Najuum_ نجوم

Najuum_  نجوم Baraarujin iyo wacyi galin in aan naftayda iyo tiinaba xasuusiyo wanaaga.qoralo xiso leh videoyo yar

14/01/2025

Meelaha ay xantu banaanaan karto maxaa ka mid ah
Allah ma cafiyo🥹🌺

*Badiya istiqfaarta marka aad guryihiina joogtaan,marka aad miiska cuntada dul fadhidaan, wadooyinkiina suuqyadiina iyo ...
12/01/2025

*Badiya istiqfaarta marka aad guryihiina joogtaan,marka aad miiska cuntada dul fadhidaan, wadooyinkiina suuqyadiina iyo meel kastoo aad mareysaan,sababta oo ah ma ogidiin goorta uu danbidhaafku soo degayo•*🕊🌟

04/01/2025

Ka faaidso waa cashar cajiiba
Sheekh Mustafa..🎧😴

01/01/2025

Hadaad akhrido aayadan Salaadaha kadib dambigaaga oo dhan waa la dhaafi insha Allah🎧🌺

31/12/2024

Sanado badan oo barwaaqo iyo horumar iyo caafimaad leh ayaan inoo rajeynayaa dhamaanten

Somali meel walba dagaal sokeeya ayaa ka socda ‼️Marka Naarta laguu wato Qarfahaas Bay naftu biyo La'aan kaaga baxaysaa ...
28/12/2024

Somali meel walba dagaal sokeeya ayaa ka socda ‼️
Marka Naarta laguu wato Qarfahaas Bay naftu biyo La'aan kaaga baxaysaa Adoo Aduun iyo Aakhiraba seegay 🥲🥲

Allaha kala qaboojiya nimankaas reer miyiga ah oo xabad maahana wax kale aqoon .

Nabadgalyo kuwada noolaada oo xabad faa’iido maleh dhulkaa saxarada ah baad ku koriseen wiilashaas ooay noloshu adagtahay!
Ilaahay halaga baqo❗️

28/12/2024

‎اللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّدﷺ


Alle iyo malaa’igtiisu nabiga ayay ku saliyaan SCW
Inaguna aan ku salino

-fans

27/12/2024

اجمل الاذان من اجمل و افضل المكان على وجه الارض. Aadaan qurux badan iyo meesha aduunka ugu quruxda badan. . #آذان. #قران💜🥰

26/12/2024

Caawa waa jimce aynu badino saliga nabiga iyo ducada
اللهم صل وسلم على محمد وعلى ال محمد ❤️

26/12/2024

Soomaliyey allah ka baqa oo is daaya oo dilka dhiiga islaamka joojiya ilaahow sanadka soo socda dalkayga iyo dadkeyga nabad iyo barwaaqo iyo horumar gaarsii aaamiin💜

✏️ Suurada Al-Duxaa oo nabiga Scw ku soo dagtay xili uu waxyigu ka kala go’ay uuna murugooday moodayna in waxyigii laga ...
25/12/2024

✏️ Suurada Al-Duxaa oo nabiga Scw ku soo dagtay xili uu waxyigu ka kala go’ay uuna murugooday moodayna in waxyigii laga joojiyay. Gaaladiina ay dheheen Muxamad Rabbigiis wuu nacay wuuna ka tagay. markaas ayaa Rabbi SwT isagoo suubanaha qalbiga u dajiyana ku yidhi Rabbigaa kaama tagin kumana nicin wuxuuna ku siin doonaa siin aad ku raali noqotid.
Waxay daawo iyo qalbi qaboojin iyo wehel u tahay qof walba oo murugaysan ama xaalad ku adkaato oo akhrista🌟🌸💡

23/12/2024
21/12/2024

القران الكريم …
Goormaa kuugu dambaysay subac qura🎧💜😴

21/12/2024

#دعاء سيد الاستغفار
Ducada sayidul istiqfaar🤲💜

 #دعاء من أذكار الصباح   #اللهم امين
18/12/2024

#دعاء من أذكار الصباح #اللهم امين

07/12/2024
07/12/2024

𝙈𝙖𝙧𝙠𝙖𝙖𝙙 𝙘𝙪𝙡𝙖𝙮𝙨 𝙙𝙖𝙧𝙚𝙚𝙣𝙩𝙞𝙙 𝙬𝙖𝙭𝙖𝙖𝙙 𝙞𝙨 𝙬𝙖𝙮𝙙𝙞𝙞𝙨𝙖 𝙬𝙝𝙮 𝙖𝙣𝙞𝙜𝙖 𝙨𝙞𝙙𝙖𝙣 𝙞𝙞𝙜𝙪 𝙙𝙝𝙖𝙘𝙙𝙖𝙮? 𝙇𝙖𝙖𝙠𝙞𝙣 𝙢𝙖𝙧𝙠𝙖𝙖𝙙 𝙣𝙞𝙘𝙢𝙤 𝙝𝙚𝙨𝙝𝙞𝙙 𝙢𝙖 𝙞𝙨 𝙬𝙖𝙮𝙙𝙞𝙞𝙨𝙖𝙖 𝙬𝙝𝙮 𝙖𝙖𝙣 anigu 𝙣𝙞𝙘𝙢𝙖𝙙𝙖𝙣 𝙪 𝙝𝙖𝙮𝙨𝙩𝙖𝙖 𝙙𝙖𝙙 𝙗𝙖𝙙𝙖na

Adkaarta galabkiiمن اذكار المساء🌼
24/09/2024

Adkaarta galabkii
من اذكار المساء🌼

Address

Istanbul

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Najuum_ نجوم posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share