JUBBA TV

JUBBA TV JUBBA TV ''WAA ISKU XIRAHA BULSHADDA SOOMAALIYEED'' - FADLAN NAGU SOO BIIR - MAHADSANID.

03/09/2026

Muqaal laga heelay Guuriga Taliye Shub ee Degmadda Doollow!

DEG-DEG: Taliye Shub ayaa la soo warinayaa inuu ku dhaawacmay duqayn lala beegsaday oo ka dhacday Degmada Doolow ee Gobo...
03/09/2026

DEG-DEG: Taliye Shub ayaa la soo warinayaa inuu ku dhaawacmay duqayn lala beegsaday oo ka dhacday Degmada Doolow ee Gobolka Gedo.

Duqaynta ayaa sidoo kale la sheegay inay burburisay gurigii la beegsaday.
Dhinaca kale, wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in hal qof oo dumar ah ay ku dhimatay duqaynta.

03/09/2026

Turkiga oo Sheegtay in Soomaaliya Ay ka Taageertay Soo Furashada Markabka ay Burcad-Badeedu Afduubteen.!!

03/09/2026

Puntland Iyo Jubbland oo Shuruud Adag Ku Xiray imaanshahooda Muqdisho si loo Soo Gabgabeeyo Heshiiska Dowlada iyo Mucaaradka.!!

03/09/2026

''Dagaalkaan Wuu Sii Socon doonaa.Ha Dheeraado Ama Ha Gaabnaado.''Afhayenka Laftagareen.

03/09/2026

Taliyihii Ilaalada Madaxtooyada Koonfur Galbeed oo Ku Geeriyooday Dagaalkii Baydhabo & Khasaare Culus oo Ka Dhashay.!

03/09/2026

DEG-DEG: Madaxtooyadda Koonfuur galbeed oo ka hadashay Dagaalka Baydhabo!

03/09/2026

Wararkii Ugu Dambeyay Dagaalka Baydhabo.!!

02/09/2026

Dowlada Soomaaliya oo ka hadashay Ciidanka lagu hayo DDS.

02/09/2026

Dowladda Shiinaha oo Sheegtay Inay Soomaaliya Garab Ka Siinayso La Dagaallanka Argagixisada.!!

Address

Cannet Mah Barbaros Cd No: 75 Kuçukçekmece Istanbul Turkey
Istanbul
34290

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when JUBBA TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to JUBBA TV:

Shortcuts

Share

Category