Wasiirka Cadaaladda

Wasiirka Cadaaladda Kala Soco halkaan dhacdooyinka siyaasadeed ee maalinlahaa iyo falcelin xaqiiqa ah.
(2)

22/07/2026

Reer Cadaadow “Tanaazulkii inuu been ahaa ayaa la idiin diiwaan galinaa haddi Galabta Aad Soo dhawaynta Musharaxa u soo bixi waydaan waa la soo leexinaa ISMUUJIYA

21/07/2026

“Macallin aan tababarneyn oo ah Shahaado haysan ma dhigi doono Dugsiga Qur’aanka Kariimka”.

Shuluq iyo Shacabkii Guriceel ma shamsadii Sh Shaakir ayaa kala qarisay?
20/07/2026

Shuluq iyo Shacabkii Guriceel ma shamsadii Sh Shaakir ayaa kala qarisay?

Reer Cadaado Niiko iney dhuusamareeb u aadaan waa diideen baaburtii waa kuwaas wax raaca lama haayo
18/07/2026

Reer Cadaado Niiko iney dhuusamareeb u aadaan waa diideen baaburtii waa kuwaas wax raaca lama haayo

18/07/2026

Lacagi waa Qaadasho Codkaadana waa Mustaqbalkaada ee ha lumin Sxb

06/07/2026

Furayaasha Liibaan iyo Mahad ma aqaano Mid haaya ee Gaarsiiya ha iga furaan maqaaxida

05/07/2026

Soo dhawaw xildhibaankeena cadaado adigaa leh🫡

Nadia Mohamed oo ah Duqa Magaalada St. Louis Park ee Gobolka Minnesota, dalka Maraykanka, Ayaa booqasho rasmi ah ku timi...
03/07/2026

Nadia Mohamed oo ah Duqa Magaalada St. Louis Park ee Gobolka Minnesota, dalka Maraykanka, Ayaa booqasho rasmi ah ku timid Caasimadda Somaaliya Muqdisho.

Soo dhoweynta Nadia ayaa waxaa ka qaybgalay Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya, Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar, wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaanno, Mas'uuliyiin heer federaal iyo heer gobol, Waxgaradka Caasimadda, iyo kooxda suugaanleyda hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed ee Barbaarta Gaashaaman.

03/07/2026

Boowe; Deni Ma noola SAYYIDKA NOOL Ayaa ku Cibaadaystay ee soo qor Qalaas Marxuum Deni✍️

Somaaliya Cusub Ayaa Xalay dhalatay 🇸🇴🫡
01/07/2026

Somaaliya Cusub Ayaa Xalay dhalatay 🇸🇴🫡

Address

Adres ZÜMRÜTEVLER МАН. CÜNEYT SK. H RECEP BEY APT NO: 82 IÇ KAPI NO: 1 MALTEPE/
Istanbul

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wasiirka Cadaaladda posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share