle dhexe Ismaciil kuulow (Tuure)

Waa Geesi qarankisa U taagan

16/06/2025

MUUNGAAB oo shaxda la fahmay Madaxweyne Xasan Shiikh kadibna weerar ku qaaday mucaaradka

15/06/2025

Suleyman fargax
Koley Reer Yaaqshiid wey Ogyihiin
xumaan iyo samaan midkaa tahay
Seefta Gudomiye muungaab
Ayaana cadeyn doonta midkaa Tahay
Shaqaa socoto !!!!!

Address

Istanbul

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SBN Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SBN Tv:

Share