Eyl News Media

Eyl News Media ENM waa warbaahin faafisa xogaha wararka ku saabsan Ciyaaraha, Siyaasadda, iyo wararka joogtadda ah ee dalka.

waxaan si gaar ah u eegi doonaa wararka Deeggaanka, Duurjoogta iyo xogaha Aasaarta taariikhda deeggaanadda.

16/10/2025

Yaa ku guuleysan doona Goldon Boy?

Baarlamaanka soomaaliya ayaa maanta doortay sagaal xubnood kuwaas oo ku matali doona Baarlamanka Bariga Afrika [EAC].Mid...
15/10/2025

Baarlamaanka soomaaliya ayaa maanta doortay sagaal xubnood kuwaas oo ku matali doona Baarlamanka Bariga Afrika [EAC].

Mid labo xubnood Hawiye, Daarood, Dir iyo Raxanweyn. Hal xubina beesha shanaad ayaa ku soo baxday. Waxaana lagu qaybsaday 4.5 nidaamka wax-qaybsiga Soomaalida.

Raila Odinga oo ahaa siyaasi rug caddaa siyaasada waddanka Keyna ayaa ku dhintay waddanka hindiya. Waxa uu shan jeer u t...
15/10/2025

Raila Odinga oo ahaa siyaasi rug caddaa siyaasada waddanka Keyna ayaa ku dhintay waddanka hindiya. Waxa uu shan jeer u tartarmay jagada madaxweynaha Kenya. Waxa uu sidoo kale uu u tartarmay gudoonka midowga Africa, ee xaruntiisu tahay Addis Abba.

Raila Odinga waxa uu si cad u taageeri jiray in goboladda waqooyi ay ka madax banaanaadaan Soomaaliya. Waxa si saaid loogu xasuusta marka uu ahaa Raisul wasaaraha in ciidama kiinyaatiga soo galiyay gudaha waddanka Soomaaliya.

Sawirka: Aljasira

15/10/2025

Cilad ku timid page kan ayaanu xalinay. Wixii maanta ka danbeeya waxaan si joogta ah u soo gudbin doonaa wararka aad inooga barateen.

Admin

Waxaa dhawaan garoonka ciyaaraha Cawaale ee magaalada Gaalkacyo ka furmaya koobka ciyaaraha degmooyinka gobalka Mudug.Sh...
05/07/2023

Waxaa dhawaan garoonka ciyaaraha Cawaale ee magaalada Gaalkacyo ka furmaya koobka ciyaaraha degmooyinka gobalka Mudug.

Shirkada Golis oo maal-galinaysa koobka ayaa maanta wareejisay qalab dhamaystiran oo loogu tala galay ciyaartooyda degmooyinka ee koobka ka qayb galaya.

Degmooyinka , , , , , iyo ayaa ka qayb galaya.

05/07/2023
04/07/2023

Hoobiyaasha macmalka ah ee saaka lagu soo tuuray gudaha magaaladda Xamar maxay yihiin?

Sida uu sheegay afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliya, in saaka aroortii la soo tuuray hoobiyaal aan loo aabayeelin kuna soo dhacay meelo ay dad degan yihiin ayaa geeystay qaasaro nafeed iyo mid maalba, hadaba suaasha ilaa saaka la is weydiinayaa ayaa waa Maxah Hoobiye Macmal ah? Sida ay sheegeen dad faaleeya nuxurka war ayaa ku sheegay in uu yahay, hoobiye ay sameeyeen dadka soo tuuray ee aan mid warshad sameeysay saan u isticmaalay afhayeenku ereyga Macmal.

Maxaa adi kula tahay?

04/07/2023

Maxaa ka cusub SSC-Khaatumo?

Waxa la filayaa in ay ku dhawaqaan guddiga isamadda 33da ahaa in guddi rasmi ah ee maamuli doona Khaatumo.

Diyaaradii ugu horeeysay ayaa ka degtay maanta Degmadda Galdogob kadib markii ay dadka deeggaanku isku tashi dadweyne ku...
30/07/2022

Diyaaradii ugu horeeysay ayaa ka degtay maanta Degmadda Galdogob kadib markii ay dadka deeggaanku isku tashi dadweyne ku hirgaliyeen garoon diyaaraddeed waxaana hormuud u ahaa hirgilinta garoonka wasiirka Duulista iyo Gadiidka ee DFS Duran Farah, waa markii kowaad oo waxqabad intaa le'eg masuul dadkiisa dib ugu soo celiyo.

Maamulka Puntland ayaana wax taageera ah ka geysan kana qeyb galin garoonka saaka laga furay Degamadda Galdogob.

Eyl in uu wasiirku soo gaaro ma laga yabaa?

Wararka ka imaanaya Magaaladda Bosaaso wayaa sheegaya in diyaaradd ay la socotay kusima Madaxweynaha Soomaaliya Gud Sacd...
11/07/2022

Wararka ka imaanaya Magaaladda Bosaaso wayaa sheegaya in diyaaradd ay la socotay kusima Madaxweynaha Soomaaliya Gud Sacdiya Haji Samatar laga celiyayay maddaarka Bosaaso safarkeedda ayaa ahaa in ay geeyso Goboladdda Puntland gargaar loogu talagalay dadku abaaraha saameeyeen. Amarka dawladda Puntland ayaa keenayay in ay iska horimaad dhexmaro ciiddamada imaaraadku maamulo ee PMSF iyo ciiddamadda PSF, ugu danbeeeyn waxa dib u degtay diyaaraddii ay saarneyd Gud Sacdiya iyo waftigeedii.

Address

Istanbul

Opening Hours

Monday 08:00 - 12:00
Tuesday 08:00 - 12:00
Wednesday 08:00 - 12:00
Thursday 08:00 - 12:00
Friday 07:00 - 20:00
Saturday 08:00 - 12:00
Sunday 08:00 - 12:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eyl News Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share